Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Shabeelada Hoose: BIMAAL HURDAAYOW HURDADA KA KAC
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaadsan

Thursday, March 01, 2001 - 05:04 am
Somalida dadka ugu degaanka wanaagsan uguna liita maxaa inaga dhigay Bimaalow, maxaa kheyrkeen inaga reebay, maxaa la inoo liidayaa inagoo soomaalida dhan ka dadnimo(taariikhda)iyo degaanba wanaagsan.
waxaan ku talinayaa inuu qofkasta oo Bimaal ah isku howlo inuu dhulkiisa horumariyo,cadow giisana iska caabiyo, sababtoo ah Soomaaliya ninkii awood leh ayaa ugu sareeya, cidina nagama awood badin karto hadey walaalaha bimaal ay is kaashadaan.