    INA QANDALA | Saturday, February 10, 2001 - 10:55 am WAXAA KHUBARO KA KALA SOCOTA MARAYKANKA IYO EUROPE ISKU RAACEEN IN QANDALA TAHAY MAGAALADA UGU CIMRI DHEER SOMALIA. KU SOO DHOWOOW QANDALA, THE ANCIENT CITY, THE CITY OF AN ANCIENT PPL, THE ELDEST SON OF MAJEERTEEN, THE CITY OF THE RICHEST PPL OF SOMALIA, THE CITY OF THE MOST RELIGIOUS PPL OF SOMALIA, THE MOST RESPECTED PPL IN MAJEERTEEN. QANDALA. WIIL BOOSAASO/QANDALA. |
    Waa anigii | Monday, February 12, 2001 - 10:59 pm Ina Qandala Waan ku salaamay adiga iyo reer qandala ba. Marka xigta waxaan ku weediiyey ma heysaa wax information ah oo la xiriira taariikhda W/bari ama puntland. Waxaan ururiyaa taariikhda Goboladaas ee ma iga caawini kartaa?. Magaalada qandala information hadaad ka heysid ila soo xiriir. Nabadeeeeeeeeeeey. |
    Galkacyo | Tuesday, February 13, 2001 - 07:34 am shut up u stupid cali salayban sri lankan looking lowlifes |
    Waa anigii | Tuesday, February 13, 2001 - 10:50 pm Galkacyo boowe sidaa u hadashay nin cumar maxamuud ah uma hadlo oo way ka sharaf badan yihiin inay ku hadlaan hadalkaa. Waxaa tahay dirdiraale meel uu kayimi aan la aqoon. Waxaan u malaynayaa inaad hada fahansantahay sababta ay dadkeena nabad ugu wada noolyihiin. ( waxay iska ilaaliyaan dadka noocaaga ah). Seef Suldaan |
    Unuun | Thursday, February 22, 2001 - 01:48 pm Ah,ah ah Wallaahi Ina qandala weligey nin kaa caqli badan ma arag, sida sharafta leh ee aad ugu jawaabtay qurunlahaas aan afka aqoon ee sheeganaya Gaalkacyo aanse u dhalan. Unuun, |
    Anonymous | Tuesday, March 20, 2001 - 05:37 am March 19/01 walaal ninka reer qandaloo si fiican ayaad ugu jawaabtay jaahilkaa qabiilistaha ah ilaahayna wuu arkaa inuu diraa diraale yahay. Waxaa lagaa yaabaa inuu ka yimi gobollo kale oo u yahay mid qabyaaladi madacda ka wastay. Qabiil waa sun oo dadkuu isku diraa. Ninkii qabiil aaminsana wallee khasaaruu ku danbayn. Wuxuu Ku leeyahay Srilanka look alike: WAA JAAHIL; ISAGU MADOW ISUMA HAYSTO MIYAA? MA WUXUU IS MOODAYAA FARANSIIS? ADDUUNKU DAD MADOW AYAY INOO YAQAANIIN WAANA LAGU FAANA MIDABKA MADOW, MARKAA NINKII MIDABKA MADOW CUQDAD KA QABOW OROD OO RANJI CAD ISMARI OO WAXAAD TIRAAHDAA CADDAAN BAAN AHAY BAL WAXA KUGU DHACA ANU ARAGNEE? JAAHIL.....JAAAHIL....JAAAHIL CUQDAD KA QABA MIDABKIISAA OO ILAAHAYNA KU GAFAY. NABDAGELYO NIN QABIIL, CADAAWADIISA IYO CAWAQIB XUMADIISA KA WAREERAY |
    BOSASO | Wednesday, March 21, 2001 - 01:17 am YAAN AY INAKA FAAIIDAYSAN MOORYAANTA DALKOODI SOO GUBTAY,OO AY ISAGA KEEN DHIGIN DAD REER PUNTLAND AH,WELIGIIN ISKA JIRA,QANDALA NINNA MA INKIRSANA IYNAY TAHAY GACANKA HODONKA. THANK YOU. |