Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: Shashsiyaad kii Taatiikda Awdal Waxka badaley iyaa ka mid ahaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 09, 2001 - 05:13 am
Waa la ini sallaamey w
Waxaan dad badan oo u kuur galey Taariikda Somalida gaar ahaan reer Awdal sheegeen dhawr qob oo magac wayku lahaa taariikda Somalida
Aadan Isaaq axmed
Muuse Rabiile Good
Yuusuf Talan
Cabdi Xasan Buuni

Ala ha u naxariisto Waxaan hubnaa iney tageen qaarkood laakiin waxa la yidhi wax weyn ayeyka badaleen Taariikda Somalida Awdal

Adan Isaaq waxaa lagu tilmaamey inuu ahaa ninkii Waxbarashad Somlida Awdal waxweyn ka tarey

Yusuf Talanna nabada iyo wallaalaynta Somalida
Muuse Rabiilana wuxuu ahaa ayaa layiri nin aad uga qayb qaatey gobolka Awdal Samayntiisii. Ma runbaa sidaasi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUUG CADAA

Friday, February 09, 2001 - 11:01 am
haa walaal alaha u naxariisto dhamaantood dhamaan
waxbay tareen Yusuf Talan Barbara markuu joogay
anaga reer sheekh isaaxaaq waxbuu noo qabty
oo dadki na laynayey ayuu naga celiyey
70nin oo gidibiirsiya waxaa ku raray huban ooy
ku dagaalamaan iyo saanad