We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 31, 2001 - 05:21 pm ku:SAMAROONKA BOORAMA saaxiibayaal,reer boorama waxa jira dhalinyaro badan oo samaroon ahayn hadana boorama laga yaqaan sidaydoo kale,xoogaana waan,idin yara saluugey wakhtiyadii dambe ee ka dambeeyay,90 kii, sideed kalsoonidayadii ku soo celinaysaan, hadaan nahay ciise,iyo isaaqba, waxaan, ka mid ahay dhalinta aan samaroon ahayn, ee hadana boorama ku caan ka ah. markaa sideen, wax u wada qabsanaa, fuyuujarka. ottawa mar aan joogay 90kii dhalinyaro ka mida ururka dhalinyarada ee samaroonka hogaamiya ee ottawa, adigu nin samaroon kaa badiya oo samaroon ahayn waligay ma arkin. ee sama roonku gabadh ha kuu dhisaan ha ku dhawrtaan waayo buu yiri, bari, haday wax dhacaan, raga wax og iyaad tahay, ee loo yeeri doono, samaroon haduu ku xum eeyana cadawga ugu xun iyaad noqon haduu ku dhawrana saaxiibka ugu fiican iyaad noqon ayuu yiri. hadaba samaroonka reer booramow saaxiib ii dhawrta hana i xumaynina ana ini xumayn maayo, walaahi,waa iga niyad waanan ini jeclahay, booramina waa meeshaan ku koray, iska daa dhibe weligay kuma gaajoon. hadaba kaalaya aan gacmaha is qabsano oon danteena meel uga soo wada jeesano.wasalaamu caleykum
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 31, 2001 - 08:30 pm waan fahmay walaal anigu sideedaba dadkaan dhalnay ama dadka naladagan ma dhibaatayno adiga si gaara ayaan kuu dhowri hadaad Ottawa ila joogto ee isa sheeg dadka boorame dagnaa ee aan samaroon ahayn waa la yaqaan ma carabtiiba tahay ilma axmed nijaar ilma cali naashir ilma cali qaadac ilm cali cabaas ilma maxamed xasan ilma cawad gaab ilma ibi ilma sicaad bakar ilma saalax cadnaan ilma yexye cayuush ilma saalin faarax ilma shan dhagood leh ma waxaad ahayd ciise ilma barkhad ilma cumar osman ilma saban ilma alaa faxan ilma cawaale xagaa ilma tukaale ilma bicirif ima xirsi suge ilma caateeye waabari ilma ducaale ali ilma laan jaad ilma maygaag maa waxaad ahayd isaaq ilma maxamed doodi ilma cumar xaawo ilma jaamac jabtiile ilma cabdi dhagaweyne ilma cabdi dheere ilma saqadhi ilma bade tubeec ilma awbile ilma ismaiil ima qodax ma waxaad ahayd midgaha ilma ali xandaad ilma yaxye ilma fagaase geedi qalinle ilma cabdi turuf ilma jeex ilma maxamed yaxye ilma dhuxule ilma garaad ilma faarax quule ma wxaad ahayd daarood ilma maxamuud ismaaiil ilma casoowe ilma faarax abshir ilma xasan gari ilma abdi gari ilma xaaji abdulaahi wardheere mawaxad ahay jaarso ilma sheikh aden ilma awxasan ilma abaadir ilm ashekh khaliifa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 06:54 am Geedi mid yar iga hoo anigana u malayni maayo qof reer borama ahaa oo aan ahayn samaroon oo borama lagu xumeeyay. hadii ay taasi dhacdayna ma aha wax reer awdal ceeb lagu saari karo. waayo sida lawada ogsoon yahay somali danbi ayeey iska wada gashay. wakhtigani xaadirka ahna waa la iska ilooway oo waxa ay noqotay sheekadiiba ka marydho wixii ku soo maray. for example dadkii samaroonka ahaa ee deganaan jiray Hargiesa wakhtiyadii dagaalda ka hor maanta guryahoogii ayeey ku nool yihiin, MARKAASI KA MAYDHO WIXII KU SOO MARAY. Mida kale qofkaasi isku Cadeeyay ASAL BORAMA OO AAN BIYO IS MARIN walee inaad reer borama aad tahay shaki kama taagno. sida aad xasuusatay ayaan la yaabay runtii. soona sheeg xaga aad ka deganayd borama iyo wakhtigii kuugu danbaysay. Waayo waayo aynu xasuusanee... ASALOW iyo GEEDIYOW By all
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 10:28 am saaxiibmidna e carabtii waxaad kailowdeyd aan ku daro. ilma maxamed dawiil .waa fu,aadiyo foosiyo. ilma sayid saadiq,ilma maansuur,mustafe maan suuriyo,cadnaan,iyo,qabuul. iyo cabdale salaal iyo daroodka, ilma xasan gari ilma cabdigari,iyo buti iyo oo dhulbahanta ahaa, isaaqa:baacuudo iyo.ilma diiriye, ilma dhabar,. ciisaha: ilma aadan bile waa geesh iyo ilma colhaye,cali colhayiyo.ilma jibriil,gini iyo luul iyo faysiyo.ilma cismaan jbriil.ilma nuur sugaal midgo; ilma haybe daahir daba nayl. cumar xudhuun dadkii waan kala iloobey iyo qaar kaloo badan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 11:00 am geedi Alayaa khaliik walaal waan ku faraxsanahay waan wada gartay gini jibriil waxay joogtaa boorame ilma cismaan jibriil qabuul waxy joogtaa Australia Ahmedna Tiland ayuu joogaa wadankii waxaan tagay 99kii oon ku arkay gini jibriil iyo luula iyo ilma saban hooyadood xaawa iyo ilma maxamed doodi iyo ilma qasbaaye oo soo noqday qaarkood waxaan idin waydiiyey yaa garanaya odaygii dhulbahante ee bangiga haysan jiray caruurtiisii waxaan maqlay waxay joogaan California hadaad garanarsaan isoo siiya cinwaan kooda WAXAAN SAAXIIB AHAYN INANKIISA Khalid maxamud ismail walaalkiin Eyman saalim by walaal ilma Sayid saadiq ashraaf ayey ahaayeen baan u malayn waxaan ilownay ilma Xuseen yaafici oo labo gabdhood ka joogaan Ottawa waxaa kaloo ila joogo ilma maxamed xasan qaar ka mida oo abtiyaashay ah daahir daba nayl waa ina cal xandaad
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 02:36 pm TO: asal saaxiib halkuu ku dambeeyay cali bacaac warshada laydhka, iyo ilma cabdi dhaga wayne jiiskii,iyo islaantii amranbaan sheegayaa,iyo waydiyo,walaalkii,sanka iyo ilma ayay horta ahaayee.ilma siciid ayay ahaa yeen. saaxiib waxa ka lood ii sheegtaa,cantar ma noolyahay.hada waa ina xaawa kaamil. saaxiib boorama waxa iigu danbeysay,lix iyo toban sano.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 04:51 pm reerahana halkay ku danbeeyeen. 1]ilma qarboote 2]ilma xaaji muxumad aye 3]ilma ileeye.waa xuseen ileeyiyo 4]ilma caateeye rashiid cateeyiyo xasan caateeyiyo 5]ilma jeermaan6 6]ilma cabdi lugweyne 7]ilma xasan diiriye 8]ilma xuseen sayre 9]ilma xaaji yuusuf basanaye bal intaa aan ku daayo intaan inkale soo xusuusanayo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 07:46 pm Mr Know oo ah Geedi iyo Asal-Boorama waxaan runtii idin odhanlahaa waxaad tihiin walaahi akhyaartii asalkii ee reer boorama waayo waxaan ka yaabay sidaad dhamaan uwada sheegteen hadab waxaan garanayaa reeraha soosocda iyo meeshay hada kala joogaan Ilma Xaaji Maxamuud Aye waxay dadan yihiin Jigjiga Ilma Qarboote Qaar baa jooga Boorama Ilma Cabdi-Lugwayne Qaar baa jooga Canada, Suadi Arabia, Boorama, America Ilam Xaaji Yuusuf Basanaye waxay Kale Joogaan London, Boorama, Abudabay Ilma Xuseen Sayre waxay kala joogaan Yurub, Boorama, Jigjiga Idinka waxaan idin waydiinayaa xageebay kudanbeeyeen Sheekhyadii ugu Caansanaa reer booram sida Sh.Cismaan Qalinle Caruurtiisii Sh.Cali Jawhar Caruurtiisii Sh.Cali Ayaanle Caruurtiisii Sh.Cali Waasac oo Caan ku ahaa Allow Roob iyo Raysa an ku arayno Nasii oo soo marijiray malcaamadaha waagaan caruurta ahayn oo nasoo wareejinjirtay magaalada Caruurtiisii halkey kudnabeeyeen Bal intaas aan ku soo yara koobo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 09:16 pm walaal kolay dadkii reer boorame asalka ahaa hada majoogaan sobobtoo ah waxaa magalada ku badan dad soo galay 77 ilaa 88 ilaa 92 markaa dadkii asalki waxa ka jooga qof aad markaad magaalada inyar socotaba aad arkayso qof dad badan oo adiga iyo mujaahid aad sheegteen oo aan reer boorame asala aan ahayna way jiraan ee ma waxaad rabtaan dadkii boorame daganaan jiray 77 ka hore mise dadkii ka dambeeyey ee itoobiya ka yimid dadkas aad soo sheegtay wax dhoofay wax dhintayba way leeyihiin waanan kusoo faahfaahin markaan wakhti kuu helo waxa ala wixii faahfaahina eed aad u baahato idinku se mujaahid iyo geedi ma waxaad tihiin bacda 77 mise qabla 77 hadii aad tihiin ka hor 77 waan is garanayna hadii aad tihiin 77 kadib inaynu is garano lagama yaabo anigu reer kaygu waa reeraha ugu caansan boorame uguna dhalinyar badana leh hadii la is aqoonsanayo waa furantahay geedi iga waran Axmed Cumar Osman maan arag baryahan saaxiib cantar wuu noolyahay islaantii Amrana way nooshahay sanku wuxuu ahaa ilma siciid dad cun jiibka walaalkii waxaa boorame maalin dhawayd ku dhintay nin walaalkay ay isku galaas ahaan jireen boorame oo layidhaa Maxamed Ibraahim Xaaji Alaha u naxariisto iyo Barwaaqo oo siagu ahaan jiray reer hargaysa geedi Abti adigu ma garabka bidixbaa mise ka midig isoo waydii dadkii reer boorame joogay 77 ka hor
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 02, 2001 - 07:13 am ASAL BORAMA. Inaad dadkii hore tahay shaki kama taagna waxa aan la yaabay wakhtiga aad soo qabatay 77kii. waxa aan u malaynayaa borama wakhtigaas GIRGIDO ayeey ahayd. bal ka sheekee aduuba war kugu dhan yahaye.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 02, 2001 - 08:21 am saaxiib asal waad mahad santahay; sida wanaagsan ii war galisey:midakale 77 waan ka horeeyay;waxana taas kuu caday:boorama sadex farmasii iyaan soo gaadhey;mid ka mida iyaana laygu guday; waana farmasigii xasan diiriye ala ha u naxariistee isgaana gacantiisa hilbkii yaaraa igaga jaray.labda kale kii cumar qaadi waa cane e iyo kii cali farmasii,koonihii ,harawa ka soo horjeeday.daartaas inuu lahaa cumar madoobe iyaan umalayn.sadexdaas iyaan soo gaaray. saaxiib bidix iyo iyo midig kuma fahmin. wark ii bal balaari.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 02, 2001 - 09:12 am farmasigaa, reer xasan diiriye.odayga xasan al/nax iyo islaan eyey deeya ayaa ilma adeer ahaa.markaa markaan yaraa farmasigooga layga waayi jirin. wiilashii 10 bay ahaayeen iyo gabadh. 1]idiris x 2]khadar x 3]cadi raxmaan x 4]shuun x 5]ramadaan 6]cali x 7]shaafi x 8]lambe x 9]cagoole oo uu soo korsady 10]buraale x 11] gabadha [aqbal ]x khadar mudo badan iyuu ku xiraa talyaaniga in lasii dayey mooyi cali wuu dhibtay ala ha unaxariistee. intii kale mooyi warma ka haysaa asalow inaar.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 02, 2001 - 09:48 am ilma xasan diiriye Aqbal ayaa boorame ka joogta hooyadood way curyaantay wayna dhimatay ayaan jeclahay Idirisna waxaa laga dhigay afhayeenka dawlada soomaaliya boorame girgido waa jireen guryo dhagaxana way jireen anigu gurigaan ku dhashay oo dhagax ahaa wuxuu ku yaal gurigaa oo daganayn mudo 32 years suuqa boorame badhtankiisa sakadii ilma kaluunle dukaanka kulahaan jireen cabdi hindi waad garanaysiin ayaan u malaynayaa waxaanu ku lahaan jirnay dukaan dukaan todobaataneeyadii hada wali guriyagii hore iyo dukaankaygii hore waxaan ka dhignay xarumo ganacsi oo casriya waxaan Qaahira ku arkay mar aan habaryartay oo halkaa daganayd aan u tagay samaroon iyo samatalis siraad celi wiilasheedii dukaan make upka lagu iibiyo ayey lahaan jireen todobaataneeyadii inkastoo arday aan ahay hadana waan kula soo xidhiidh geedi yacni waxaan uga jeedaa garabka bidix mise garabka midig yacni macnaheedu waxa weeyi ma abtiga bari ayaa tahay mise abtiga galbeedka hadii aad fahmi waydo mara taaniya waxaan wax kuugu soo qori farta waaweyn isma dhaafno walaalayaal aw faarax ma ina sheikh faarax baad tahay mise ina xaaji faarax
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 02, 2001 - 12:56 pm mujaahid:saaxiib ilma sheekh cali in badan canada iyaan,ku arkey iyo intaysii dhaleen. sheekh cali jooharna wuu caruur badnaa. wiilashiisuna sidaan taariikh ku hayo kuli waa wada cabdi,ayuu ugu wada magacdarey cabdilaahi uun baa kujira,hablihii ilma sheekh cali caruurtay sii dhaleena canada iyaan ku arkey. saaxiib miyaad ilowdey barakata nebi,ala ha unaxariistee,iyo xaaji manate. malcaamadihii, aan soo gaadhnaya waxa ka mida tii aw bul bul,iyo tii siciid bakar ama saayido, iyo tii aw xuseen khayre ilaahey ha unaxriistee. saaxiib ilma sayid suleebaanse.halkey ku danbeeyeen cabdi salaan sayid, waxa iigu danbaysay isagoo,maqaankii sayidka,muruud ka noqday. iyo odaygii ilma sayidka yar yar soo kori yey waa bayle.e
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 02, 2001 - 11:20 pm ASAL labadaba midna ma ahi. tukaanka ali hindiyo xaguu ku haystay. ilma kaluunle sakadoodi xagee bay ahayd. sifiican uma xasuusto hada. By all
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 03, 2001 - 08:28 am saaxiib asal waa runtii, awguye, sakadaa bal sifiican,noo xasuusi,ma waxaad sheegatsaa,tii ilma,yuusuf gadhle,markii danbe tukaanka,ka dhigeen,mise xagii, kalee ee dhinaca ilma maxamuud qawrax, tukaanka ku lahaayeen.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 03, 2001 - 10:40 am asal een wax kale iyaan xasuustee, xageed ka xigteen, ilma cumar geel jire,waayo halkaasi waa daarihii hore.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 19, 2001 - 07:37 am ASAL, W/SALAAN, MUJAAHID, Marka Hore salaan iga gudooma. waxaan u malaynayaa baryahani weynu kala baadnay waxaan kale oo aan lee yahay. Sheekada halkaas ka sii wada. waayo waayo aynu xasuusanee, sidaas iyo nooli kulante
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() Asalkii Boorame oon biyo ismarin awoowgiina reer Saylac ahaa | Monday, February 19, 2001 - 08:59 am hadaan aqoonsi jirin waxba yeynaan isku sheegin w waxaan u baahanahay nin geedi reer kooda ah oon ku daro ururka dhalin yarta soomaalida aaway Ilma Ibraahin Camir oo aan qaraabo ayaan jirtay ALi nur awaay dhogor omar osman aaway ciise saban iyo qaadiro saban
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 19, 2001 - 11:55 am dhamaan waad salamantihiin:saaxiibayaal waxaan ahay ciisihii boorama sida aad sheegteena wax dhibaato ahi naguma soo gaadhin ilaahay ayaana runta jecel.hadii ay dhibaato dad soogaadhayna waa tu laga wada simanyahay oo dad badan oo samaroon ah ba ku waxyeelaysay boorama dhexdeeda. waxaanan ilaahay waydiisnayaa in uu umadeena ku soo celiyo nabad iyo badhaadhe. waxaad i xasuusiseen dadkii hore ee boorama dadkaas oo aan qaar qaar maqli jiray magacdooda waxaanan ahaa da,dii danbe. ma iloobi karp magaaladaydii waanan ku faanaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 20, 2001 - 03:03 am To ASAl, Maxaad ula jeedaa hadaanan aqoonsi jirin. iyo waxaan u baahanahay nin geedi reer kooda ah oon ku daro ururka dhalin yarta soomaalida? Ma aan fahmin mowduuca aad ka hadashay, dhogor omer cisman iyo labada ilma Saban waxa iigu danbaysay iyaka oo jooga Djibouti ilma caamir garan maayo anigu. Nooli kulante!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() Asalkii boorame oon biyo ismarin Awoowgiina Odayaashii Saylac yahay | Tuesday, February 20, 2001 - 03:30 pm waad salaamantihiin waxaan uga jeedaa horta Ilma Ibraahim Camir waa dad caana farmasi boorame ku lahaan jiray aniga Ibraahim ayaa barada iga gooyey Alaha u naxariisto waxay ahayeen dad goba waxay daganayaa xaafada axmed guray mikiid jaamac agtiisaguri haduudhka skada ka sraysa ee qadiimka aha ee sheekh Ibraahi bakaal u leeyahay inta badan sakada layuurar dhanka bari kaga soo jeeda takalae sxb waxaan ku jiraa ururka dhalin yarta soomaalida somalistudents forum waxaan la jeclaystay walaaladay ciise inaan ku soo darsano madaama ayna ku jirin wax ciisa oo walaal waa urur aad u fiican oo isku keeni kara mustaqbalka umada soomaaaliyeed waxaan ka codsanayaa jaale ismaaciil cumar geele inoo noo martigaliyo shir aa ku qaban doono jabuuti bisha 11 ee 2oo1 haduu Ilaahay yidhaa waa idiin furan yahay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 22, 2001 - 05:44 pm Waar nin ka sheegtay inuu magaciisu layidhaahdo Asalkii boorame oon biyo ismarin Awoowgiina Odayaashii Saylac yahay runtii waxyaabaha aad ka sheekaynaso anigu runtii aad baan kuugu qirayaa inaad tahay ninkaa aad sheegtay hadaan wax-yar kaaga sheego anigu waxaan boorama imid wixii kadanbeeyay 1977kii laakiin aad baan u aqaanaa sakadaha aad sheegayso laakiin bal hadan sidadban kuu waydiiyo su'aal runtii adkaankarta bal inaad wax-yar kasheekayso tukaanadii ugu waa waynaa iyo cidii lahaan jirey aniga waxaan garankaraa oo kaliya sida Xaaji Maxamuud Jaamac oo lagu naanasyto "Jaamac-Biriir", Ibraahin Bile, Xaaji Xasan Andaad, Daahir Ojar iyo kuwo kale oon markale soo sheegi doono markale
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 23, 2001 - 01:18 pm Saaxiib waxaan u malayn inaad cagta raaci uunka wadid ina andaad iyo ina jaamac biriir iyo dahir ojor iyo ilma bile waa shalay sxb dadkan aad sheegayso axmed ali yey dhido iyo awbile xaaji yuusuf basanayo ina tubeec dheere waa shalay ee wax kale la imow waxaan idiin sheegi lahaa Ilaahay ha laga baqo meeshan nadiif ayey ahaan jirtay hala iska daayo qabyaalada iyo dadka la caayo waar qabyaaladu waa qudhun ee hala cararo hala kala gaadho niman boga kale umadii sharafta kaga qaaday oo ciise iyo samaroon isku haya Ilaahay wauxuu yidhi wajacalnaa shuucuuban wa qabaaila li tacaarafuu Ilaahay ha laga baqo oo walaalahay geedi iyo inamada kale ee ciise la hadala labada nin ee ku soo gala ceeleeye iyo ciiltire ku waasoo wax xun ku soo qora oo umada wax u dhimi kara ilaahay ha inoo naxariisto dambiigeenan ha dhaafo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 23, 2001 - 01:18 pm Saaxiib waxaan u malayn inaad cagta raaci uunka wadid ina andaad iyo ina jaamac biriir iyo dahir ojor iyo ilma bile waa shalay sxb dadkan aad sheegayso axmed ali yey dhido iyo awbile xaaji yuusuf basanayo ina tubeec dheere waa shalay ee wax kale la imow waxaan idiin sheegi lahaa Ilaahay ha laga baqo meeshan nadiif ayey ahaan jirtay hala iska daayo qabyaalada iyo dadka la caayo waar qabyaaladu waa qudhun ee hala cararo hala kala gaadho niman boga kale umadii sharafta kaga qaaday oo ciise iyo samaroon isku haya Ilaahay wauxuu yidhi wajacalnaa shuucuuban wa qabaaila li tacaarafuu Ilaahay ha laga baqo oo walaalahay geedi iyo inamada kale ee ciise la hadala labada nin ee ku soo gala ceeleeye iyo ciiltire ku waasoo wax xun ku soo qora oo umada wax u dhimi kara ilaahay ha inoo naxariisto dambiigeenan ha dhaafo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 24, 2001 - 07:31 pm asal waa runoo walaal nin ilaah ka biqin, iyaa meeshan ka buuxa anigu iskuma daasho, waan yara eegaa,oo wuxu cay ma noqotay, waan iska dhaafaa. bal ilaah dhalinyarada ha soo hadeeyo. aamiin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 26, 2001 - 01:26 am To ASAL. hadii ina jamac biriir.Andaad, Awbile, dhido Basaneeyo. ay dhamaan yihiin shalay.. garanmaayo ee bal noo sheeg cidii iyaka ka sii horaysay. mida kale oday-gii Muse Langadhe ee dukaanka lahaan jiray isna ma shalay ayuu ahaa, bal arintaas oo faahfaahsan ka soo waran sidaas iyo isragdanbe oo xiso leh
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 26, 2001 - 12:35 pm To: ASAL Waliba ku darsoo dhinaca maqaayadaha manoosheegi kartaa kuwii ugu horeeya anigu waxaan ugu imid magaalada iyada oo ay hastaan maqaayadii Dabshid Allaha u naxariistee, Awe Bile, Ilma Xaaji Abiibakar, Ilma Dhabar, Cabdi Muriid, Kulmiye oo uu lahaa Ibraahin magan, Ilma Xuruur bal intaas aan ku yara dhaafee makuwo kale ayaa ka horeeyey bal waxaan kaa sugayaa jawaab aad u faahfaahsan adiga oo raali ah noo soo sheeg dhamaantayo waan kaa warsugaynaa sidaa iyo jawaab sugid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 06, 2001 - 08:31 pm ku:asal boorame,diinta iyo aayadaha quraanka ha u adeegsan qabiil,waayo aniga iyo ceeleeye ayuunbaad naga urisay ciise, maxaad ugu xadiisi wayday cidaad ka dhalatay, waa yaabe markaa sheekhoow bal hada halkaa ku noqo.waxaana diyaar u ahay hadii laga tanaasulayo xumaha,nabadeey.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 07, 2001 - 06:05 am ASAL MEEYE CUMAR BUUSHLE,SAQADHI,DEHEEYE BARAAR.BARKHAD CUMAR.CAWAR,IYO MAQAAXIYO BADAN OON HADA ILOOBAY. SIDA TII DAAHIR HALAS.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 07, 2001 - 11:10 pm TO; GEEDI!!!!! SAAXIIB makhaayadahaa oo dhan waan garanayaa ee bal kuwa kale soo daa runtii waxaad i xasuusisay dad aan mar hore iigu dan baysay maqal kooda lakiin aan hada dhalin yartay dhaleen aan saaxiib ahayn in taanan qurbaha soo galin ...so markaa bal kuwa kale soo daa aan runtii kaa faa'daysto waxaad tahay nin aan gacan u taagay sida aad magaaladii u garanaysid taako taako ...markaa bal su'aalo iyo dad badan oo kale i soo waydii saaxiib... sidaa iyo jawaab wacan.... wasalaamu caleykum..
|