    Nuur Guudeey | Friday, March 02, 2001 - 08:46 am Halkaan waxaa loogu talo galey reer Buulaay. |
    CADAR | Wednesday, March 07, 2001 - 09:19 am HI THERE FROM BORN FROM BUULE. |
    raadiye | Friday, March 09, 2001 - 03:23 am haddii aad tihiin rer B/burte yaa yaqaano reer jiraabeey amaba FAADUMO SANEEY |
    Anonymous | Friday, March 09, 2001 - 11:05 pm anigaa aqaane maxaa ka rabtayna? |
    raadiye | Monday, March 12, 2001 - 04:19 am walaalow haddi aad garaneeyso iisoo sheeg meesha aan ka heli karo qof familkooda ayaan ahay mahadsanid |
    Anonymous | Monday, March 12, 2001 - 08:15 pm anigaa ah familkaase bal adiga is cadee oo ii sheeg qofkaad tahay? |
    daacad | Thursday, March 15, 2001 - 06:20 am waad salaamantihiin reer B/burte dhamaan tiin waxaan rabay inaan ogaado reer B/burte qabiil makudhaqmaan mise waa dad asxaab nimo ku wada socda oo aan qabiil isticmaalin waxaa layswaydiyay su.ashaas ee yaaka jawaabi karo yana layfahmin qalad, good by and good lucky all of them peacefull & I wish you to answere it. |
    sabraa | Monday, March 19, 2001 - 11:52 pm hadii aad tahiin reer buulaay yaa yaqaano nuur iidoow iyo madiino beereey ? |
    mustafa | Monday, March 19, 2001 - 11:59 pm waawareey war sabraa saaxiib qof aanan aqoon maleh labadaas qofood waxayna dhaleen fanaankii cadka macaa ee reer buulaay ahaa oo la dhaho axmadey nuur iidoow (JAANGOW) hooyadiisna waxaa la dhahaa madiino beereey , waraa sabraa adiga ma reer buulaay maadtahay ,koleey aniga waxaan aqaanaa sabraa reer b/weyne ahaa |
    Anonymous | Wednesday, March 21, 2001 - 07:37 pm waan idin salaamay dhamaantiin, waxaan u maleynayaa inad qaladeen magaca hooyada oo ah maryan beereey marka waad ilowdeen dadkii baan filayaa ama maba tihiin reer buulaay ee kooyto baad ku aheydeen. |