Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: Siday ula dhaqmeen reer borama qabiiladii la deganaa dagaaladii ka dib.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin-jira

Monday, February 12, 2001 - 07:56 pm
waxaan ognahay in ay ka dhacday boorama wax aanay waqooyigu caado u lahayn,ayada oo dadkii minorityga ahaa ay gudabuursi ula dhaqmeen si laga xishoodo ayaga oo ixtiraami waayey caruurtii ay dhaleen [abti] biliqo kadibna ka saaray magaalada hadaba sideed u aragtaan dhacdadaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geedi

Tuesday, February 13, 2001 - 08:53 am
saaxiib ninka
anigu dibad baan ku maqnaa markaa,
gadabuursina,ma ihi, laakiin,hadii colaadu timaado,
wax kastaa dhaca,eemaaxaa,dhacay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abti jecel

Tuesday, February 13, 2001 - 02:48 pm
saaxiib waan ka xumahay adigoon ku dhalnay
waan sharafna gabdhahayagu wiilkay dhaleen
waan karaamaynaa riciyadayda beenaale markhatigiisu fogeeyaa awaay odayaashii isaaq
ee uu ka mid ahaa maxamed doodi iyo lma cumarxaawa
ilma jaamac jabtiile iyo dadki kale cid wax loo
dhimay majirto laakiin adigu hadaad dhib sheeganayso waxaad ahayd ayaan u malaynayaa
tuug kaasoo boorame laga neceb yahay ha sheegi
sxb wax aan sl iyo raad lahayn