    LANTABUURO | Thursday, February 01, 2001 - 06:12 pm TO BIMAAL WHAT TIME YOU GANA WAKE UP ? |
    Anonymous | Wednesday, February 07, 2001 - 09:22 am yes, we have to renew our Kigdom as you know there was Bimaal kigdom which controls horn of africa in last three cuntry so we h,ve to understand that. |
    LION PRINCE | Monday, February 12, 2001 - 09:25 pm DAMIIN WAX BARRO DABAAL WAX DAYmOO!!!! THE TIME IS YET TO COME. BIMAAL DOES NOT PLAY. CERTAINLY IT IS NOT THE NOBLE POSITION OF BIMAL TO INVOLVE THE SHEDDING OF THE VERY SAME BLOOD THAT BIMAL WAS DEFENDING AND IN PARTICULAR, MUSLIM SOMALI BLOOD. ILMO LIBAAX WELI LIBAAX LEE WAAYE OGAADA. SAAN SUBXEED AAN LA QAADIN, MEEL XAAR LEH AY KU GAYSAA. GEEDDI BAABOO (GEEDDI SHAAMBOO) KII SIRBEEYI, GAALKA GALOOTI DHULKA KU JEEDI FARACII MACLIN KABTOOLI IYO GARGOYSKA INA SANWAYNI IYO AXMED YUSUF IYO AW ABROONE .... LIBAAX, LIBAAX AAS DHALAA DEG DEG HALA DHAAFO. BISHAARO WAXAA EH IN BOQORKA AAS NOOLYAHAY LAAKIN WAQTIGA AAS DHIMAN YAHAY EE DAR DAARANKA YAAN LAGA LEEXANIN AXDDIGANE AAN LA JEBININ. |
    QUBEYS | Friday, February 23, 2001 - 12:14 pm waa runtaa walalayaal waa fikrad fiican wana arin la hubo in biyamaal maanta waxa aamusiyey aysan eheen cabsi iyo dagaal laan ee ay tahay in uu dhiiga dadka muslimka ah kala bad baadiyo , aniga waan ku raac sanahay arintaas lakiin mar mar tiqsiga korkaa maraayo waa layska buubiyaa . boqortooyadaasna in la xoojoyo oo xooginaiyo karaankiina isku geesaan waa loo baahan yahay aniga ma ihi biyamaal lakiin waa la dhashay waan jeclaa in aanarko biyamaal oo heer gaaray . ilaahey guul ha idiin siiyo hadalka ficil ku dara yaan meeshaas laga tagin . salaamu laahi caleykum . |
    LION PRINCE | Sunday, March 25, 2001 - 10:05 pm QUREYS, Salamu lahi calayka. Walaalkayna tahay waanadaadana waa kaa ajiibni. Kheer Allah ku siiyo. Tegoo horta warkiis majiro. Ninkii waaw dhehane waa laga warsugaa. U fiirso waxii shali iyo shalamaantaan wax boobaayeen wax yar aa ka hereen. Kheer Illaahay Idinkiis. Ununkaad nala ducaysantihiin qureys haddii aad tihin. |
    Gorgor | Wednesday, April 04, 2001 - 05:11 pm Miyamaal waxaan lee yahay, qabiil ma jiray dadka nafta u keenay. Dadkana way dili jereen xoolahoodana way dhici jireen. Markaas bay ummaddii waxa ka dacwoonaya, oo naga qabtay leh mooye waxa kale la waayey. Nin iyaga ka mid ah aya diin doontahay. Diintii ayu markaas ula ayimi dadkiisii. Waxa uu ku yidhi "Waar warmaha iska dhiga haddii aad qof dishaan ilaahay waa idin cadaabaya. Xoolaha xaarta ah iska dhafa haddii aad dhacdaan xoolo islaameed waa laydin caadabaya. Naagaha xaaran ta ha u tegina haddii aad sida yeshaan, wa laydin cadaabaya. Dadkiisii way yeeleen sheekhi oo sidii u kula taliyey ayeey yeeleen. Markaas aya iyagii lagu soo duulay raggii laga la yey.Sheekhi baa yidhi ,"waar maxa wax iskaga cilin weydeen?" Waxa ay ku jawaabeen kuwa dadka layey iyaga cadaabta ku tegi doona ee maxa naga galay. Cishadii dambe aya xoolihii laga dhacay sheekhii iyo dadkiisii. Markaas buu weydiyey dadkii oo yidhi, "waar xoolaha maxaad u dhacsan weydeen." Waxa ay ugu jawaabeen iyaga xoolaha xaaraanta ah lagu cadaabaya ee maxa naga galay. Cishadii dambe aya dumarkii laga fara xumeyey, markaas buu sheekhi yidhi , "waar maxa dumarka wax uga celin weydeen?" Markaas bay ku jawaabeen nimanka dembiga geystay ayuun ba la cadaabaya ee maxa naga galay. Sheekii baa cadhooday markaas buu yidhi dadkiisii, "waar Ilaahay ma idinka oo kelya ayuu cadaabta u samaytay. Markaas buu ku yidhi sheekhi dadkiisii, waar anigu dadka ha ku duulina ayaan idin idhi, ee imikaba ogaada, Naftiina, maalkiina iyo caarkiina marka lagugu soo doonto haddii aad maqataan oo aad dafici weydaan, waa fulanimo aakhrina cadaabta ayaad tegeysaan, ee waxa iska dhiciya. Imika sidii sheekhaas ayaanu idin leenahay waar caadabta Ilaahay Biyo Maal uma samaysan, xaqiina u dagaalma oo dhacsada. Haddii aad xaqiina u xaydan tihiin Soomaaliba ma yada is layn lahayd, waxa laysku dilayaba soo idinka iyo dulkiina ma aha. |