Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Sool: GALAYDH IYO INAD-DAFLE OO KULMAY,TOLOW MAXAY KA WADA HADLEEN??????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

detective

Tuesday, February 13, 2001 - 09:12 am
Waxaan maqlay Galaydh markuu safarka ku marayey yurub,inuu la kulmay Ina Dafle,markaa bal hadaad wax akhbaar ah ka haysaan nala soo socodsiiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaqiiq Oge

Tuesday, March 06, 2001 - 08:35 am
Haa waa maqalay....waxayna ku heshiiyeen inay halkii jaajuusnimadii ka sii wadaan.Oo hada reerku waa kii markii hore Mareexaan futada u leefi jireye hada H/Gedir ayaa futada madow Dhulos u leefahayaa.
Naagihii Dhulos oo nugaal joogeyna waxay ku talinahayaan ina Dafle iyo ina Galayr in H/Gedir loo qaybsho ilayn iyagaa layska dhisahayaa hada e.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhabayacodhabe

Monday, March 19, 2001 - 07:19 am
Xaqiiq ogoow waxaad tahay nacas dhabayaco ah oo ciil iyo caro ku noolaa 30kii sano ee la soo dhaafay,ogoowna walee inta aad nooshahay mucaaradnimaad aduunka ku dhamaysan aakhirana waxba kaagama horeeyaan.
Ma waxaad weli xasuusataa tii uu ina dafle idin mariyey markii uu idiin dalbaday sanweyn iyo hawiye(berigii ha dhagdhagaagintii),taa waxaa ka daran ta Galaydh idinla damacsan yahay hada ee waxba ha calaacaline adkaysta oo orda duurkiinii iskaga laabta,waad argtaanoo beerlaawe waa kaas is dhiibaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulwas yaqaan

Monday, April 02, 2001 - 09:56 pm
anigoo ah nin warsangeli ah maarkaan
labadiina hadalkiina eegay waxay aniga
oo harti oo dhan u arkaa war dhul was
sayidkii iyo siyaad barre markaad futada
uleefi jirteen waa wax dhici kara waa
niman daarood ah laakiin hawiye futo
madoobe digir ka dhergey markaad futada uleeftay
ayaa harti meel kaga dhacday ina galeyrna
markuu ina dafle utegeyo wuxuu soo weydiinayey
siduu siyaad barre futada ugu leefi jirey