    bile | Friday, February 09, 2001 - 01:11 am waxaan jeclaani lahaa in aan ogaado oo aan fikrad guud ka qaato reer somaliland in eey raacsanyihiin gooni isudaagooda |
    lander | Saturday, February 10, 2001 - 10:50 pm Read my lips: Yes. |
    burcaawi | Wednesday, February 14, 2001 - 03:33 am Anigoo reer somaliland ah fikradaas kuma qanacsani laakiin fikradeydu waa shan soomaali iyo hal regiim |
    Anonymous | Wednesday, February 14, 2001 - 03:55 pm burcaawi raggedii wadani wadani dhalay ba'ad tahay xagaa kaa wad I say no to all those Land's 1 somalia 1 language 1 people 1 country. |
    Anonymous | Friday, February 16, 2001 - 01:56 pm somalia haa noolaato |
    Lander | Friday, February 16, 2001 - 08:55 pm Am I in the midst of retards? I hope not. God bless Somaliland. Man! What star, what flag, what country called Somalia these people talking about!! Whoops! They must be stuck in the late seventies! God bless Somaliland. Somaliland for ever. |
    burcaawi | Friday, March 02, 2001 - 01:27 am Somaliland ha noo laato Soomaalina ha noo laato illeen Somaliland waa soomali Soomaaliweyna ha dhalato |
    EX SNM | Friday, March 02, 2001 - 02:27 pm aNIGA WAXAY ILA TAHAY WAXAN AYNU KU MAGACAWNAY SOMALILAND IN WAKHTIGEEDII DHAMAADAY,SABABTOO AH MAR HADII AQOONSI LA WAAYEY,SOW MAAHA INAAN TASHANO SI OO AAN SOOMAALI WEYN WA ULA QAYBSANO. DEE HAA DHAHA. HAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA. SOMALILAND IS A JUST DREAM BROTHERS!!!!!! |
    NAWRISH | Wednesday, March 07, 2001 - 03:20 am HADII AAN AHAY DHALIN YARADA KU DHALATAY BURCO KUNA KORTAY WAXAAN RAACSANAHAY IN SOOMALILAND GODO SIDAAS WAXAAN U LEEYAY WAXAN ARKAY RAG BADAN OO HALKAN KU JAWAABA OO AAN DHIBAATO USOO NARIN HADII AAN KA WARAMO WAXA IGU KALIFAY IN AAN GO' WAXAAN AHAA 1984 8 JIR WAXAANAN DHIGAN JIRAY SCHOOL KU YALA BURCO OO LA BAXAY SIYAD WAXAA II YIMI MALIN GABADH WADATA WARAAQ OO RABTA IN AY QORTO UBAXII SIYAD BARE MARKAAS GALASKA AYAAN UGU YARAA WAXAYNA I WAYDIISAY MAGACAYGA MARKAAS AYAN USHEEGAY WAXAYNA IGU TIRI BARI GALAB AAN KU HELO MANA GARANAYN WAXAY II RABTO MARKII AAN U TAGI WAAYAY AYAY MALIN TII DANBE SOO NOQOTAY OO MAMULHII I YEEDHAY WAXAYNA TIRI MA RABTAA UBAXA MAYA AYAAN UGU JAWAABAY WAXAY IGU YIDHAAHDEEN BUUGTAADA QAADO HADII AANAD SIYAAD U HEESIN XAQ UMA LIHID WAX BARASHO WAXANAN AHAA REER BURCO KAMAAN IMAN ITOOPIYA AMA MEELO LA MIDA WAXAAN KU IDHI OO MIYAAN LA IGA MASIXI KARIN UBAXA WAA LA DIIDAY WAXAA DHACDAY IN MAAMULIHII II NAXARIISTAY OO UU II OGOLAADAY IN AAN DIB U SOO NOQDO LAAKIIN WAXAA QABSADAY CIIDAMADII SIRDOONKA AHAA WAXAANA LAGU YIRI CIDII AAN HEESIN CELMI LOOMA OGOLA MARKAA MIYAAN LALA DAGAALAMAYN WAX BARASHADA REER SOMALILAND OO ANIGOO 8 JIRA LA II DIIDAY TANA WAXAAN KU HAYSTAA XORIYAD AAN CIDI KUU HANJABAYN IMIKANA CARUURTAYADII OO 6 7 8 JIRAABA MAXADKII AYAY DHIGTAAN MANA LAHA CID U CAGA JUGLAYSAA. SIDAA DARADEED HORTA AADSOMALILAND OGOLAATID EE DADKA WARAYSO INTAANAD CAAYIN DADKAN DHIBAATO AYAA KU KALIFTAY. |
    Anonymous | Tuesday, March 13, 2001 - 03:22 am Waa nin iyo fekradii walaal waxay somaalidu ku Maahmaahdaa farkeliyihi fool madhaqdo Hadaba aniga waxaa ila quman wada jir inla raadiyo OO gooni isutaag layska dhaafo waxaad beryahan Danbe arimaha soomaalida waxaan ku metelaa nin Geed gurmo goana saran midkalana hoostaagan yahay OO uu leeyahay walaal ka soo deg geedka mudhuxsan Ilaa hada lama hayo xitaa kuwa ismaamulay wax la Taabankaro oo ayqabteen waa wada dolad labo magaalo ah |
    Hargaysaawi | Wednesday, March 14, 2001 - 12:48 am Gooni isu taagga cidna lama waydiinayo ee reer burcaw ma maati baad noqoteen siyaadna qori caaradii baynu ku erinay Somaliland na qori baynu ku goynay ee waan la yaabay raggan reer burco sheeganay ee xamar ku socda. |
    Anonymous | Wednesday, March 14, 2001 - 01:43 am Nin dalkaba ka goostay oo gonin raba garashadii DHeh walaal waxaan ku odhan lahaa inta aynaan go In bal horta meesha soo eeg waxa ka socda ka dibna Is waydii ma go naa mise soomaali wayn baynu Raacnaa waxaan sidaa kuu leeyahay anigu wixii aan Ku garaadsaday waxba iskama bedelin weli kiliga sadex dhax ayaa lagu kariyaa waa sarbeeb kelmadu Hadaad garanwaydid waan kuu sharaxi akhriso warka Holland |
    xaqudirir | Wednesday, March 21, 2001 - 04:48 am Haddii aad maqashid soamliwayn waa haawiye ama mid u fataala sidda dhulbahantaha oo cagaha u dhaqa habar giddir, somalialnd waa jirtaa walligeedna waa jiraysaa hawiye dambenna immanmaayo oo Cabdalla wayne dambe Governer dambe ka noqon maayo |
    GOCONDHAALE | Wednesday, March 21, 2001 - 12:30 pm ABTI MALAA IN CABDALE GW KU XUKUMO IYO TADASE KU XUKUMU MOOYEE WAX KAAGAMA DHEXEEYAAN. TAA WAXAAAN KUU LEEYAHAY MARKII HORENA WAAD OGTAHAY OO ADAA WIIG SUGI WAAYAY REMEMBER MARKII GARAAD CALI YIDHI WAR AYNU AYAAMA SUGNO SI AYNU LABA DAWLADOOD OO ISKU DARSAMAY U NOQONO WAATII HALKUDHIGIINU AHAA (LAA YAA GARAAAD)IMIKANA ARDISABABA AYAAD DAMACDAY IN AAD KALA DEGTO. RUNTII ANIGU IN WAX LAGUU DHIMO MA JECLI KABAAD QAADANA KU ODHAN MAAYO, LAAKIIN ARMAAN ANIGU KAA SAXANAY. |
    Anonymous | Saturday, March 24, 2001 - 12:44 pm Walaal waxaan ku odhan lahaa horta af lagaadada Iska daa oo dhulbahante haku gefin waxaana ku Odhan lahaa waa la doogiye yaan la dacaroon aniga af aan isaaq ku cayaa iguma yaal Lakiin waxaynu ka wada doodaynaa waa xaqiiqada Meesha taal waxaana ku leeyahay ha ceebayn isaaq ee marka hore haasawe baro haddii kale galbeed aad halkaa ayaa laga fahmayaaye 24/3/2001 |
    citizen | Thursday, March 29, 2001 - 03:45 am somalilander4 ever.cadowgeeduna ha dhinto |
    NIN DHULBAHANTE | Saturday, March 31, 2001 - 07:54 pm ISAAQU YAANU KU WAREERIN INABA INAAD GOONU U GOOSATAAN MAXAA YEELAY ILAA INTA NIN DHULBAHANTE NOOL YAHAY IDIINMA OGOLAANKARNO IN CARIGANAGA UU ISXAAQ KA TALIYO OOD SOOMAALI WEYN IYO WALAALAHANAGA DAAROOD AAD NAGA GOYSAAN........ |
    hawie | Tuesday, April 03, 2001 - 03:12 am iidoor!!!!!!!!!!!!!!!!! xaasameenkartaan weligiin ba anagaa idin wasi jirnaye imekana dowlad aa sameysane wax la dhihi doono isaaq land majirto burco iyo hargeisa aan u soo noqon doona idor xaaaaaar!!!!!!!!! |
    Anonymous | Wednesday, April 04, 2001 - 05:48 am WAAR AFKU WAA XUMADAY OO XAAR AYUU MARAYAA EE HADAAN ANIGU KA BAYDHO KAFTAN KALE U GUDBO ABTIYAAL HADAAD LABADA NIN EE MADAXYADA WAAWEYN ERIDAAN WAXAAN U MALAYN LAHAA IN AAN HESHIIN LAHAY WAA CIGAAL IYO FANDHE FATAAL WAAYO WAXAA MAGAALADA HARGAYSA KU BADANAYA BERYAHAN DANBE CARUURTA MADAXYADA WAAWEYN OO U EG LABADAA NIN SIDA LAYSHEEGAY WAR KA DHACAY MAGAALADA GABADH YAA DHASHAY MARKAAS AYAA HOOYADEED SOO WACDAY OO KU TIDHI MADAXII WAYNAA MA KA BAXSADAY EE LA SHEEGAYEY MARKAA WAXAAN IDIN LEEYAHAY HADAAD KOLBA WAX QORANAYSAA KUWO QOODH BADAN QORTA OO AAN TILMAAN IDINKU REEBIN |
    buhodle | Thursday, April 05, 2001 - 05:22 am hadaan dib ugu soonoqdo doodii meeshay mareysey. inkastoo soomaaliweyntii aan rabey ayna lahayn hadana waxaa ilasaxsan soomaaliweyn. dhinaca dhaqaalaha: burco waasaylada xoolaha ee soomaaliya weyn,nolosha dadka reer waqooyi badanaa waxaa kuxidhantahay ganacsiga, xitaa itoobiya dada degan ee xidhiidhka ganacsiga laleh waa soomaali. hadaad albaabada xidhitaan yaa waxka iibineysaan 2)qabiil yaryareysi maleh. dhowaan marlabaad baa isdileysaan....!!!!!!! Cigaal understand the reality, he want negotiate better condition for his people and the meantime brain wash the dreamers to stay in power. waxaanse kayaabey maxaaad had iyo jeer mucaarid utihiin? aniga waxaa ilaquman inmudo laydin daayo, markaad isku xiiqdaan idinkaa dib usoo noqonayee. |
    togdheer | Thursday, April 05, 2001 - 11:43 pm to: buhodle we will never go back to mogadiho so you can stop talking .s/land weligeed ku noqon mayso koonfu reer togdheer 100% waa somaliland.markaa afkaaga uraya kala bax meesha!!!!!!!! TOGDHEER = SOOMAALILAND |