Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: Garbahareey ma tii boodhka badnayd, ma tii gabdhaha foolxumayd?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jimcaale

Thursday, February 01, 2001 - 11:01 am
Hal mar baan tagay Garbahaareey, boodh iyo gabdho fool xun oo wada meel la´baan ugu tagay.

Jimcaale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hallable

Thursday, February 01, 2001 - 02:53 pm
kula yaabayo waayo garaadkaaga ayaad hadashay. Sooaaliduna waxay ku maah-maahdaa rag waxaa ugu liita Nin hadlay oo aan loo jawaabin, Nin tegay oo aan la tabin iyo Nin dhintay oo aan loo darsan. Adiguna geddaa ayaad tahay oo ma astaahishid in laguu jawaabo.

Waxaanna ka codsan lahaa dhalinta iyo akhrista yaasha kaleba inaanay u jawaabin axadkaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garaad

Thursday, February 01, 2001 - 05:03 pm
to halable saaxiib waad dishaye intaa oogu reeb markale asagaana soonoqon doonine
i like the way you beat him
than you body

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIINI

Tuesday, February 06, 2001 - 09:16 am
hey hallable wz up man?
walaahi si fiican ayaad ula hadashay axadkaas.
keep the good work man
bye diini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jelle

Wednesday, February 07, 2001 - 12:00 am
to.halable

walaal waadsalaaman tahay marka hore tan xigta
waxaan kaa codsanayaa amaba kuweediinayaa
adigu haddaad tahay reer halable waxaan kaarabi
lahaa inaad meel iigu sheegto dhalinyaro reer
halable ah oo ayka mid yihiin maxamed xasan xirsi
dhudi- oo loo yaqaan sade oo jooga uk.
iyo walaalhisaba,fadlan haddaad garato
ha igala soo xiriiraan e-mail kan

jellesahal@hotmail.com

walaal waad mahadsan tahay halkeedana kasii wad
howsha. waana mahadsan tahay .