    Anonymous | Wednesday, February 07, 2001 - 01:28 pm waxa aan halka kan ka salaamaya dhamaan reer baydhabo aniga oo idin leh ku noolada nabad iyo caafimaadwaara ilaahayna idinka baryayaa in uunabadgelyo idin siiyo idinkoo ah umad marwalba ladulmiyo oo aanan aqoon sida wax loodulmiyo dad badan oosoomali ahna idin mooden doqon maantan doqontii dulinkii bey ka xanuunsatay hadaba qofka haduu xanuunsado sowtii waxwaliba sameeynjiray mukulaal hadaad guri ku xiratid oo aad garaacdo meel ay ka baxdana garanweydo adiga uunbey ku cuni , hadaba taawaxaan ugula jeeda magaalada baydhabo oo aan ku dhashay una dhashay sida aad lasocotaan soomliyey hadaan been la sheegin waxaala oron jiray (BAYDHABO JANAAY) maxeyse loogu wacay markii ay mareykanka tageen (CITY OF DIET)tasoo micnaheedatahay magaaladii dhimashada hadaba waxaa iga suaal ah ma ayagaa sidaaisugu tala galay? MA ILAHBA HALAAGAY? MA DENBI AY KA BADSADEEN QOLOOYINKA KELE EE SOOMALIYEEDBA JIRA? MADICIFNIMAA HAYSATAYO SIDAABA LOO LAYAY? MISE DAWLADNIMADAAN WAXBA KA AQOONO DOQONBAY AHAAYEN? MADARUUSLABARAAYA ARDAYNIMADEY KU DAAHEN? DULANKAAS GARANWAAYAY EEDAD WEYNOW MXAAD KA TIRAAHDEN ANIGUSE WAAN KA DANQADAYE. |
    abdullah | Monday, February 12, 2001 - 12:01 pm Haa walaalo, waxaan ahaa ardaydii ka baxday dugsigii dhexe ee Busleey aliyoow madeey. Waxaan kaloo ka tirsanaa ciyaartooydii la magacbaxday Xidigaha busleey. Taariikhdu waa muddan waana tiro marqaatilehe, xasuustii arlaadii ma aha mid aan weligey halmaami karo. Magacaygu or magaageey walii la eree Abdullahi Yarrow...hadii aad xasuusantahay. |
    Huburow | Monday, February 12, 2001 - 07:09 pm abdulaahi. salaaminti salaan ku danbi walii ki warsideey galaaskee dhikidi jerti b,t,j,... ? hadi intee roogti,ey isku galaas hayteen? eediyo eed ya inki faraxsini inii ani dheegi lag iskool busley ha dhikidi,wal dogoowey xasuustiini yeraati; hal ki dheegoy marlamaad, mahadsinti ariikayni. |
    huburow hassan | Tuesday, February 13, 2001 - 11:31 am abdulaahi anigii ya haki nagadi markeli walii ki erey may faytilaa warkaa walwaayey. |
    Abdullahi | Tuesday, February 13, 2001 - 04:23 pm Huburow widaayow ki salaame. Hadii aan kaaga waramo xiligii aan busleey dhiganayey waxay ahayd baan qiyaasayaa waloow xusuustii ay nagu yaraatay sanadkii 1980. Waxaan xasuustaa ardaydii aan isku iskoolka ahayn sida .Aden Deeq, Jaamaceey, awsitey, c/casiis, mahad, cali mursal, iyo dhalinyaro kale oo faro badan. Asxaabtii aan kubada isla cayaarijirnay waxaa ka mid ahaa ragii caanka ahaa ee loo daayey kubada cagta sida: Ubeey,Diinow, Tooxoow, Aneemoow, Cali Sharif, Xaanow, Jaamaceey, Awsitey, Baliile, Madhuuse"".. ma xasuusataa..?? |
    HUBUROWHASSAN | Wednesday, February 14, 2001 - 05:26 pm ABDULAAHI WALAAKIS WAAN KU SALAAMAY SALAAN KA DIB WAAN GARTAY DADKA AAD III SHEGTAY WAXA AY ILA TAHAY IN AAD AHAYDEEN ARDADII LAGU FURAY ISKUULKA ANIGA WAXA AAN ISKU GALAAS AHAYN UBEY ADIGA MAWAXAAD ISKU LOOD AHAYDEEN FOWSIYA MIRE. HADASE XAGEED KA SOO HADLEYSAA. MAHADSANID |
    abdullah | Thursday, February 15, 2001 - 01:54 am Huburow Waan ku salaamey walaal, waxaan ka soo hadlayaa dalka Canada magaalada la yiraahdo London. waxaan u maleynayaa in ubey uu ahaa loodkii iga sareeyey waan xasuustaa fowsiyo mire iyo walaalkeed maxamuud mire. salaam |
    huburow | Thursday, February 15, 2001 - 01:54 pm abdulaahi waan ku salaamay walaaal waan gartay lakiin kuma xasuusto waan ka xumahay waqtiga ayaa dadka sidaa u galay. goormeed timit kanada? mahadsanid huburow |
    Umurow | Thursday, March 22, 2001 - 02:04 pm To: A/llahi Yarrow, Huburow, Reer Busley, Anonymous and all reer Baidoa. Siin salaamy. Dadki maghaasho tiriithen eed i eetha ling kase. Dhamaantin nebetha siinki oghy. Waani hal dathaaloy. Nebetheey! Omar Maaling, Denver, Co. |
    huburow | Tuesday, March 27, 2001 - 11:03 am omar maclin salaaminti walii kii salaamay 114 quraanki kariimki eh. omar waliibi waa lan adi naftaa si feylin kii goradaaw owlaadi seen kiin eyii lami waa misi sedi xaaska see eti? ani walii ahaa geber walaala eh oo dhiiga eh walii hakoolu dohowoohaye MNPL oo MN ameeriki dhatiyee aboo mi iin faayto. ilaahay adii reerkaa caafimaad iyo cimri dheer cibaadi leh ala ha siin siiyi (amiin) inta ki kulimi doogni adii lifadee inii ha i sheegti ey aha lan markii hamar adi kooyti idiyoo ha salaamijerti sifeylin adi in gorodaasi waani reer baydhabi eh. ooni reewin fiyaaw eh? thanks huburow ......................................................................................................................................................................................................................................................................................................... |
    bakoorad | Saturday, March 31, 2001 - 11:45 am omar malim wey gorode lan ele kadhalade madhuuse abooje eh yaa ete suaal 1-buulo-aw-deerow 2-daanyeere 3-kabrada 4-bardo-baacalwaan 5-banaan dheelka 6-kambo-kuus-kuus 7-laandheere&laangaab omar dadkun aanwaa hasheeg 1-jaf-jiririg 2-waha halay judug masiinen 3-ow-magaal 4-bansaane 5-lantiyeere 6-shameere 7-olol 8-mad-sabarow 9-madiino-madaxyareey 10-mad alow 11-yaa lameririn ane gale ewate widaykaa bakorad |