Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: Jaamacada bayciiro
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 26, 2001 - 08:26 am
waxaan halkaan kusalaamayaa dhamaan jaamacada bayciiro meel kasta oo ay joogaanba waxaan idiin leeyahay maxaa warkiina loo waayay si aan wax iskaga waydiino dhamaan arimaha jaamacada bayciiro aan kuwada xariirno halkaan waxaa kali ah oo looga hadli karaa jaamacada bayciiro iyo wixii kusaabsan nawaaxigeeda waxaan kaloo rabaa inaan lahadlo dadka hada kayimid jaamacada bayciiro aniga waxaa iigu dambaysay 1990 magacayga waxaa layiraahdaa wiilbayciiro emailkayga waa wiilbayciiro yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kici

Thursday, April 05, 2001 - 09:55 am
wiil baaayciiro waa iga qoslisay duqa anigaba jaamacada ayaan ka imid bal warka soo daa xagee joogtaa maxaase jaamacada iska badaley duqa