    MAXAMED HADAAF | Wednesday, February 21, 2001 - 02:38 pm REER HADAAFIMO MAYE WAR YAA KA HAYE CAASIMADDII. MISE SIDAA ISAAQU INOO BAACSADAY, WAA KA BAQNAA HADALKEEDA. WAXANU MAQALAY IN CEEL LOO QODAY. MAGAALADII WEYNAATAY. HADDABA NIMANYAHOW ADUUN HADHKIIS IYO LABADIISA GELINE, SULDAAN CUSUBNA WAA YEELANAY OO INOO HORSEEDA BARWAAQO IYO GUUL. KA HADLA WARARKII UGU DANBEEYEY. ANIGUU WAXAN SOO JEEDINAYAA SHAKHSIYAN IN LA SAMEEYO GIDAAR TAALO OO KALE AH OO LAGU QORO DADKII HADAAFTIMO BISHII RAMADAAN AY KHAYAAMAYEEN TUUGTII AMA MIDGIHII HABARYOONIS. DAGAALKU WAYS SHARAFDHAAMAA LAAKIIN MA WAX DAGAAL LAGU MAGCAABAA KAASI. SOO DAAYA WARKA. |
    Saahid | Thursday, February 22, 2001 - 02:55 am Waryaa Hadaaf miyaan ku garanayaa....Ina hebel Cahsuur ma tahay oo reer Fatah ah |
    maxamed hadaaf | Thursday, February 22, 2001 - 06:06 am saahid, maya ina hebel cashuur ma ahi, reer faataxna ma ahi e talo ma haysaa |
    Saahid | Thursday, February 22, 2001 - 06:30 am Waar waxaa haba ka hadlin .....nimanka tuuga tuuga daa mooyee way jabeen.....Habaryoonis Damala Xagare iyo Xingalool ayay ku jabeen iyo weliba jiidali iyo meelkast oo ay soo weeraraan waxbaa lagaga laynayey...... Markaa haku ciil qabin...... Xanuunkii Xingalool kaga dhacay heestan ayay tiriyeen 'Ragii Xingalool xanuun arag xisaabina waa sugaysaa' laba boqol ayaa laga dilay maalintaa... Damala Xagare dagaalkii u danbeeyey ee ay ku wiiqmeenba ooy diba usoo laaban kari waayeen....imisaa laga diley 250 ayaa laga diley 40 maxaabiisana waa la qabtay. waa xaqiiqo guys warkan iyagaa soo sheegay maalintaa waxaan 80 nin gaadhin ayaa dib uga laabtay.... Markaa cashara way qaateen.... |
    mustaqbal | Thursday, February 22, 2001 - 03:50 pm Assalamu calaykum waxaan u sheegayaa dhalinyarada reer hadaaftimoodka dhabta ah in aaney bogan waxba ku qorin. waayo reer hadaaftimoodku ma aha dad nac nac uun maanta dhan shuba iyo wax sanado hore laga soo guurey dad ku celceliya ee waa dad mustaqbalka iyo dantooda ka hadla. markaa qolkan uu furtay ninkan aadka u danbeeya ee aan meteli karin hadaaftimo ha laga aamuso reer hadaaftimow oo yaan lala wad wadin. anigu koley waxaan hubaa ninkani inaanu reer hadaadftimo ahayne. |
    hadaaf | Friday, February 23, 2001 - 08:36 am mustaqbal laawow maxaad ku tiri ma ahi nin reer hadaaftimo. mawaxad diidaysaa in la ilaawi taariikh dhacday oo laga faaiidaysto. mise waxad rabtaa in runta aan la sheegin, oo la ilaawo raggii hadaaftimo lagu xasuuqay iyagoo sooman oo u diyaargaroobay inay afuraan. intaasu waa mid. ugu danbayn laba mid baad tahay, ama daba dhiliftii habar yoonis ama adabaa ah tuugtii midkood. |
    hadaaftimo yaqaan. | Sunday, April 01, 2001 - 03:59 pm maxaad xingaloolyo ugu faanaysaan iyo damale xagare, iyo meesha ragu degan yahay hadaaftimo meel habro edebdaran joogan si kasta loogel aan khajilayn ordayoo khadka ka baxa. |
    Anonymous | Tuesday, April 03, 2001 - 09:51 am Kan isku sheegayaa hadaaftimo waa qabiilaystihii aanu ka soo baacsanay "saldanadii warsangeli iyo dhulkedii" ha la hadlina hana la tirsanina meel xun alla geega. |
    calmadow | Saturday, April 07, 2001 - 02:42 am boggan waxaa iska leh dhamaan ururka qudhunka iyo qaniisiinta hadaaftimo waxaana u madaxa haada rabto inaad ku soo biirto mr ma dherge iyo naagtiisa mrs dharaqsato oo ha reer hadaaftimo nin waliba yaqaano xitaa dareewaliinta iyo kirishboyiinta wuxuuna gurigiisu jeeda qorax ka soobaxa dhan ka badhan , badhana waxaa gurigiisu ku yaalaa duleedka guriga higlo agtiisa |
    CIRKAYEEDH | Saturday, April 07, 2001 - 04:20 am HADAL BADAN DANBAA DHANTA WAXTARKII MANDAQADA WUXU NOQDAY INAAD CAYTANTAAN LOOMA BAHNA NIN MA MATELI KARO DHULKAN UU KA DOODAYO WAX MATAROW HOYO IYO ABABE WAY KU SUGAYAN ADNA WAXAD WADA WAXAN JIRIN KARAMADA MANDAQADA ILAALIYA IDINKU HADAD LUNTEEN ALAA QAALIB |
    dige hadaaftimo | Saturday, April 07, 2001 - 09:19 am wxaan akhriyey dhaman bogga sanag oo dhan waxaa ugusaqajaansan sibaayo iyo kan la tartamay iyo cal madow marka nimankaas ha la hadlo reer baadiyaha ah |
    AHMED.G | Monday, April 09, 2001 - 12:11 pm MA WAXAA NIN ILAAH YAQAN AH NIN ADOO AFURAYA OO SOOMAN KUGU XADAY DAGAAL KUNA LEH WAA MUSLIM U DAGAALMA SIDA RAGU HADII KALE AAMUS IIDOOR YAHOW WAXAAD TIHIIN GAALO GAALO DHASHAY OODAGAAL AQOON DIIN AQOON DAD AQOON GAALO AAD FUTADA UDHAQDAAN MOOYEE IDOOR DABACAYUUN |
    dhiiqo | Friday, April 13, 2001 - 11:45 am dhoqdii reer garaad ninkii dhabi jiraa yaqaan ee dhiga dhooftinle ogayslabe ha soo dhabee. |