Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Togdheer: Where are the reer Dood brothers ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdiraxmaan Xasan

Friday, February 23, 2001 - 07:09 pm
I am looking for my brothers "Reer Dood".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

question

Wednesday, March 14, 2001 - 08:50 pm
reer doodku ma isaaqbaa mise waa dad la dega isaaqa waa su aale ha ka xanaaqin in reer dood jiro wa ogahay laakiin waxaan rabaa in aan ogaado su aashaa daad badan ayaan ku muranaa in reer dood yahay isaaq iyo in uu la dego sida ugays labaha la dega wersengeliga
waa salamnatihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 24, 2001 - 07:37 am
Kan hadda daka reer doodka ee sharaft le wax ka sheegayow qabyaalad baa ku madax martay waxaadna jaahil aan wax kale ka hadli karin.

Ummadaada wax fiican u sheeg oo qabiilka iska daa. ilaahy wuu neceb yahay qofka qabiil qod qoda markaa ilaahi ku abuuray ka baq waa mic lehna badka keen.
Haddii kale iska aamu