Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: Reer Jaamacada Bayciiro Hambalyo?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer Bayciiro

Monday, February 26, 2001 - 09:56 am
waxaan halkaan ooga hambalyay nayaa dhamaan reer jaamacada bayciiro waxaan idiin leeyahay iga gudooma hambalyadaan aniga magacayga waa wiilbayciiro------please I need your discussions regarding jaamacada bayciiro in order to get a new communications with this page please get in touch with me and my email addres is wiilbayciiro yahoo.com. Iam waiting to hear from you by wiilbayciiro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

odaybayciiro

Monday, February 26, 2001 - 11:20 am
To wiilbayciiro waan kusalaamay waana kaa gudoomay hambalyadaada anigoo nin reer bayciiro waxaan sida wanaagsan oo xasuusta leh aad ii xasuusisay jaamacada bayciiro taasoo warkeeda iigu danbatsay mudo hore waxaan xasuustay meelaha kala ah xasan galal hareeriga cali bare iyo bacaadkii buraa beertii galayda kabixi jirtay ee duqa la yiraahdo aadan muxumed ala maxaan kacunay galey caruurnimadatdii wiilbayciiro macadeeyey inaan ahay nin reer bayciiro ah?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 26, 2001 - 12:11 pm
BROTHERS.

IAM JUST CONFUESING THIS TOPIC IS'T FOR FUN OR EXIST UNIVERSITY I HAVE NEVER HEAR ABOUT IT PLS TELL ME IF IT'S JOKE I WILL UNDERSTSAND.

YOUR SISTER CONFUESING.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilbayciiro

Tuesday, February 27, 2001 - 09:21 am
To anonymous Ijust want tell you that this topic is really topic, there,s nothing to confusing about it we are just talking about jaamacada bayciiro the only thing you can confuse is jaamacada bayciiro this is not really university this is the name of the place. this is clear to understand to my sister confusing and have a nice day by wiilbayciiro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilbayciiro

Tuesday, February 27, 2001 - 09:33 am
To odaybayciiro waan kusalaamay xaqiiqdii si wacan oo wanaagsan ayaad isu cadaysay inaad tahay odaybayciiro meelaha aad tilmaantay owgeed------If you need any more informations please do not hesitate to contact me and thank you for your discussions by wiilbayciiro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL C/GUDIID

Tuesday, February 27, 2001 - 02:22 pm
BAY CIIRO WAA KAAYANEEY SIDAA MIYAYSAN AHAYN ????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilbayciiro

Wednesday, February 28, 2001 - 08:52 am
To wiil c/gaduud bayciiro maaha kaayaneey ee waa jaamacada bayciiro waxayna isu jiraan qayaasta [45]kiilo miter kaayaneey waxay u dhowdahay meesha aad sheeganayso dabcan matihid reer ceelasha ee waad sheeganaysaa oo kali ah kuli calaa xaal iska faa'iidayso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilc/guduud

Wednesday, February 28, 2001 - 04:59 pm
to wiilbayciiro walaal waa ku salaamay salaan kadib walaal ru ahaantii anigu waxaan ahay nin kudhashay c/guduud hadii aad been moodayso waxaan kaaga sheekayn c/guduud waxaa oogu caansan babka degan c/g. duqii saalax khamiis ahaa iyo luunge iyo gaagaab iyo feerayare sharaawe macalin garaash waxay leedahay labo matoor waxay c/cade ujirtaa 12 km dhanka westiga .marka saaxiib taasi waa abtirkayga iiqirayo marka haddii aad wax kagaranayso waxaad iisheeqtaa ninka waraha iyo beeraha oodo ?????? 2 matooreytaha ?? duqa magaalada ?? saaxiid qaadqanacday sooma aha good hawsha meeshaa nooga siiwad
wiil c/guduud good bay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilbayciiro

Thursday, March 01, 2001 - 08:44 am
To wiil c/gaduud saaxiib waad ku baastay imtixaankii dadka aad sheegtayna way jiraan dhamaantood su'aalaha waxaan kajawaabi qaar kamid ah sida matooraystaha aniga markii iigu dambaysay waxaa matoorayste ka ahaa maxamed shiikh yuusuf sanadkii 1991 ayaana iigu dambaysay mayeyna sidaas ahayn wiil c/gaduud halkaa ka sii wad by wiilbayciiro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Humbaale

Monday, March 05, 2001 - 06:06 pm
Wiil ceel/guduud. Muddo haatan laga joogo 21 sono ayaan meel ceel/guduud u dhow u caano tagey. Hadii aad garaneyso waxaa la yiraahdaa Burar Bahalo". Magacu waa runoo laba habeen markaan joogney baa Abeeso duqowday na soo weerartay, soo in aan ka raar qaadano ma noqon. Waxaan u guurney meel xoogaa u jirta oo la yiraahdo Burar Wecelo!. Waxaan jeclaa bariis garcade ah oo lagu karin jiray makhaayada ku taalay Ceel/guduud, mar walba oon xoolaha ceelka keeno afar saxaan baan feeraha iska saari jiray.

Taariikh weeye aduun....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilbayciiro

Tuesday, March 06, 2001 - 07:25 am
To Humbaale aniga laf ahaan taydu sanadki 1991 ayaan caano u doontay meesha layiraahdo libaaxlow halkaas oo aan joogay sadex cawo si fiicana u caana cabay waxaan halkaas kasoo aaday tuulada ceel/cade sababtoo ah barigaas waxaan si aad ah u cabi jiray sigaarka waxaan kasoo lugeeyey libaaxlow waxaan soo dhacay ceel gaduud ugu horayntii waxaan soo fariistay maqaayada luunge wuxuu keenay saxan canjeero ah waxaan ku xijiyay xabad sigaar ah maalintaas waxaa jabnaa matoorkii cabdi fitaax ina nuurow halkaa inooga sii wad Humbaalow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caaqil B,ham

Friday, March 30, 2001 - 10:30 am
waan idin salaamay reer baciiro:
sida aan la socdo bayciiro waa meesha gobolga gedo ugu micna xun waxaan ula joodaa ugu baaba'san hadaa tihiin reer bayciiro dhab ah maxad ugu tala gasheen oo qorshe ah mise xusuus ahaan ayaad u wada taan. waxaa iga talo ah in waxlooqabto bayciiro oo lala simo meelaha ay ka magac dheer tahay ama sheeg sheegideeda isaga xishooda.
by Caaqil Birmingham. wiil bayciiro waad i fahamtay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nabadoon bayciiro

Tuesday, April 10, 2001 - 06:13 pm
Salaan sharaf leh hooya dhamaan ree Bayciiro.....
Hadii haboyaraatee Bayciiro wax loo qabanayo
fadlan hala isoo wargaliyo qaybteydu waa diyaar.
Heegan beynu unahay waxkasta oo jaamacada lagu
horumarinayo.gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha,
caafimaadka,waxbarashada iyo sugida amaanka.

By the chief of Bayciiro.