Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: MAREEXAN WAA DADKA SOOMALI ISUGU JECEL?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KALTUUN

Wednesday, February 14, 2001 - 07:31 pm
WAXAAN U SHEEGAYAA KUWA KA XUN SIDA MAREEXAN ISU JECEL YIHIIN,INAAN LAHAAN JIRAY CADOW FARA BADAN SIDAA DARTEED AAN ISKU TASHANO ANAGA REER AHAAN,TEEDA KALE RUN AHAAN TII AAD AYAAN UGU FARAXSANAHAY SIDA AY ISKULA DHAQMAAN AMA AY ISU CISEEYAN GUUL,,,,WIILASHANEE SAAS AAN IDINKU OGAHAY WALIGIIN WAA WALAASHIIN KALTUUN OO IDIN LEH NABAD IYO CAANO,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR GADO

Wednesday, February 14, 2001 - 11:14 pm
kaltuun afkaaga caano lagu qabay.

walaashiis waxaan kaaga marqaati ahay inaad run ka sheegtay arintaas.

wax yaabo cid nala wadaagto aysan somali ku jirin ayaa jira.

wax isku quurida. is jeceylka. cuqdad la aanta.isa soo dhowaynta iyo kala danbaynta.

taas oo dad badan oo soomaali ah ka masayrsan yihiin oo sida ayaga oo baadi kasoo luntay meeshii aan tagno na dultaagan..

walaashiis meel walba ood ku noo shahay farxad ku noolow..

peace and love
gedoboy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZUMAYO

Thursday, February 15, 2001 - 01:26 pm
hi all iam glad to hear from you that kaltun defentily they are i ilike my ppl 100% how they love each other,no doubt.

by brothers and sisters

peace and love .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KALTUUN

Thursday, February 15, 2001 - 07:42 pm
Mr gedo iyo zumayo walaalahiis waad ku mahadsantihiin waana runtaa walaalkiis Mr gedo adigaa dadkan aabo iyo hooyo u ahaan jirtay ha la yaabin waa dad gacantaada bartaye dhaqaalee walaalkiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caagane

Thursday, March 15, 2001 - 09:03 am
To: all sade bro and sis!!

Walaalayaal iam so glad to see this wonderful page,made by sade bro and sis....i really agree the point that we like each other coz in the past we had my enemies..........but thnxs got no one hurted as........and we should always think our unity, dicpline and faith........

viva sade
viva sisters and brothers.
cioa