Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Nugaal: Nuur Axmed/Ugaasyo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xeysimo

Sunday, February 11, 2001 - 03:30 am
Xasan Ugaas, Maxmuud Ugaas, Xaamud ugaas iyo Ugaaska kale iyo waliba Nuur Axmed ayaa Dega Nugaal. Qaasatan Nawaaxiga Magaalada Garowe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sabaax

Sunday, March 18, 2001 - 04:40 pm
Waa gabar dhulos aha oo idin salaamaysa ,waligay m arag meshaas lakiin salaan baan idin leeyahay dhuloska nugaal degan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, April 01, 2001 - 06:30 am
waad salamantahay walaalo sabaaxay waayo waan ku farxay bogan cusub ee loofuray dad ka dhuloos ee daga magaalada garoowe waana inay isla xidhiidhaan iyagoo isu hambalyaynaya