Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: YAA AMXAARO GOBOLKA GEDO KEENAY YAASE KA MASUUL AH DHIBKA AY MAANTA GOBOLKA KU HAYSO???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BALANBALE

Wednesday, February 14, 2001 - 04:32 am
XAGGEE M/XAAN WAYNOW DHIBKA NAGA HAYSTAA???
SIDAAN WAAN DHAAMI JIRNAYE, YAA HOOGA IYO BA' NOO HORSEEDAY???? MAXAASE SIDA MAJEERTEEN 10-KA NAQUUDOOD NOO YEELAY....ILAYN SOOMAALIDA WAXAY TIRAAHDAA "DOON 10-NAQUUDOOD LEH WAY JABTAAYE"...XAGGEE UCIIRSANAA DHIBKA MAANTA BULSHADEENA HAYSATA??????? XOR UNOQDA INAAD FIKRADIINA KA HADASHAAN..YAA LA IDIN CABUDHIN M/XAAN WAYNOW.....! MAHADSANIDIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 15, 2001 - 01:32 pm
iam sorry aad baan kugu qosley doqonimadaada i wish in lagaa arko computerka mareexan ma tihind mana ka dhalane niyhow kal tag meesha xanuunka ordoo dhaqaatiirta dadka dawysa u tag.

teeda kale dadka maanta waxbartey ee cirka qaar sahanka u tagey ayay ka mid yihiin mareexan adigoo kale quize ma siiyo mana u samynkare sir baar. waxaa kale oo jooga ciidamdii qaaskaha ee noo qaabilsanee arimahihas sirbaardia. marka sorry i wish you born to mareehan it's realy expenseve you missed.

iam proud to be marehan thanks god.

anti marehan get a life go hell.

miss marehaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AAMIN

Wednesday, March 21, 2001 - 01:06 am
WAR SU,AASHA MEESHA TAAL WAXA WEEYE SIDEE AMXAARO UGA SAARNAA GOBOLKEENA,EEMAAHA IN LACAYTAMO WIXII CAYTAMAY HAKA BAXEEN MEESHA.