Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Nugaal: Reer Nugaalow, Maxaa Talo noo ah?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

I-Love-Nugaal

Friday, February 16, 2001 - 11:18 am
Asalaamu calaykum

Waxaan wareesanlahaa akhyaarta Reer Nugaal, maxaa talo noo ah? I mean, qola walba dhulkeeda waa dhisatay anaga baa meesha ku haray. Waxaana hubaa dad badan oo ku abtirsada Nugaal inay dibada soo jiraan. Ee maxaa talo noo ah?

I-Love-Nugaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TruMan

Tuesday, March 06, 2001 - 10:13 am
Saaxiib waa runtaa oo nugaal waxay u baahantahay in la dhiso...and I don't think it's going to happen till la iska dhaafo xinka oo dadka ama reeraha meesha ugu badani ay iska dhaafaan walwalka ay ka qabaan oo instead noqdaan creative.

I hope you got the point. Xin baa garoowe and Las Anodba dadka ama magaalyooyinka kale ka reebaysa.

TruMan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cawad

Wednesday, March 14, 2001 - 02:45 pm
Trueman,

Saaxiib pointigaaga ma fahmin ee ma yara faahfaahin kartaa. Maxaad ka wadaa xinbaa Nugaal dadka ka reebay? Wax tusaale ah ma haysaa?

Cawad.