Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Waqooyi Galbeed: YAA ARKAY CIYAALO SHIDHKII
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAYSAL

Saturday, February 10, 2001 - 03:07 am
YAA ARKAY CAMAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COKAN

Saturday, March 03, 2001 - 05:41 am
WAAR SAXIIB ANIGAA ARKEY CAMEY OO WUXUU U GUUREY HARGEISA SOMALILAND OO AAD BUU U FIICAAN YAHAY EE MAXAAD UGA BAAHAN TAHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COKAN

Saturday, March 03, 2001 - 06:03 am
WAAR SAXIIBAYAAL YAA ARKEY DHALINYARADII SIDA GURAY TIGER CANBUUR BINIINO WARAABE MUKHO GUYOFARUUR KALO MEE DHALINYARADII

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macalinka Xamarjadiid

Friday, March 09, 2001 - 03:37 pm
Reer Sh. Bashiir, yaa yaqaan Cali Shombe oo la ii sheegay inuu Maraykan ku dambeeyey. Meel uu ku sugan yahay, waxaan kula kulmay magaalada Muqdishu 1985 markuu jaamacada kaga baxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, April 05, 2001 - 06:28 am
Waryaa cokan ma ciyaalo shidhkii baad ahayed?magaca cokana ma maxamed kaboole ayaad ka dhaxashey. tigero iyo canbuurba Ingriiska ayey jogaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalilander

Thursday, April 12, 2001 - 09:25 am
waar adeer been hasheegin canbuur hargeysa ayuu jogaaye