Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: BOGA TACSIYAHA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhalinyarta Awdal ee Qaahira Egypt

Tuesday, January 30, 2001 - 08:41 pm
Waxaan tacsiye u diraynaa dhamaan dadwaynaha reer boorame gaar ahaan Ilma barwaaqo oo abahood dhawaan ku geeriyooday boorame
waxaan kaloon u tacsiyadaynaynaa Ilma ibraahim xaaji geerida Marxuun maxamed ibraahim xaaji
Alaha u naxariisto dhamaantood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhalin yarta Qaahira ee Awdal

Sunday, February 04, 2001 - 02:33 am
waxaan tacsiye u diraynaa dhamaan ehelkii iyoqarabadii Alaha unaxariisto xaaji Muxumed suldaan oo ku geeriyooday boorame