We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 02, 2001 - 08:47 am Reer B/weyne is xaadirsha
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 04, 2001 - 09:07 pm xaadir,,,,,,, Waxaan salaan ku beegan munaasibadda ciidul-adxaa halkaan uga gudbinaa dhamaan shacbi weeynaha Hiiraan anoo ilaaheey uga baryaa inuu B/weyne ka dhigo beerta raaxadda aamiin. Waxaan idiin soo xuley reer B/weynoow inaad igula ciidaan heesahaan: http://www.ayaamahapress.com/music/Waberi/Waacidi.ram http://www.ayaamahapress.com/music/Waberi/AllaMaanta.ram http://www.ayaamahapress.com/music/Waberi/ciidaciida.ram
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 04, 2001 - 09:08 pm xaadir,,,,,,, Waxaan salaan ku beegan munaasibadda ciidul-adxaa halkaan uga gudbinaa dhamaan shacbi weeynaha Hiiraan anoo ilaaheey uga baryaa inuu B/weyne ka dhigo beerta raaxadda aamiin. Waxaan idiin soo xuley reer B/weynoow inaad igula ciidaan heesahaan: http://www.ayaamahapress.com/music/Waberi/Waacidi.ram http://www.ayaamahapress.com/music/Waberi/AllaMaanta.ram http://www.ayaamahapress.com/music/Waberi/ciidaciida.ram
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 04, 2001 - 09:12 pm Iyo waxaan hilmaamey heestaan dunida ugu jeclahay heesaha lagu luuqeeyo afka Soomaliga, koleey waad wada taqaan heesta Nr.1 dunida Somalida ku jirta. http://www.hiiraan.com/Audio/beledweyne.ram
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 18, 2001 - 09:26 pm cabdicasiis waan kaa gudoonay tahniyada aad noo soo dirtay hadii aanahay reer /weyne ,waa sabraa yare oo kaa gudoomay kuna soo celiyay thank and ,,I just wanna say hi anybody who came from baladweyne., peace
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 20, 2001 - 07:27 am Salaamu aleykum Sanka? is this Carabeeto? Sabraa? It sounds very familiar but can't get it at this moment. Khalif Jocorihii Coach ahaayaa waawareey. Waa Axmadey oo idin Leh Taqabalahu Minaa Waninkum. Heesahana Bal naga yara joojiya waayo iskuma waafaqsanine. Nabadgelyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 22, 2001 - 12:15 am Khalif Jocorow ka waran beertii Cali Saalax iyo dhergane iyo Abdi indhoy. Ma xassusataa saaxiibkaa cabey aalkolo. Waa haddaad tahay Khaliif Jocorihii reer Fiiltare.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 22, 2001 - 05:27 am Abdicasiis Farax Maxamed(Sanka)Ina Carabeeto waa lagu yaqaan ee igala soo xiriir sugoow@hotmail.com waa Walaalka Bashir Abdi Dahir. Keepforwarding.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 22, 2001 - 09:39 am Xaadir,,haleeys xaadirsho aqyaareey! Bashiir Walaalkeeyga aan jeclahay ma ahi C/casiis Carabeeto oo waxaan ahay C/casiis Sanka Iridda-aamin. Sabraa yare waan ku salaamey walaalkey ala maxaan u xiisey dhalinta reer B/weyne sida Sabraa & Bashka & inkaloo maqan. Sabraa walaalkiis Aderkaa "Sabra" ayaa macalin ii ahaan jirey Dugsiga Sarre Sh.Ali Jimale. To: Aayar, Walaalkeey Aayar,HmHuu,Waxaad i soo xasuusisey Dhargane,kursigaan "Sarafyo" kala dhici gaarey,Ilaahoow nooga danbi dhaaf waxaan beerta Ali Saalah ka cuney,,, war ilma adeerayaaloow yaa garanaa meeley Caruurtiisa ku nool yihiin aniga koleey 50-gacan oo Moos ah & 10-jawaan oo seeytuun ah & Baabuur Canab,Dal,Liin ah koleey wuu igu leeyahay marxuunkaasee? Hadeer waan awoodaa inaan iska baxshee. ahahhaaahhahaha,,,,waxaan soo xasuustey hada ka hor maalin anagoo Wabiga Beertiisa ka soo galney uu Dhargane & xoogaa waardiyaal ah na soo bursadeen marka ayaga waxeey wateen BAANGADYO markaasaan wabiga isku soo wada shubney markaas wabiga Calaw ayuu ahaay laakiin Hir yar ,,,, Wax yar ka hor hiladaas Yaxaas ayaa lagu arkey oo wabiga dhan lama galeeyn maalinkaas waxeey aheeyd Hilo ku aadaneeyd Matoorka Beerta dhinaca Abdi-kuus iyo oo Seeytuunka ku aadaneeyd markaasaan wabiga isku soo shubney anagoo 5-ah. Dhargane & Ilaaladda kale weey ogaayeen in Yaaxaas meesha jiifo markaan wabiga isku wada shubney ayuu yaaxaas Dalka Hoos jiifey asna wabiga ku soo boodey naxdin darteed wuu jiifeye, hal mar ayaan Yaaxaaskii & 5-teeniiba isla tiinbaney laakiin intaanan wabiga soo galin waxaan maqleeyney qeeylo dad dhinaca kale joogey balse waxaan u maleeyneyney hortiina ayaa lagu jiraa ilaalo markaasaan wabiga isku tuurney waxeeyse ka wadeen Wabiga ha galina Yaaxaasaa hoostiina jiifee Jiinka ileen anaga jiinka uma jeednee. Waxii ka dhacey ilaaheey aa ogaa ,,ahaahhaaa Kalideey aa Caawa qosol ku waashey markaan soo xasuustey maalinkaas.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 04, 2001 - 04:06 am cabdi casiis waad iga qoslisay wallahi aniga reer buulaay ayaan ahay laakiin hooyadeey iyo reer abtigey oo dhan waa reer baletweyne waana aqaan.saaxiiboow cidihii( remmitence0haloo diro oo ha leysku dayo in la dhiso dhulkeena qurux badan i love hiiraan....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 06, 2001 - 08:49 am ahaha gax gax kik kik ahahaha gax gax gax kik kiki kiki ahahaha loooooooooooooooooool Waraa C/casiis Sanka Imboowgeeyoow maad buug ka qortid sheekooyinka noocaas ah ee sida runta ah u dhaceen waa taariiq loo baahan yahay. Thanks anyway si cajaa'ib leh ayaan u aqristey sheekadaan aad nooga sheekeysey weeyna maceed runtii dhowr asxaabteeyda ah baan uga sheekeyey oo iskoolka ila dhigato si aad ah ayeey ugu qosleen inkastoo xoogaa Thriller uu hadana ku jiro sheekadda. Salaan katimid Ex-Reer Buulaay bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 08, 2001 - 02:08 pm Baladweeyne waa tee matiiboorka weeyneed baladeeyne ayaa waxnooga dhigeeysiin waxaa la iga helaa dalmar2222@somalitalk.co
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 08, 2001 - 02:08 pm Baladweeyne waa tee matiiboorka weeyneed baladeeyne ayaa waxnooga dhigeeysiin waxaa la iga helaa dalmar2222@somalitalk.co
|