Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: AWDAL IYO SHIDAALKA ...... ay gajo ka dili doonto.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji DIIDE

Wednesday, February 07, 2001 - 04:30 am
Somaalimwaxay u dhaqaaqdey Boob, Budhcad,iwm.
hadaba gobolka AWDAL oo u shaqeyn jirey
shirkadii Petrolka ee Bowdandriling. ee
qaybata Ceel_gaal waliba annigoo
ah nin Samaoona aan sidaas dadku i moodeyn.
waxaanla yaabanahay waxaa heshiis dusheena
lagu galey. een waxba ka ogeyn. waan hubaa
inay waxbadani ay jiraan.
kac toos ..tolkayaw