We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 25, 2001 - 09:49 pm nayaahee inaadeerey waa maxay waxan buuran ax ala dhaxan weynaa naa bal soo dhowow inaadeerey dee soo yara durugoo go,a wax iga huwi inaadeer bal xidigtaa day iyo dayaxu siday isugu dhowyihiin yeah cool haah dayax gacmeedka ka sokeeya maaragtaa quruxbadanaa inaadeer soo yara durug yeah that is cool waxaasoo dhan waa riyo soojeed ah waxaan ahay 38 sano raba gabadh dhaqankayga deegaanka sool ama ku dhow sheekadu waxay u socotaa guur shuruudahaygu mabadna gabdhaha intooda badan way baasayaan,guur hore dhib maleh,dabci adag anaa kuu degan buurnaan haba ka biqin keliya ii soo dir emailkan;gureeey yahoo@.com macaaneey wacaneey ila soo hadal inaadeer aduunka meelkasta ka joog,help .
|