Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: BAL KA WARRAN DHISIDDA JUBBA LAND
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaashi weer

Thursday, February 22, 2001 - 03:10 pm
Salaan qoyska
waxaa jabuuti lagu soo dhisay dowlad,waxaa madax looga dhigay nimankii hawiye,waxaad mooddaa taageeradii inay dad badan kala noqdeen,balse annagu aan weli taageerno.balse sida ii caddaatey nimankaa hawiye dowlad inay noqdaan oo ummad hoggaamiyaan ma rabaan,weli bililiqo bay ku mashquulsan yihiin.taa waxaa kuugu filan mucaaradka ugu weyn waa habargidir.sheekadu waxay noqon in mucaawinadii adduunka iyaga faraha loo geliyo dabadeed kugu amarkutaagleeyaan.dabadeed sidii berigii hore waxaan hanti haysano xamar la tagno,haddana naga soo cayrsadaan.
soow ma habboona inaan dooxada jubba maamul ka samaysano,oon ummadaha dooxada nala deggan soo dhaweyno oon hoggaamino illeen waan ku fiican nahay taase,labo xudduudood,dooxadii jubba,bad,dhul daaq iyo beero leh...ii sheeg cid kaa wanaagsan.bal nafyahay fekeroo cidladaa ku faqoo bal dan ma kuu tahay JUBBA LAND.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ina shaahid

Thursday, February 22, 2001 - 04:04 pm
maya dan ma noo aha waayo marka hore anagu malihin juba land balse waxaan leenahay gedo.

tan labaad waxaan arkaa in aan ka cararidoono markii ay israacaan oo ay is abaabulaan cidii lahay jubbaland oo ka kooban harti iyo ogaadeen.

ku filan mareexaan qaxidii uu qixiyey caydiid oo sababay in aan qaxooti aduunka ku noqono anagoo dadka u bootayn jirnay, sidaa darteed ma ila fiicna in aan hadda hadana mar kale aan qaxno anagoo hogaamiye markaan haysan sidii siyaad fulay.


abgaal cusmaan waxay jilibka u dhigeen ayaan ka baqnay oo filadii dawladda xamar iyo hablihii gedo joogay uga cararnay. waan ogahay in niman badan oo mareexaan ah ay aabow dhahaan caruur aysan dhalin oo ay carcyeeyeen hawiye siiba habar gidir.

jubaland waaba wayn tahaye naagtaada maka warqabtaa waxay riman tahay? hehehehehe.


mareexaan ku waxuu la mid yahay sidii ninkii aabahaa dilay oo ku dhacay maanta kabaha u qaad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUULEED

Thursday, February 22, 2001 - 06:17 pm
TO INTA KUJIRTO SAAXIIBA YAAL WAXAA DAN NOO AH HADAAN M/R/ SADE NAHAY IN AAN DOWLADA TAAGEERNO OON LADIRIRNO DABA DHILIFKA KAADAN ISKUSHEEGAY INA SHAAHID SAAXIIB GOOBTAADA IYO QABIILKAAGA UHADAL ANNAGA HAINOO HADLINE AF IYO AQLI KAA BADAN AYUU ALLE INA SIIYAY CAQLIGAAD RABTID IN AAD MAREEXAAN KUQALADI HADII UU KAA YAHAY ALLE WUU KUGU FASHILAY SORRY SORRY J/HOOSE MALIHIN MAHABARTAA BAA KUGU TIRI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Thursday, February 22, 2001 - 09:38 pm
inta caqliga gadaal ka galay yaad waxaad moodaa in meesha loosoo tilmaamay.

ninka mowduuca furay putanaland maadka hadashad waa adiga jubaland iyo kismaanyo ku qarwaayo oo habeen walba nagusoo salalayee.

to. ina sharmuuto.

warheedhee inta aadan adiga siyaasad u gudbin aabaha ma taqaan???

balduqda ku laabo oo hooyooy ilaah baan kugu dhaarshee yaa idhalay dheh????

hadii cid ilma aysan dhalin aaba dhahdo anaga 21sano wax naga lumayeen inta aad adiga ka mid tahay oo habeenkii aadku qarawdo meel aad usoo martana aad la dahay...

aniga aan kula taliyo horta waa ceeb in dadka geeriyooday iyo uunka aaqiro lasoo fago.
hadaad sharaf moodayna waawax adiga kaa go an,

mida kale adiga miyaadan lahayn xataa qolooyin duqdu ka dhalatay hadii odagii la waayay,
maad ayaga la wadaagtid haasaawaha.

waa adiga sida dawoco sumaysan gurigan hadba qol kasoo galaye.


intaas waxaan raacinayaa mowduucan wuu xiran yahay..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaahid aabihiis

Friday, February 23, 2001 - 05:00 am
sxb mareexaan xaar ka iska du. website ka adiga ma lihid dawlad mareexaana ma laha, waana ILAAHAY mahadiis. qof walba meshuu rabuu geli karaa, hadday ku dhibayso iska daa in aad xaarkaan oo ka meesha ku qortid. haddii kale xor aad u tahay in aad wax qorto anaguna waa kaadaba qoraynaa ileen xorbaa nahaye. heheheheheheh.

ma istiri teknolajiyaadaan casriga ah ayaan nacay??? hehehehe. fila somalia laga xukumo.Heheheheheh. waqtigaas waa ku daayey.

dadkaada dhinaca ka raac waxba hoos ha fiirinin adigaa ka soo cararay. waan ogahay in ay ku dhibayso walle aniguna kaama daayo FULAYOOOOOWWW USHA. haddaa 10 jir tahay waa laguu baqa in aa tahay wacal habar gidir,WOOOOOW...heheheheheh

abgaal ayaa beeneyey haddii aad dhihi lahaydeen (war waxo jini ayey ahaayeen). marka maxaa ka hadlaysaan.hehehehehehehehe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaashi weer

Friday, February 23, 2001 - 03:56 pm
salaama
labo guuleed waan idin salaamay,waxaan rajeynayaa inaan ninkaan shaahid la dhaho aan loo bixin oon juuq loo oran illeen waa noole abuuristii ka halowdaye,aniguna putanoland kama iman waa nin reer burar-bahalo,bur seere,bay ciiro,bariiqadii xasan iley,buraa, fardhanaan,xaashiweer,fargeeleey,doofaareey,maykaareebay...war miyaan sii wadaa.intaa haddaad garan weydo anaa kuu fasiraya.
sheekadu waxay tahay nimankaa maalinkii kuu dawladeynaya ,habeenkiina kuu shufteynaya bal adigu si u dhaan.
waad aragtay newyork iyo london waxaa lagu ammaanaa jinsiyadaha kala duwan ee ku nool iyo dhaqamada kala duwan,magaalooyinkeenana cid walbaa ku nool oo waa dhaqan wanaag soo dhaweynta cid walba,iyo inaan cid walba wax u ogolaano ,taasina waa middaan soomaali 21 sano aan hoggaanka u hayney.marka cid na diideysa ma jirtee bal inaan maamulkaa samaysano ka warrama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHAGO-BACAYR

Sunday, February 25, 2001 - 09:37 pm
ANIGA WAXAAN QABAA INAAN SIDA HADA NAHAY KU SOCONO OO NAXARIISTA ISKA DAYNO NALAGU BARTAY OO WIXII NA NECEB AAB DABKA SAARO,OO AAN DADKA AAN NA AQOON TUSNO WAXAAN NAHAY AYAAN ANIGU QABAA.WALAALAYAALOW AAN NAXARIISTA BADAN ISKA DAYNO OO WIXII NA NECEB GUBNO AYAAN QABAA ANIGU.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Osman

Sunday, March 04, 2001 - 08:15 am
Guuleedow yaa ku ku neceb sow adigaba kaama dhalan ina masale iyo ina biixi oo ka soo horjeeda dawlada ku meel gaarka ee danteena aan raacno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Sunday, March 04, 2001 - 08:27 am
Mareexaan kama hadli karto absuletly jubaland sababtoo ah maba jirto wax layiraahdo juboland ee waxaa jira doonto Southwesteren Administered Somalia oo uu Madaxweyne u noqonodoono Jaale Shaatigaduud.fadlan dhagayso wareysigiisa oo aad ka kehi doonto hornafrik idaacadeeda EE HA caytamina maantana shaati iyo gudoomiyahaadii caydiid waxay joogaan adisababa waxayna ka hadlayaana waa qofwaliba dantiis,miyaadan ku quusqaadan 21 sano oo dadka xasuuqaysay maantana aad rabto adigoo waxba aheen in aad dhul aad laheen aad sheegato war aqmaqyahow orod oo raac dantaada waana in aad taageertaa Col.cabdirisaaq biixi never trust on omar masale becouse he is weather.rude and motherfucker.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mariixaan dha!!!

Sunday, March 04, 2001 - 11:32 am
Jubaland waxaa dhisi kara dadkii lahaa waxaa ku gubtay majeerteen oo maal iyo muruqba ka badnaa mariixaan.
war hadaanu cid u ogolaanayno waxaanu u dayn lahayn ragaas kablalax ee mariixaan talxow ilka yare ma fakarow haka harin cumar xaajigaas waashay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHAGOBACAYR

Monday, March 05, 2001 - 07:59 pm
YOU GUYS STILL TALKING ABOUT JUBALAND,MAN THAT •••• IS OVER MAN,IT ALL OUR'S INSHAALAAH.TEEDA KALE AMA NAC AMA HA NICIN COMAR XAAJI IS OUR BELOVED LEADER,,,,,TEEDA KALE MA SHATIGADUUD AYAAD ISU DHIIBTEENMMMM,,,,MUMUMUMMUMU,,,,,,YAA ILA QOSLA MUMUMUMU,YAX YAX YAX YAX YAX ,,,,,,I CAN STOP LOUGHING AT YOU GUYS,,,,,BYE GUYS,,,,GOD BLESS MARIIXMAAN,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaahid

Tuesday, March 06, 2001 - 11:12 am
war nimanyahow weligay ma arag wax ka indha adag boon(hawrarsame& habar yaquub) iyo riibi ilka yar(talxe iyo reer gado). waxaan xasuustaa iyagoo sidii aydii kale meelaha xoolaha lagu qalo ku dagaalama caloosh iyo adimada xoolaha markii la soo tuuro. oo ma maantay ku riyoonayaan in ay dhul aysan lahayn ka taliyaan.

dawladii boonta iyo riibida markii ay jirtay ma dhacsadaan waa iyagii sidii xoolihii oo kale loo didiyaye. ooooooops. hadadaan soo xasuustay !!!!!
ilayn waa tii boontii iyo riibidii ay iska dhiibeen habar gidir!!!!!

war duulku sinjiyad xumaa, boon iyo riib walla ma daahiro haduu webi ku qubaystana saa waa sinji oo ma guuree. nimankii naagahooda kufsaday oo wacalo ku raray ayey kabaha u sidaan.

war maad i qabataan anigaaba falan e, maxaa kaloo aan ka sugi lahaa boon iyo riib ilka yar ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilkayar

Tuesday, March 06, 2001 - 06:14 pm
shaahid wabaa waxaa la yiri ayaad ku haysaa hada ka waran adigaan ku wasaynaa,adeer adkayso ha xanaaqine futada ii soo dhaq oo ii soo nadiifi ayaan ku oronayaa aniga hadalkale ma hayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xoogsade

Thursday, April 05, 2001 - 07:04 am
kaalay majeerteenka yaan loo naxin waa iga talo waxaan taladaas u jeedinayaa dadka degan j/hoose iyo gedo waayo waa dhurwaa hadaad u naxdidna aduu ku cunayaa dhinaca kale gob hadaad tihiin maad dhimashada ogalaataan waa idinka barida buuran sida naagihiiye dhowr meelood ayaad naagaha ka shabahdaan 1¬isxayisiinta iyo faanka beenta iyo waxbaan leenahay sida cilmi ,xoolo iyo awood aanan garanayn goorta aad wax ku noqonaysaan runtuna waxay tahay koonfurta somalia mamnuuc bay kaa tahay guna waxaa ah ninkii laga adagyahay gabdhihii aad ka cararteena u soo noqda hadii kale fura awalba waxba maydaan dhaamine naag naag qabtay ahayde