    TEREEDHIS | Monday, January 29, 2001 - 05:52 am Dhamaan waxaan salaamayaa ama Raadinayaa Cayaartooydii.Kubbada cagta ugu fiicnayd Hargeisa wakhtiyadaas aan soo sheegnay. Xariir mas.......Gacan libaax Abdi Dahir.......gacan libaax HARGESS Abdi Shakuur.....Gacanlibaax Hasan Fiish .....Gacanlibaax Mahad ...........Gacanlibaax HARGEYSA sacad............shacabka HARGEEYSA Jemaame..........Gacan libaax HARGEYSA Sitiin Nuux .....Farsamada gacanta HARGEYSA Nagiib...........Farsamada gacanta HARGEYSA xassan wagdo.....Farsamada gacanta HARGEYSA Mahad Gaani.....Farsamada gacanta HARGEYSA Dahir ...........Farsamada Gacanta HARGEYSA Soo sheeg hadii aad hayso kuwo la iloobey oo caan ah. marka laga reebo intii faqashtu laysay Illahey ha u naxariist. |
    DARUURAHA | Monday, January 29, 2001 - 11:02 pm Horta aad iyo aad ayaan kuu salaamayaa waayo dheh<waxaad isooxusuusisay sidaan faqshta meelkastaba ugaga adkaadayN,waayo ?faqaashta waagaa (snm)ayaa hawdka kujirtay iyaguna waagaa awood ayay isticmaalayeen(Laakiin ardaydii iyo shicibkii oo is raacsan ayaa yidhi maya maya maya hadaba kooxda kubabda cagta ee hargaisa waxay koobkii hore loo odhanjiray somaaliya ku guulaaysteen (1984)OO Ahayd guulaanay cidi kusiin ee aad usoohalgantay sida (snm)ay faqash u cuntay HAdhcad wAXAAD ilawday (DIRIDHABE IYO MAXAMAD GAHAYR).oo caan ahaa!!! |
    Hawl-wadaag. | Tuesday, January 30, 2001 - 01:37 am Waxaad ilowday Fuad jeesto john faraska allaha u naxariistee AbillahiDahir iyo laaciibkii si toos ah loogu magacaabey, Somali national junior team ahaan cayaartooy u safan jirray dugsigii Farsamada gacanta markii dambena u dheeli jirrey kooxdii kubbada cagta ee gobolka Awdal allahaa u naxariisto.Jamaal Farah Aden. |
    ahmed | Tuesday, January 30, 2001 - 12:25 pm waryaa qaldaaan hadii ad banooni ama sida aad u taqaanid kubbad badisid, sida ciyaarihii gobolada 1984, ma waxaa dhahaysaa waxaan ka badiyey faqash, qaldaan jahwareersan, waryaaa meesha football ayaa la ciyaaraayey siyaasad iyo qaad cunoow , labada meesha laguma heynin,,. football sanadkaa waxaa idiin ciyaarayey nagiib dheereeye oo ah nin asal ithoobiyaan ah,, ninkaa ayaa idiin badiyey, qaldaaan muxuu banooni ka yaqaaaan |
    daruuraha | Saturday, February 03, 2001 - 07:17 am haa faqash ayaa lagabadiyey ,waa hadaad macnaha faqsh garanaysid ,ta kale nin qudha oo ciyaartooyga kamid ah ayaad magacawday waa NAJIIB xabashi,laakiin koobka raga sooqaaday waa lalayaqaan doqana yeelkeed adaana faqshta aan sheegayo kamid ah ee marka reer hargeysa wada hadlayaan ha na soo daf odhanina sidii daad kii xaabaale{hadayfahmayaan maciilbaan qabilahaa}turjabaan doonta afkii qiimaha lahaa baan idinkulahadlaynaaye waxay ku socotaa tani xabadan faqshta ah ee dusha isku magacawday ahmed. |
    HALYEEY | Saturday, February 17, 2001 - 08:28 am KU: HAAWAYDA MEESH ISUGU TIMI HOORAAYE OO AHAA NINKA IIDDOOR UGU CAQLI BADNAA WUXUU YIDHI "ALLA MAXAA DHAKH NEBIGA BARATAY" UJEEDDADANA NINKII RAGI WAA GARANAYAA, DOQONA LOO SHEEGI MAAYO. |
    Daruuraha | Tuesday, February 27, 2001 - 08:09 pm hooraaye noocaagaa lamuu hadli jirin diciifka ah ee aan warkooga cadaynkarin sidaada kaagan uraaya ee is qariyey sidii bisadii oo ah hadhaagii faqsh urayso. |
    Halyeey | Sunday, March 25, 2001 - 11:21 am KU DARUURAHA Adigu af-xumaad miciin bidday, waxaase ii caddatay inaad tahay kuwii la yidhi "BOOG BAAD TIHIIN ISAAQA BEERKA KA TAAL", qoladaana marka raggu duullaan tegayo iyaga dumarka iyo carruurta ayaa lagaga tagaa, waana sidaa sida aad dhaqanka dumarka u yeelatay. |
    Daruuraha | Sunday, March 25, 2001 - 02:58 pm To;Isku magacaabe(Halyeey)ADEER malaa sidamagacaagu sheegayo waxaad tahay (Nin si faanshay waa ri is nuugtay)ta kale waxaad ku hadlaysaa maskax gabawdey oo wax barasho la aani ku jirto waayo wax cay baad istidhi markaad igu tidhi waxaad ahayd kuwa caruurta iyo dumarka lagaga taogo ayaad ahayd marka dagaalka latagayo hadaba su aal?dumarka ma ogtahay inay geesinimo iyo dulqaad iyo sharf ay mudanyiin iyaga la aantoodna aanad waxba ahaateen maanta waayo waa Hooyo.ama walaal.markaa hadagdagin ee hadaladaada ufiirso dumarkana ha kadhigin wax aan nolol lahayn kaa dadnimo iyo waxqabadbadan adiga iyo dadka aflagaadaduun kunool markaa isku aragti manihin ee haygu habsaamine ka buldhe.... |
    Halyeey | Tuesday, March 27, 2001 - 09:33 am KU DARUURAHA, Weli dhaqankii aan kugu sheegay baad ku dhaqmaysaa, war dumarka intaa aad ku ammaantay iyo in ka badanba way leeyihiin, laakiin dhaqan iyo caadaa jirta, dumarku dumarnimadooda ayay sharaf ku leeyihiin, ragguna raganimadooda, waxaana aad isku caddaysay in aad ta kaa muuqata tahay tii dumarka u gaarka ahayd, waxaana la yidhi ninka shir-shirka dumar ku sheeka barta shirka ragga ayuu ku fashilmaa. Teeda kale Halyeey Hooyaday baa ii bixisay, ee layguma bixin sidaad maskax gaabyohow u qaadatay, oo ah inaan dad aan laayey magaca kula baxay. Ereyga keliya ee aan is idhi runtaad ka sheegtay waa markaad tidhi isku aragti ma nihin, waxaana u malaynayaa in intaana qof dumari kuu sheegtay. WA BILLAAHI TOWFIIQ: |
    Daruuraha | Wednesday, March 28, 2001 - 05:59 am To HAlyeey)Hadaan aad iyo aad kuufahmay anoo intaa ku eegayey hadaba runta aan kuusheegee waxaad tahay faqash waayo kalmada aad kusooxidhay ee (waabilaahi tawfiiq)Dhaarta noocaa ah manaqaano anagu faqshyey is qarinaysaa orad adeerkaa ina salaadboy iyo galeyr utag ha igu daba habsaamine orad koonfurtaada wax u qabo intaad meelahan ka tawqiif leedahay dulu ilaa fooqal duli hanaga wasakhayn meeshan reer hargeysa asalaa loogutala galee ka buldhe intaanan budhkuladhicin!!!!!waa hadaad akhlaaqda iyo anshaxa loowada hadlo geesmartid. |
    hALYEEY | Thursday, March 29, 2001 - 12:55 am KU DARUURAHA; War bal ninyohow intaad bac-baclaynayso ilaahaaga ha u gefin, malaha erayga macnihiisa ayaadan aqoone, waayo waxaad leedahay dhaarta noocan oo kale ah, yaa kugu yidhi waa dhaar. Waa ka weyn wax qolo loo nisbeeyo ee bal markii hore waad roonayd oo dadka ayaad aflagaadaynaysay, laakiin xataa khaaliqii ku abuurtayna ma u geftay. Miskiin diciifaad tahee, tuula biidyohow af islaam iyo af dad reer magaal iyo af nin weyna ku hadli maysid. Akhlaaqda diinta iyo akhlaaqda dadkaba waad ka arradan tahay, waxayna carabtu tidhaahdaa"KALAAMU JAAHIL KAL DUBURUL XIMAARI".waxaanad isku caddaysay inaad FAQASH u taqaanid qabiil, maxaa yeelay xukuumaddii Af-weyne wax diinta yaqaanayba way ku yaraayeen sidaada oo kalena mayba aqoon erayga macnihiisa oo waxa laga yaabaa inayba kugu xidhaan. Alla show dhashoodii u ekidaa oo kiis iska waal ku jira, waayo umadaha kale ubadkoodu maanta may garan waayeen waxa ereygan macnihiisu yahay. Guntii iyo gaba-gabadii, caqli iyo cilmiba waan arkay meeshaad ka taagan tahay, wax wakhti lagu lumiyo ma tihid, ee marka hore ilaahaaga dembi dhaaf waydiiso, anna waan kuu soo ducaynayaa, waana iga dar-daaran HADDAAD CAQLI LA`ADAHAY CILMI HA WAAYIN, HADDAAD CILMI LA`DAHAYNA CAQLI HA WAAYIN, labadabase waa, waa ayaan darro iyo gudcurkaad gudaysid. Waxaan naftayda ka xaal marinayaa wakhtigii igaga kaa khasaaray. WA BILLAAHI TOWFIIQ. |
    Daruuraha | Thursday, March 29, 2001 - 12:21 pm To(HALYEEY)Horta waxaan kugu ogaa Gaas Fadhati gadhlee goormaad noqatey gaas cilmi kahadla war jaahilbaad tehee kalmadan aad ku hadlaysaa waa kalmad aan israaci oo aad af somali iyo carabi ayaad isku daraysaa markaa hadaad laba laanweej iskudarto macne male taasna weeye taan ku leeyahay midakale qofka adoon aqoon wabarashadiisa waxaad kasheegikartid ayaa iska yar waayo meeshan waxaynu kuwadahadlaynaa rayi kala duwan ee cilmi kama hadlayno jaan jaan fooqal jaanjaan taana adaa bilaabay aflagaadada markaa lafteeydu waxaan islahaa war waxbuufahmayaa oo xagaad kahadlaysid ayuu garan laakiin qalbigaaga ayaa daxaalaystay oo waadjihowareertay ,illaahna hakuusahlo baraka sanadka cusub ee islaamka ee bilaabmatay,waxaanan umalaynayaa inaynu iskudaba xiiqnee kabuldhe intaanan budhkuladhicin. |
    GEN-MORGAN | Friday, March 30, 2001 - 02:20 am war yuhuudan reer isxaaq aamuskaad ku wanaagsantihiine afka xirta,haddii kale waan idinku soo laaban oodumarkiinii futada waaweeynaana meel walba ka gelin xayawaanyahay beenta isugu jiibiso. |
    Halyeey | Friday, March 30, 2001 - 09:57 am TO DARUURAHA, Horta ma jeclayn inaan mar dambe kuu soo jawaabo laakiin waxa igu kallifay inaan ku tuso inaadan aqoon lahayn kelmedda aad ku sheegtay inay ka kooban tahay laba erey oo af-carabi iyo af-soomaali, waxaan kuu sheegayaa aan aqoon-gaabyohow wax kuu sheegee kelmeddu waa af-carabi siday u dhan-tahay, malaha WA-da ay ku bilaabanayso ayaad moodday af-soomaali, mise BILLAAHI-ayaad moodday af-soomaali, laakiin aan wax kuu faa´iideeye kolley ajar lagaaga heli maayee, kelmedda "WA BILLAAHI TOWFIIQ" siday u dhan tahay waa af-carabi. Teeda kale ogow doodda inaanu marna cilmigu ka madhnayn, waayo qofku dooddiisu waxay ka tarjumaysaa aqoontiisa. adna waa adigaa gaas dhegoola yohow adduunkii oo dhan tusay inaad aqoonta ka arradan tahay. |
    Daruuraha | Friday, March 30, 2001 - 11:13 am TO H\YEEY)Mawaxaad naga dhaadhicinaysaa kalmadan ayaa carabi ah sidaad tidhi WAA)? Dabadeed aad raacisay (Bi)?laahi Taa malcaamadaha ayaa wadaadadu iskugu dhex wadai jireen carabiga iyo soomaliga.markaa af carabi iyo af somali waa laba luqadood markaa Dahaartu sideedaba ma fiicna hadaad quraanka taqaan hadaanad markhaati laguuhaysan oo ladoonayo inaad runta sheegto .markaa taa murankeeda wakhtibadan inaan iskaga luminmaayo,hal su aal ayaan kuweeydiinayaa adiga, Adigu deegaan ahaan xageed kusookortay ama udhalatay marka aan kunoqono Soomaliya iyo S\land ???taasina waa iga su aal . |
    Halyeey | Sunday, April 01, 2001 - 07:08 am TO DARUURAHA, War heedhe anigu qof hadda raba inuu internet-ka wax ku barto wax kama dhaadhicin karo, ereyga aad tidhi "WAA" ma aha sida aad u qortay ee waa "WA" oo ah ereyga xuruufta af-carabiga ee 26aad ee "WOOW". Ereyga (Billaahi; Tollaahi,´Wallaahi) intuba waa af carabi haddaad u haysato af-soomaali, ereyga WA BILLAAHI TOWFIIQNA, macneheedu waxa weeye TOWFIIQDA ILAAHAY BA ISKA LEH. Mardambena su´aalahaa cilmi gaabnimada ahna mar dambe ha na wayddiin. Su´aasha ah meesha aan ku dhashay ama ku koray waa su´aal aan meesha qaban ama su´aal maan-gaab sidaa darteed aan mudnayn in laga jawaabo. WA BILLAAHI TOWFIIQ. |
    Daruuraha | Sunday, April 01, 2001 - 12:52 pm To H\Yeey)Horta iska tawfiiq lee waa adiga iyo garaadkaaga inaad iska dhaar dhaarato taasi waa adiga ito qushigaa ,ta labaad waxaan ku khasaarey inaan wakhtiga qaaliga ah isaga lumiyey qof aan sheegikarin meesha uukusoo barbaaray ama uukudhashay taasina waxay cadaynaysaa inaad inaad tahay qof aan lala doodikarin waayo waxaad lamidtahay qof bilaa hom ah oo aan lahay guri iyo adaress markaa mardanbe anigu umajawaabo dadka bilaa homka ah ee waamarkii udanbeeysay een kuugu celiyo Ka buldheh!!!!(GUUL IYO GOBANIMO S|LAND DHEH. |
    Halyeey | Wednesday, April 04, 2001 - 10:45 am KU DARUURAHA, HADALKAAGA OO DHAN MACAAAAAAAAC BAAN KA GARANAYAA, TUULA BIIDYOHOW. |
    MOHAMED DEQ | Thursday, April 05, 2001 - 03:35 am TO-SXB HALYEEY MAXAAD SXB WAQTIGA ISAGA LUMINEYSAA NIMANKAN AAN TAARIIKHDA LAHEYN OO EWLIBA HADDAAD IS WAREYSATAAN WAXA AY SOOMAALI KAGA CARARAYAAN AANAN SI CAQLI LEH KAAGA DHAADHACSIIN KARIN,KOODA UGU CAQLIGA BADAN YAA WUXUU KULA SOO HOR ISTAAGAYAA-ITOOBIYA BAASABOORKA SOMALILAND AYEY NOO OGALAATEY INAAN WADDANKOODA KU GALNO VISO LA'AAN.SXB NIMANKAN WAQRI BADAN AYEY U BAAHANYIHIINOO MACANAHA SOMALINIMADA AY KU FAHMAAN,WAXAASE INTAA KAGA DARAN IN EREYGA FAQASH UU HALKUDHUG CAADI AH U NOQDEY,NINKA MOWDUUCAN FUREY WUU YARA QURXIYEY OO WUXUU KU FUREY SPORT INKASTOO UU KU GABAGABEEYEY EREYGA FAQASH,NACASKII KU XIGEYNA WUUBA KA SII DAREY. SXB HALYEEY NIMANKAN WAQTIGA HA ISAGA LUMIN OO ILAAHOODA AYEY LEEYIHIIN ITOOBIYAAN IYO CIDDA AY DOONAANBA AFKA HA UGALAANE WAAYO WAA DAD GUMEYSIGA JECEL TAARIIKHDANA WAAD KA GARAN KARTAA ILAA BERIGII DARAAWIISHTA. |
    Anonymous | Friday, April 06, 2001 - 03:46 am TO-----DARUURAHA CAWAAN CAWAAN DHALEY AYAAD TAHAY. |
    FAQAS SHIIL | Friday, April 06, 2001 - 12:28 pm Kan(Xayawaanka )ah ee caytamayaw hadaad nin tay doodaada sheeg ama iska aamus aamuskaad kufiicantee FAQAS FAQASH DASHAY AYAAD TAHAY HANGASHNA GARDAADISAY BAHALYAW BILAA QALBIGA ahi, |
    MOHAMED DEQ | Sunday, April 08, 2001 - 09:56 am NINKA LA BAXAY FAQASH SHIIL MALAHA FAQASHKA WAAD KU QAROWDAAN OO WELI MADAXUU IDINKAGA JIRAA FAQASHKA SOOW KAAD SOMALINIMADA UGA CARAREYSID MAAHA. AF-KAAGA XIDH NACASYAHOW DUGAAGABA KA LIITO. |
    ishwaaq | Wednesday, April 11, 2001 - 08:49 pm To: Tareedhis Walaalo, ciyaartoygaa aad kor ku soo sheegtay waxaan garanayaa Shakuur oo wuxuu joogaa Hargeisa, Sacad in kasta oo aanan aqoon u lahayn isna wuxuu ku noolyahay Hargeisa oo aan ku arkay, labadoodaba hada Hargeisa ayaa laga helayaa. |