    FARLIBAAX | Monday, January 29, 2001 - 07:14 am WAXAAN IDIIN WEYDIIYEY YAA YAQAANO FARLIBAAX IYO CEEL CALI AMA KABA YIMID DADKAASBA WAA REER HIIRAANE? |
    KEYNAAN | Monday, January 29, 2001 - 07:21 am waad salaaman tahay aniga waxaan ku dhashay magaalada B/WEYNE laakiin waxaa ka yimid FARLIBAAX aabahey iyo awoowgeey waana la yaqaan magaalooyinkaas qofkii reer B/weyne ah amaba yaqaan ceel cali waxaan ku jeclahay caanaha macaan waad mahadsan tihiin reer B/weyne dhamaan HIIRAAN PPL I LOVE U |
    Keynaan | Wednesday, February 07, 2001 - 08:10 am Keynaan duqa walaahi waa runtaa oo caano macaan ayaa laga keenaa dhulkaas aad soo sheegtey waana u xiisey,aniga waxaan ka imid B/weyne("Feerfeer" marka ilaaheey ha inoo sahlo inaan dib ugu noqono dhulkii oo aan dib u cabno caanihii macanaa ee reer qoraxsinka. |
    fiiqow | Wednesday, February 28, 2001 - 03:33 am walaal waan ku salaamay waxaan weeydiisay su'aal cajiib ah laakiin ma'aan fahmin waxa aad ula jeedo anigu waxan ka imid amaba aan aad u garanaayo ceelcali haddii aad su'aal ugu baahan tahay waad ila soo xiriiri kartaa laakiin adigu waxaad ii sheegtaa asbaabta aad ku tiri yaa ka yimid sedexda magaalo ee aad kuor ku soo sheegtay. |
    Anonymous | Friday, March 02, 2001 - 07:11 am fiiqoow waad salaamantahay salaan ka dib walaal waa wax aan u baahnaa magaalooyinkaas qof yaqaano amaba ka yimid waxa aan ku keenay waxaa weeye magaalooyin ka tirsan GOBOLKA HIIRAAN sidaas daraadeed ayaan dadka barnaamijkaan aqrista aan u sheegayay in ay buugooda ku qoraan amaba ogaadaan iney ka mid yihiin magaalooyinkaas aan kor ku soo sheegay magaalooyin ka tirsan GOBOLKA HIIRAAN runtiina waa loo baahan yahay in halkaan lagu xuso nabadeey.. |
    ina cumar isaaq | Tuesday, March 06, 2001 - 07:05 am waar anigaa ku abtirsadaa ee adigu kumaa aheed? is cadee duqa,,,,,,, |
    Jejeele | Friday, March 09, 2001 - 04:54 am Salaan dhammaan aqyaarta. JEJEELE ha noolaado.. Waa mid ka mid ah qabaa'ilka soomaaliyeed ee geesininada caanka ah lagu tilmaamo. Waxey ka doorbideen geelooda musuqmaasuqa iyo siyaasadaha guracan ee magaalo-joogyada badanaa lagu yaqaano. Isma dhaafin walaalayaal.. |
    ciyaal xamar | Friday, March 09, 2001 - 12:25 pm To: jajeele that is tight bro,,,,, i applause 4 u 1000 times,,,,,,, we get dignity bro,,,,,,, love for all JJ boy/ girls,,,,,, i'm out like that |
    Jejeele | Friday, March 09, 2001 - 05:38 pm Ciyaal xamar intee joogtaa hee is sheeg oo codkooda hala maqlo.. |
    Jibide | Sunday, March 11, 2001 - 03:31 pm Ina oday, waa salaan, waxaad moodaa ragga qurbaha jooga dhiigii iyo ficiladii lagu ogaa reerkaas in aanay ku jirin. intii aad isku wargelineysaan web site cid kale,ma jiro miyaa mid JJ, salaamaat min kuli aafaat? |
    fiiqow | Monday, March 12, 2001 - 04:17 am jidle waan ku salaamay waadna ku mahadsantahay sida aad u soo gashay wada hadalka reer hiraan awalba jidle waxaan aniga ka garanayay reer cabdi ogaas ayaga waan waayay haddii ay jiraan wax garanayo reer cabdi ogaas fadlan halkan haleeygu soo hagaajiyo |
    2dhagax | Saturday, March 17, 2001 - 04:15 am jibide ina oday raali noqo,,,,,,,,, waloow aanan 100% aanan fahmin ujeedaada,,,, sxb bal mar kale ii faah faahi si aan si fiican kuugu jawaabo,,,, nabad iyo caano ina oday,,,, |
    jibide | Sunday, March 18, 2001 - 12:15 pm 2Dhagax, ina oday waa lagu salaamay, ujeedada hadalkeygu wuxuu ku saleysan yahay oo gundhig u ah in aad maqashay iyo in kale war u ma hayo gabay dad deegaankoodii laga qaaday code"Doqonkii ,,,,,, ahaa doola laqa qaadey.....". Waxaan filayaa in aad garatay meesha aan ula jeedo. Tan kale, raggii cidaas u dhashay gaar ahaan in dheer garatadoodii ee qurbaha wax xiriir ah ee ay leeyihii ma jiro, wax u qabasho maatadoodii gudaha warkeedaba daa, waxayna ku sugan yihii cidna uma maqna ceelna uma qodna. |