Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Hiiraan: HALGAN ,,,,,,,41
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lii

Friday, March 02, 2001 - 08:51 am
igu sii sin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sabraa

Tuesday, March 20, 2001 - 12:15 am
damaantiin waa salaamantahiin reer halgan iyo tobankii oday hana leegu salaamo dheenweyne,, farqalaal,, biyooleey,, gedaan,,iyo intii soo raacdo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BANYII

Thursday, March 22, 2001 - 09:56 am
War waa iga su'aale Sabraa maxaa Halgan_41,kaa galey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asbraa

Sunday, March 25, 2001 - 11:34 pm
waraa adiga intii aad banyi ku haysid kulama hadlaayo ee ninyahow magacaada sheeg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Banyii

Monday, March 26, 2001 - 07:18 am
War ninyahoow hadaad B/weyne ka timid Banyii waad taqaan hadaad kooyto tahayna ood B/weyne gadaal ka timid wareeyso Reer B/weynaha kula dagan ayagaa Banyii kasaayaane.
Adiga Sabrie koleey Asal ahaan aniga uma hadlaayee waxaan u hadlaa astaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SABRAA

Tuesday, March 27, 2001 - 12:02 am
TO,,BANYII saaxiib aniga banyii waan aqaanaa mida kale aniga waxaan ahay reer b/weyne waan ku dhashay kuna soo goray laakiin waxaan hubaa banyii in uusan nooleen marka adiga maxaa magacaada u diideeysaa ,, mida kale halgan waa meeshii aan asal ahaan ka imid ee adiga ila soo xiriir emailkan MUSTAFSABRAAGO.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALXIIS

Tuesday, March 27, 2001 - 08:32 am
MUSTAFSABRAAGO.COM
Maxaad ula jeedaa walaalkiis Sabraa?
Mida kale inaa lilaahi wa inaa ileeyhu raajicuun.
War nin yahoow ma dhintey Banyii ,,Maa shaa alaah,
walaahi ma aanan maqlin geeridda ninkaas,maanta kadib ma isticmaali dooni magaca ninkaas insha-alaah.
Magaceeyga aan hada kadib isticmaali doono waa:
Dalxiis.
E-mailka sax walaalkiis Sabraa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SABRAA

Tuesday, March 27, 2001 - 04:31 pm
TO, DALXIIS saaxiib wali maana ku garan ee isku keeysheeg waa sabraa yare ee igala soo xiriir emailkan MUSTAFSABRAA@GO.COM