We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 07, 2001 - 09:22 am BARSHO FURAN GABDHAHA IYO WIILASH REER HIIRAAN.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 08, 2001 - 07:34 am Hi Cadar waxaan ahay gabar walaashaa ah oo ku nool Europe ee adiga intee ku nooshahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 08, 2001 - 03:12 pm to khadija waxaan ku noolahay usa. barasho wanaagsan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 09, 2001 - 03:05 am cadar abaayo waan ku salaamay salaan ka dib abaayo waxaan kuugu mahad celinayaa bogga isbarashara aad furtay ee reer hiiraan waxaan ka mid ahay wiilasha reer hiiraan maxaad ka qabtaa haddi aad barashada adiga kaa bilaabo halkee joogtaa cadar mamagacaaga runta ahaa in tee kaa heli karaa xaafadee aad kadeganaan jirtay B/weyne
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 09, 2001 - 03:56 am Hellooow to all reer joodax. I am delighted finally that reer joodax inay ruraysteen their own isbarasho area, coz i was confused and fly around untill i pumped into this area so how are y'all doing imbow and imbaayayaal / bro and sis which ever way y'all like it? I liikit!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 09, 2001 - 03:57 am Hellooow to all reer joodax. I am delighted finally that reer joodax inay Xuraysteen their own isbarasho area, coz i was confused and fly around untill i pumped into this area so how are y'all doing imbow and imbaayayaal / bro and sis which ever way y'all like it? I liikit!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 09, 2001 - 08:22 am Waad mahadsantahay walaashiis cadar aniga waxaan daganahay dalka Belgium,waxaanan ka imid xaafadda xidigta ee B/weyne,waxaana iigu danbeeysey Beledkii raaxada lahaa mudo lago joogo 20-sano inkastoon 10-sano aan ku noolaa Xamar 10-sanona France & Belgium. Dr-ka walaalkiis adna waan ku salaamey ee isi soo sheeg hee B/weyne waa laga wada yimidee. Thanks Qadiija_Hiiraan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 09, 2001 - 08:23 am Mohammed_Nasser walaalkiis waan ku salaamey ee bal adna isi soo sheeg hee.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 08:32 pm mahamed nasir i am in us waxaan ku dhashy buule berte. us ayaan joogaa adnah?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 15, 2001 - 12:22 am cadar abaayo waan ku salmay waad ku mahadsantahay sida wanaagsan ee aad iila soo xiriirtay aniga waxaan ku dhashay B/weyne howlwadaag laakiin haddi aad reer b/bure tahay waxaa ku weydiinayaa magaraneeysaa faadumo saneey maba reer jiraabeey abaayo aniga waxaan ku noolalahay HOLLAND wixii faafaahin ah waxa aad igala soo xiriiri kartaa halkani in kastoo aan ka jeclaa in aan helo emailkaaga qaaska ah si aan ugu wada sheekeeysano halkani waa poplica abayo kheyr ayaan kuu rajeeynayaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 15, 2001 - 07:03 am waad salaamantihiin dhamaan reer hiiraan waxaan rabay inaan ogaado aaway gabdhahii qurqurxqanaa ee reer hiiraan mise masoo dhoofaan waxaan rabay inaan barto gabar from hiiraan ah. Magaceyga waa sakariyo mohamed. Dadeyda waa (24 years dhirirka waa 1.80 midabka cadaan waakan somalida dabeecada unknown)waxaan kunoolahay U.K LONDON fadlan hadaad runsheegeyso ii dhaaf fariin oo aad tahay gabar mustaqbal rabto all peacefull
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 15, 2001 - 07:08 am to cadar waxaan ku waydiiyay hadii aad tahay reer B/burte xagee kadaganeyd yaase kulood aheyd.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 17, 2001 - 08:28 pm salaan maasha alaah. runtii buulo waan ku dhashay waana ahay reer hiiraan laakiin skuul mogadishu ayaan ka dhigtay. mahamed e-mailkaada reeb anaa kuu soo diraa e-mail.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 18, 2001 - 08:19 pm hi cadar waan ku salaamay waxaan ahay wiil reer hiiraan ah oo ku dhashay b/weyne xaafada kooshin liiqliiqato agteeda waxaana ka baxay dugsiga hoose dhexe ee jamaljaan ama howlwadaag hadba sidii loo yaqaano markii aan bilaabay dugsiga sare ee axmed warsame ayaan u guuray xamar oo aan ka dhameystay dugsiga sare ee fiiftiimeey lakiin sanad kasta markii laxiro iskuulka ayaan aadi jiray b/weyne ,waana jeclahay oo xudunteyda ayaa ku duugan b/weyne is my home town
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 18, 2001 - 08:29 pm hi cadar waan ku salaamay waxaan ahay wiil reer hiiraan ah oo ku dhashay b/weyne xaafada kooshin liiqliiqato agteeda waxaana ka baxay dugsiga hoose dhexe ee jamaljaan ama howlwadaag hadba sidii loo yaqaano markii aan bilaabay dugsiga sare ee axmed warsame ayaan u guuray xamar oo aan ka dhameystay dugsiga sare ee fiiftiimeey lakiin sanad kasta markii laxiro iskuulka ayaan aadi jiray b/weyne ,waana jeclahay oo xudunteyda ayaa ku duugan b/weyne is my home town,and i live in minnesota
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 19, 2001 - 03:41 am cadar abaayo waan ku slaamay salaan ka dib waxaan mahad balaaran kaaga celinayaa sida wanagsan ee aad iila soo xiriireeyso wixii akhbaar ah waxaad igaala soo xiriiri kartaa emailkani(qoslaaye114@hotmail.com) waxaan kaa sugaabo waa jawaab mahadsanid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 22, 2001 - 10:58 am Hello guys!!!!! I'm Hiiranian pretty((?))girl!!!! My name is Leila(20),i'm student from NY. I attend New York College and i would like to be friends with both male and female (17-30)(Not Boyfriend)from Hiiraan. I would love to know more things from Hiiraan,couse i born in B/wein but i didn't grow up in Hiiraan. I'm intrested in many things from Hiiraan like Basketball,Qoono & many other Sports and Cultures. I like to play BASKETBALL,i don't know Hiiraanian basketball players,One day i meet in NY one Somaliland boy who told me: "You have something with yo" and i asked hem: "What do yo mean?" and he said: "couse yo roots r from Hiiraan." So somebody,please tell me about basketball from Hiiraan. Please write back as soon as you can! I'm really looking forward to hearing from you!!! I wanna chat many things eachother!!! Please write me soon, i'll be sure reply! I'm looking forward to coming many nice words from you!!!! Leila
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 23, 2001 - 06:37 pm hi laila, plz let me know how i can reach u.realy wanna chat with you
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 24, 2001 - 10:51 am Kamal thanks brother.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 24, 2001 - 08:39 pm u wlc sis,but i thought u said u wanna chat with others,i'm still waiting where or how i can contact with u.just chatting as u mention sis i live in tennessee hope u will answer again tks.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 24, 2001 - 11:17 pm Hi my brother Kamal, if yo wanna chat with me is oke, leave your e-mail adress.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 25, 2001 - 07:15 am waxaan halkaann kasalaamaa dhamaan reer hiiraan meel kasta aay joogaanba waxaan idinleeyahay barasho wanaagsan aniga waxaan kudhashay kuna soo barbaaray b/weyne xaafada fiiltare
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 25, 2001 - 09:33 pm HI LEILA,ok my e-mail is zackaria1997@hotmail.com hope hear from you bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 01:40 am hi leila my another email is sayros2yk@hotmail.com,,,or zackaria1997@hotmail.com ,,have nice a day
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 02:16 am HI, EVERYBODY my name is fahmi Iam 26 years old I was born and raised in b/weyne ,I wanna meet a girl who born and raised at same place, , Iam student and I live in minnesota
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 11:10 pm what the ...... is that? who ever ur try to be a man enough to write ur own e-mail. really it's not funny what ur doing.trying to walk somebody elses shoe, i've never ever seen somebody so stupid like u fool.sorry leila that wanna-be kamal is not me whoever he might be.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 28, 2001 - 03:02 am salaamacaleykum, walaalayaal!! Anigana mid imbaydiin ah aan ahay, laakiin Hiiran kuma aan dhalanin wiligeyna maan tagin, laakiin Insha-Allah in aan tago aad iyo aan ayaan u jeclahay. So waxaan idin weydiinaa in aan welcome ku ahay pagekaan mase waxaad leedihiin dadka Hiiraan ku dhasheylee aa lagu talagalay?? AAd ayan u rabilahaa in aan la xeriiro dad walaala ah.. Salaa´macaleykum..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 30, 2001 - 03:09 am Abaay su,aashaa oo kale anaa doonayey in aan weydiiyo. balse waxaan kudhihi lahaa aan iska xogsano waa walaalaheene waxba nama dhahayaane. by the way wad salaamantihiin dhamaanba reer hiran i love ya ,peace
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 02, 2001 - 08:44 pm waan idin salaamey dhamaan woow meesha waa lagu soo batey saas ayaan rabaa. meel ay dhalin yarada isku bartaan walaaltinime or more than that. I will visit soon in this any questions leave e-mail i will send you one inshalah.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 02, 2001 - 10:19 pm TO CADAR .adiga cadareey maxaad tahay i means ma reer hiiraan aad tahay hadii aadtahayna cagee hiiraan ka daganeed iscadeey waan ku fahmi waaynay ma reer b/weyne ama b/burte ama anywhere olse???????????
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 02, 2001 - 10:33 pm hi laila ,i found u email and i 'll send u soon this is really kamal ,i means the reason i gave u 2 email is i forgaten my password, i remember now another stupid playing my name , wht the..h.is tht
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 03, 2001 - 04:03 am Salaamacaleykum, walaalahey!! I hope in aad kuligiinba ii caafimad qabtiin oo ii raydiin... Waxaan idin weydinlahay, markaan soomaliyo u noqo ma xamar aad dagileheedeen mese Hiiraan, sababtona maxay tahay?? Bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 04, 2001 - 02:38 am Hi everyone my name is M.hanad I was bron in HIRRAN Eg.23 years old now studding computer electrical and programing University I live in UK.London I would like to meet or contact to know each other from HIIRAAN girls, so leave your E.mail and then I would contact you Peace all of you.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 04, 2001 - 03:54 am waxaan ku dhashyn buulo barde hadana waxaan ku noolahay byron bay australia waxaan degi laha hadaan soomaaliya ku noqdo duleedka magaalad buulo barde meel webiga agtiisa oo aan villa ka dhisna doonaa ka dibna aan ku abuuran doonaa beer ama jardiino qurux badan....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 04, 2001 - 04:08 am hi you doing all ya reer hiiran boys and girls iam 19 years old live in kadar{oman} salaan dhamaantiinba , see ya
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 06, 2001 - 10:53 am salaan dhamaan reer baledweyne. walaalayaal waan idin salaamay marka hore meelkasta oo aad kala joogtaanba aniga waxaan ahay reer baled weyne laakiin kuma dhalan laakiin reer keena oo dhan ayaa ku dhashay oo hadeerna degan, aniga haddaan iskiin baro qabiil ahaan waxaan ka soo jeedaa gedo,laakiin waxaan ahay reer beled wewyne, runtiina aad baan u jeclahay cidwalba oo ka timid magaaladaas qiimaha badan. walaalayaal barasha wanaagsan. meeshiina kasii wadda xiriirka aniga waxaa lay yiraa hanad.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 08, 2001 - 05:33 pm Hello salaan kamaal buulo aan ku dhashay bro. i grow up mogadishu so know you know. take care. bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 09, 2001 - 01:57 pm Waxaa la i yiraahdaa maxamed cali waxaan ku noolahay LIIBIYA Walaalayaal Barsho wanaagsan waxaan la iigu yeeraa SUULEEY My E-mail is farxaan2002@hotmail.com Barasho wanaagsan Reer hiiraan Waa walaalkiin suuleey byeeeeeeeeeeee.
|