    Xudun | Friday, February 02, 2001 - 02:56 am Salamu alaikum, Ragii aawaye; sida Gurey Xudun, ilmo cawil; iyo dhalintii kale ee faro badneyd?. I have heard all you guys are in North America. What is up? Xudun London |
    Qawlo | Friday, February 09, 2001 - 08:49 am Reer xudun aad baad u mahadsan tihiin marka labaad aad baan ugu farxay inaan xudun ku arko netka,kasoo warama ceelkii qaaliga ahaa ee (manqo) iyo dooxadii shimbiraaley. |
    Kalabaydh | Monday, February 12, 2001 - 09:10 am War reer xudunoow,waa Reer Kalabaydh oo idin soo salaamaye,ilmaadeerayaal warka keena. |
    HaLa | Saturday, March 10, 2001 - 04:00 pm Hello my people!!! I am so excited about this topic we should get together and get to know each other since we all cousins |
    Taleex | Monday, March 19, 2001 - 01:51 am War bal warama...deeriska?.qawlo..whaz up men |
    ismail farah | Tuesday, March 20, 2001 - 06:32 am waar bal idinkoo dhami warrama oo noo warama oo iska warama waa gambadhe ,mugweyne ,daldhac iyo dalyare oo idil waa ina xamari oo waagu uga beryey amsterdam the netherlands |
    armstrong | Tuesday, March 20, 2001 - 06:37 am the guy from gambadhe looks to be more patriotic than all the other people on the net as he raises the eye lashs of alot of us mostly suffering from home sickness ; keep well Mr hamari and try to narrow the gap between xamar and nugaal godan |
    DheediMeer | Tuesday, April 03, 2001 - 12:12 pm Xudon dheh, Xagrin dheh, Hasa'sadii Macaanayd iyo tani waa tii Xudun. Ashrub-manqo-peaple!! Halkanaan ku noonahay-N.American but my heart is back home-Xudun. Xudun, I will always love you!! |
    XaysimO | Tuesday, April 03, 2001 - 04:11 pm salaamu calaykum ilma adeertay aad ayaan ugu faraxay in aan ku arko XUDUN halkan magaaladii aa ku dhashay ilmadeerayaal horta yaa war u haya beertii yarayd ee uu lahaa Saed dabaq ee ku agtaalay Ceelka manqo agtiisa ee ay ka bixi jirtay xamartu wali ma ku yaaley meesha anigu waxaan ka hadlayaa waqti dheer waxaana igu danbeesay aniga oo jira 6 years dheedimeer waa saad u sheegtay xudun dheh xagrin dheh xasasadii nugaaleedey tani waa nugaal godan> intaa anaa ku daray inan reer taleex ah N- America |
    Awrbogeys | Friday, April 06, 2001 - 08:13 pm To: xudun,qowlo,kalabaydh, hala, armstrong, taleex,ismail,xaysimo. waar iska warama,ragu muxuu hayaa waa nin layiraahdo Ahmed qambi, Atlanta, Ga |