    sports-man | Friday, February 16, 2001 - 01:00 am salaan dhamaan reer ceeri halkan waxaan ku xusuyaa ama ku salaamayaa dhalin yaradii ciyaartoyga ahayd ee reer ceergaabo kuwii hore iyo kuwii danbeba soo qor dadka intaad ka xusuusataan waad salaaman tihiin |
    waabari | Thursday, March 01, 2001 - 03:31 am sports-man waxan ka xasuustaaciyaartogii ceerigaabo fircoon oo aan filaya inuu magaciisa kale ahaa saalax awad oo ahaa wiil laacib ah badhtankana uga ciyaari jiray ceerigaabo ina nuur godal gool walihii iyo difaacoodii muse salax muse xanaaqi,intaasaan ka xasuustaa sxb |
    sports-man | Friday, March 02, 2001 - 12:13 am anagu waxaan xusuustaa kuwan oo dhan aadan dhuguf yusuf xood ina xoog seef xasan denkeli muuse saalax keyse ismaaxiil ina awrgodol baadiiyie ehelo ina baaxad fircoon rukume dalab aadan siaad cunaaye jamac kildhi salax cawad farxaan dabajar tuur xalaawe ahmed khadar (alla ha u naxariistee) sidiiq dacar cabdirisq reer xamarka ahaa khadar nuux intaasi waa kuwii magaca gobolka ku saftay wixii aan ka xususuto soo qora wixii aad xsusuataan taageerayaasha iyo dhalin yaradii degmada u ciyaari jirtay ee ka yar aa kuwan aan soo sheegnay waad salaamantihiin |
    Ergavo | Thursday, March 08, 2001 - 09:05 am Waxaad iloowdey Cindhilif Aadan Siyaad. |
    waabari | Friday, March 09, 2001 - 12:13 am waad salaamtahay saaxiib malaa waxad ka tagtay ninkii ceerigaabon difaaca uga ciyaari jiray waa tima cada e waad salaaman tahay xusuus dheer baad igalisay sports man. |
    sports-man | Sunday, March 11, 2001 - 10:00 pm salaan raga ciyaaraha xiiseeya cindhilif magaca gobolka kuma safan ee wuxuu ka miod ahaa ragii 1987 loo qaaday waayo aragnimo sida ahmed saable, xuseen cabdiraxmaan qawdan iyo rag kale oo aanan iminka xusususan dhanka kale timacade waa ka mid ahaa ciyaartoyga ku saftay magaca gobolka laakiin difaac kama ciyaar jirin ee wuxuu ka ciyaari jiray werarka ama dhexda nimaankii ilma nuurmas ayaan iyagana ilaaway ee kala ahaa yususf nuur shiine nuue(alla ha u naxariistee) cabdi nuur.. maanta intaas ha inoo joogto warkii sports ka waad salaaman tihiin waa inoo wiiga danbe iyo falan qayn ka sii badab in taas ee hadii aan wax ilaawo soo qora rag aan ilaaway |