Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Hiiraan: Tuulo xadaarad ee dheer oo laga helay hiiraan meel 45km bariga ka xigta baledweyne
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Saturday, February 10, 2001 - 09:12 pm
An ancient village has been discovered deep within the Buurweyn mountains in Hiiraan region (south-central Somalia), the Somali newspaper Qaran reported on Thursday.

Local resident and geologist Abdi Samad Abdulle Mahmud described how he reached the tiny village through a narrow entrance in the mountainside, which concealed stairs leading down to the former settlement.

The finding, 45 km east of Beledweyne, was the first of its kind in Somalia, the paper said.

Mahmud said he believed Egyptian pharaohs had lived in the village, but had been unable to explore it properly due to technical difficulties. He urged the international communities and Somalia's interim government to send in experts to complete the discovery

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Saturday, February 10, 2001 - 09:19 pm
maxay idinla tahay taariiqdaas dheer ee laga dhulkeena hiiraan?sidee baa banaanka loo soo dhigi karaa loona xafida karaa si jiilka danbe iyo kuwa maanta joogaba taariiqdaaas priceleska ah dadka soomaaliyeed uga faaideeyaan wax garadka iyo taajiriinta dhaqanka jecel waa in la xafidaa hidaha iyo dhaqanka dadkeena meel kasta.ha la sameeyo ururka hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed oo u heelan dhowrida taariiqdeena dheer&dhaqankeena.fekrkaaga ka dhiibo hadaad reer hiiraan tahay iyo haddii keleba tuuladan dalka somaliya laga helay ee xadarada dheer soo dhawoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bile

Tuesday, February 13, 2001 - 12:10 am
fikradeydu waxay ila tahay in reer hiiraan lacag isga aruriyaan si ay u dhisaan madxaf oo lagu keydiya alaabaha meeshaas laga helay meesha laka dhisaayo madxafka waa iney u dhawaato meesha alaabaha muhiimka ah la ka helay
Waa Xaadaarad reer Hiiraan u soo hoyatay waa iney ka faiideystaan hadiinu nahay hiiraani iyo hadiinu nahay soomaali
Tan waa iga suaal ee meeshaas maxaa laga helay allabo noocee ah ma dhoobooyin baa mise waa tuulo oo dhan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BANYII

Saturday, February 17, 2001 - 02:08 am
AR MAA LEEY SHEEGO RABTA LAGA HELAY MAGAALADAN DUNTEY,WAXAAD TIRIDEEN WAXEEY BARIGA 45KM UGA JIRTAA MAGAALO MADAXDA HIIRAAN B/WEYNE.

MUGAAD B/WEYNE QODA BARIGA UGA BAXDO OOD QODAAS IYO BAARDHEERO AADO WAXAAD KU TAGEEYSAA TEEDAAN AMA MUGAAD DHINACA DHAGAXA JEENTO GUDUB U DHAAFTO WAXAAD KU TAGEEYDAA "QUMAYO-RIDKA" MUGAASAAD KU TAGEEYDAA QABUURIHII DIRTA OO XOOGAA "HEES & COOMAAD" HOOS KA SOO XIGEY ,,,,, AMA MUGAAD HOOS IYO WABIGA QOD RAACDO WAXAAD KU TAGEEYDAA "KUDDUR & AABAALEEY".

MUGA BAL HALEEYSOO SHEEGO MEESHAAS MAGAALADAAS LAGA HELAY KOLEEY MEESHU MAGAC XAWAADLEY NOO LAHEEYDEE MUGII HORE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

goomeey

Friday, March 02, 2001 - 04:40 am
Araalow anugu waaba yaabanahay joodax oo macbirigoo dhan cumputer dhex fadhiya ayaa kolkii imaado waxeey indhaheeyga qabtaan ayagoouun war sheegaaya macbirigoo dhan ayaan yaabanaa aleylehe ciddii joodax aheey gaaljeceleey la tartamoohaaysaa yasiinkoow yasiinkoow.
joodaxoon laga qabani dadka internetka u bartay
waa hubaa ineey faraha ka baxaayiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/casiis

Friday, March 02, 2001 - 08:42 am
ahaaha "Macbirigoow"
Waxaan soo xasuustey Geedihii Baarta oo Hotel Guryo-samo ka soo hor jeedey duqoowdii galbahii ku gartami jirey.

Wel done bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xuundooow

Saturday, March 17, 2001 - 04:54 am
abti magaaladaas waxeey laheeyd magac Baaidcade waxaana la yiraahdaa Baadicade - villege marka waxeey u dhowdahay Buur buurna waa magaalo baadicade marka xawaadle magaalo hore ha raadsado hana ka raadsado halgan agaheeda,,,,,,,

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhoobloow

Sunday, March 18, 2001 - 08:57 pm
xuundoow fidno meel aad kawatid ma xawaadle iyo baadicade ayaa wax u kale soocanyahiin, adiga waa lagu yaqaan ama xuundoow la bax ama iljeex la bax waxaa tahay waa layaqaanaa waxaad tahay indho bood ku haydo ee fitnadii niilagu yaqiinay ayaa lasoo gashay internetka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bile

Friday, March 23, 2001 - 02:15 am
Makaalada eey Baadicadahaleeyahiin(Baadicade villege) ama buurweyn maxaa laka helay allaab nocee ah taasi wali laiimo sheegin
salaan