Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: YAA KA MAS'UUL AH QILAAFKA SIYAASADEED EE MAREEXAAN WAYNE DHEXYAAL....??????????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BALANBALE

Tuesday, February 13, 2001 - 03:26 am
SIDAAD CINWAANKA IDIINKA MUUQATABA.....YAAN DHIBKA IYO QILAAFKA SIYAASADEED MAANTAY MAREEXAAN DHEXYAAL DUSHA UXAMBAARIN KARNAA....?????? MA WAXAA SABAB U AH>>>>SNF IYO XUUNKA RAACSAN OO CAADO QAATAYAAL NOQDAY OO INTAY JAH-WAREEREEN OO MOWJADAHA SIYAASADEED EE SOOMALIYA DHEXYAACA MEELAY KALA QABSADAAN WAAYAY MISE DHIBKA INTAA WAA KA QOTO DHEER YAHAY OO WAX BULSHA WAYNTA MAREEXAAN ARAG AMABASE LAGA HADLIN YAA JIRA OO UBAAHAN IN LAGA MUNAAQASHOODO.......????????? CALAA KULI-XAAL, WARKOO IDIL INTAAD ISKU SOO DUUDUUBTO....AAN KA MUNAAQASHOONO SI DEGENAAN IYO CAQLI KU JIRTO, WAXA DAN INOO AH.......???????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garaad

Tuesday, February 13, 2001 - 11:40 am
to balanbale sxb waa kaxumahay qilaaf mareexaan dhexyaala majiro haduu jirana meeshaan loogama hadlo hadii aad run sheegisid ood m/xaan tahay waxaad kala munaaqishootaa mareexaanka kuudhow dhow ood isku meesha kunooshihiin sory we don,t discoss this topic over hire see you body

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Tuesday, February 13, 2001 - 11:14 pm
to balanbale

sxb marar badan oon arkay qoraalo aad uga qaybqaadatay mowduucyo waxaa kaa muuqato marwalba inaad raadinayso kalataga iyo burburka tolka.

intaanan sii gudbin horta adiga beesha maka dhalatay mise magaca ayaad iska soo xambaaratay???..

intuu joogaa mareexaanka qilaafka dhexyaal ood sheegayso???

waxaad isku daydaa markaad mowduuc kusoo kurdhinayso goobta inuu ahaado mid waxtar uleh dadka iyo dalkaba uusan ku koobnaan kala fogaansho abuur iyo qilaaf doon..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BALANBALE

Wednesday, February 14, 2001 - 04:22 am
TO: GARAAD & GULEDYARRE

MARKA UGU HORAYSA AAD AYAAD UMAHADSAN TIHIIN SIDA AAD ISUGU DAYDEEN INAAD FIKRADIINA UGA DHIIBATAAN MAWDUUCA HALKAN KU XUSAN......MARKA XIGTA, WAXAAD OGAATAAN IN DAFIRAAD KU SAABSAN IN MAREEXAAN MAANTA QILAAF DHEXYAAL, WAX AYSOO KORDHINAYSO JIRIN OO ILMAHA SAQIIRKA AH XATAA AY LA SOCDAAN WAA HADAA TIHIIN DAD WAXNA AQRIYA IDAACADAHANA DHAGEYSTA, WAXAANA OGAATAAN HADAAD UQABTAAN IN MAREEXAAN MAANTA WAX UQARSOON YAHAY, WAXAAN IDIN DHIHI LAHAA WAAD HURUDAANEE HURDADA KA KACA.....WAXAANA TAAS DALIIL U AH, IDAACADAHA IYO WARGEESYADA ADDUUNKA MEEL AAN LAGALA SOCON MA JIRTO......HABA UHORAYSO IDAACADA UGU AFKA-DHEER WAA BBC-DA LAANTA AF-SOOMAALIGA.. OO AY KA HADLEEN XUBNAHA KALA DUWAN EE KU HARDAMAYA XUKUUMADA SNF IYO WELIBA UGAASKA MAREEXAAN OO KA HADLAYEY DHIBKA MAREEXAAN IYO JOOGISTA AMXAARADA CIDDA KA MASUULKA AH.....HALKAASNA AY KA DHACDAY FASHILAAD SIYAASADEED OO AAD XUN....!CALAA KULI-XAAL AAN KA HADALNO DHIBKA JIRA IYO SIDDII XAL LOOGU HELI LAHAA.......WAAD MAHADSANTIHIIN!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KALTUUN

Wednesday, February 14, 2001 - 08:46 am
BALANBALE DHIB NAMA HAYSTEE ADIGU NAGA RAALI NOQO OO RAADI WAXA NAGA MAQAN,KADIBNA NO SOO SHEEG WAXAY YIHIIN, NABAD IYO CAANO,,,,,GUUL,,REER BUURDHUUBO,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 14, 2001 - 08:55 am
Balanbale,

Ar adi xagee ka imaatey, dadka doqon maa u maleysey.

Waraada,
shax shax, qofna yuu idin qaldin.

waa salaaman tihiin.

Bilan,
peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARAAD

Wednesday, February 14, 2001 - 12:37 pm
TO BILAN WALAASHIIS CIDNA NAMA QALADO WAA MACAADALAAHI NACASKAAN CAQLI LIXSAACA AH BALANBALOW XAAL QAADO AYAAN LEENAHAY WALAASHIIS SIWANAAG SAN AYAAD UFAHAMTAY I KNOW INUUSAN NAACNAALE TUUG AH OO MAGACA NAGA SOO XADAY NAQALDI KARIN WADA FAHAN WACAN
ALLW MARAREEXAAN BARAKE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Wednesday, February 14, 2001 - 11:25 pm
waxaan u malaynayaa in hadal loo dhameeyay balanbale hadii ay wax galayaan.

saxiib hadii ay baadiyi kaa maqan tahay noo sheeg aan kula baadi goobnee hadii kale mareexaan waxka qasan yihiin iyo bur bur siyaasadeed oo dhex yaal anaga ma arkin meel ay ka jirtana kama warqabno ee bal noosheeg hadaad adigu og tahay.

hadii kale oo riyada dadka qaarkood aad netka la timid waadku soo qaldantay yaan u malay nayaa dad sahalkaas lookala fur furo ma nihin.

qolooyinka ablayda hoosta isugu haysto ulatag ayaa u baahan in carqalad laga dhex abuuree..

garaad bilan iyo walaasheena cusub kaltuun waadku mahadsan tihiin codkiina qaaliga ah..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BALANBALE

Thursday, February 15, 2001 - 09:16 am
TO GARAAD:

MAGAACAAGA IYO HADLAAKAGA IS-MALAHA....BARO FADLAN INAAD FIKRADAADA DHIIBATO ADIGOO DADKA AF-LAGAADAYN..!!!!!!!!!!!!!


TO: KALTUUN, BILAN IYO GULEDYARE

MAXUMA SIDAAD FIKRADIINA UDHIIBATEEN...LAAKIIN WAXAN IDIIN SHEEEGAAYAA INAY HABOON TAHAY INIIDAN IS-CABUDHIN...INKASTOO QOF WALIBA CAQLIGIISA HADLO..! SIDAAN HORAYBA IDIINKU SHEEGAYNA ...OGAADA WAX QARSOONI INAYSAN JIRIN...WAXAAD HALKAAN KA QARISAANA AYSAN CEEBI KU QARSOOMAYN,,,CALAA KULI XAAL...HORAYBAA LOO YIRI, QOF WALIBA CAQLIGIISA AYAA WAX LOOGU SHEEGAA AMA LAGU WEYDIIYAA..MALAHA SUÁASHA INAAN SI KALE OO AAD WAX KU FAHMI KARTAAN INAA IDIIN WEYDIIYO AYAA HABOONAYD...KA WARAMA HADAAN SIDATAN IDHAAHDO.." SIDEE ISAGA QABANAA SHISHEEYAHA CARQALADA,BURBURKA IYO KALA TAFARAARUQA KUWADA SIYAASADA MAREEXAAN"?????????????????????????? INAA ANIGABA AHAY KASOO QAADA SIDAAD HORAYBA QORAALADIINA KAGA DHAWAAJISEENBA...........! MAHADSANADIIN>>>ALAH-IDIIN NAXARIISTO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bilan

Saturday, February 17, 2001 - 03:50 am
Balanbale

Walaal hadaa rabtid help walaalkeen Guleed yare ayaa ku sheegey. waa kuu diyaarnahey sidii qof islaam ah loo caawin jiry.

Cabudhin= maxaa la dhahaana waa hubaa taas mareehaanka ma dhaho

Katuun

Abaa abiga bogag kale oo wax ku qortey ma jiraa

Guled and garaad
God bless you guys
Peace
Bilan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIINI

Saturday, February 17, 2001 - 05:42 am
TO BALANBALE
WAAN KU SALAAMAYAA SXB MARKA XIGO HADII AAD U BAAHAN TAHAY FIKRADEYDA KU SAABSAN IN MAREEXAAN QILAAF DHEXYAALO
WAXAAN KAA DHIHI LAHAA SXB QILAAF MA JIRO WAXAAN WAA SIYAASAD SIYAASDANA WAXAY KU FIICAN TAHAY INAAD FAHANSAN TAHAY HADII KALE JAHAWAREER BAA KUGU DHACAYO TAAS WAXAAN KA WADAA ARINTAAN AAD MAANTA U JEEDID ANAGA MAREEXAAN HADAAN NAHAY WAX QILAAF AH NAMA DHEXYAALO EE SIYAASAD BAA MEESHA SOCOTO OO BAHASHA CHEESKA LA YIRAAHDO AYAA SOOMALIYA LA CIYAARAYAA MARKA OGOW OO HAL DHINAC HA U BADAN MASE U MALEYNEYSAA IN CUMAR HAJI IYO C\RISAAQ AY MAREEXAAN KA DOORTEEN ETHOPIA IYO C\LAAHI YUSUF?
MISE U MALEYNEYSAA IN SHAATI GADUUD MADEX WEYNE HA KUU NOQDO AY LABADAAS NIN MAREYSO ?
MISE U MALEYNEYSAA IN UGAASKEENA IYO INTA KALE AY NAGA JECEL YIHIIN XULAFADA MUQDISHO?
SXB ANAGA MAREEXAAN HADAAN NAHAY SIDA LOO DAGAALAMO ILAAH BAA NA BARAY SIDA RAG WAX LOOLA QEYBSADANA ILAAH BAA NA BARAY .
HADAL IYO DHAMAANTIIS CIYAAR DHAN WALBO ADIGOO TAADA HOOSENA FIIRSANAYO (DANAHA MAREEXAANIMO)
YAANA BUSKU KAA TEGIN AYEY SOOMALI DHAMAANTEED MAANTA KU JIRTAA.
THIS WAS LONG DAY I GUESS PS DIINI
GOD BLESS MAREEXAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamdi

Saturday, February 17, 2001 - 10:20 am
waryaada kuwaan mareexankii asalka ahaa ma ahan war halkaan bad wax ku xalineysaan wixiina daboosha siyaabo kale baa jira hadaad isku duubni raadineysaan not in tanac tanac maxad ka ogtihiin in meeshaan dadkad kula hadleysaan mareexan yihiin, maxaase waxyaabahan cusub een mareexan lagu agoon u sameyneysaan marax ninka topicgan soo qorey.bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BALANBALE

Tuesday, February 20, 2001 - 07:24 am
XAMDI ILOVE YOU..SIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gudinle

Thursday, February 22, 2001 - 11:36 am
war maxaa ku dhacay (BALAN BALE)?
alaylehe jawaab fiican baa la siiyey doqonkii aan wax garanba halkaan buu iska soo galay .mida kale waxaan oran lahaa BALANBALE walaal waad hurudaa ee bal toos waa wax aan suuro galayn in aad reer sade kala qabsamaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biixi yare

Sunday, March 04, 2001 - 08:54 am
Mareexaan asaga ayaa isjebiyey shalay markii uu noolaa siyaad,hadana yaa kala qeybiyey ma habargidirbaa mise waa itoobiyaan,Balanbale waad aragtay in aan chance laguu siin fikradaada in laga hadlo oo la inkirayo laakiin waxaan kuu balanqaadadayaa markii mareexaan laga eryo jubada hoose oo la iskugu geeyo gedo markaa ayaa laga hadli doonaa danta mareexaan maantana waa mid wajiyo badan oo aan hal hogaan laheen. Teeda kale hadii aad iska dhaadhiciseen mareexaan waa dagaalamaa maanta dhuusamareeb iyo xamar lagaama soo saareen 21 sano kadib runta ha la isku sheego jaalayaal qabiilada soomaaliyeed yaa loo gefin walaahi waxaan ahay nin tolka ah. mahadsanidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qooys H.

Thursday, March 08, 2001 - 05:23 pm
Biixi Yare.

Waxaan ku oranlahaa Mareexaan waa qabiil balaaran.
Ma ahan qof iyo labo,saas darteed figraduhu mararka qaarkood waa ay kala duwanaan karaan.
Taasna wax ayaga kugaar ah ma ahan,waxey lawadaa-
gaan Soomaaliyoo idil.Hadabo hadey dhabkaatahay
kashaqeynta maslaxada Reer Sade kala hadal ikhyaarta joogto halka aad kunooshahey.Hadiise aad
markale meelahaan ooga hadasho arimaha caynkaan ah
waxaan kuu arkeynaa fidno wade doonayo inuu dhib
kadhex abuuro dad wada dhashey oo is jecel.