Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Waqooyi Galbeed: The ISAAQ Somali's trouble some childhood////////
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haydamo

Thursday, March 08, 2001 - 01:42 am
Isaaq waa ciyaalka qalqaaliga ee Somalida
Gabdhahoodu markey dhashaan waxaa loogu duceeyaa
Illahey bahalka hakuu barakeeyo....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 13, 2001 - 12:59 am
Hooyadaa iyo daaroodkaanu baabinay u sheeg markii siyaad afweyne iyo markii mad mullahii khamriilaha ahaa sayidka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin qabyaalada aan u neceb

Thursday, March 22, 2001 - 06:11 am
labadiinuba isma dhantaan oo waxaad tihiin labe qabiilayste.
qabyaalad Ilaahay baa laga fogaadaa.
Qabiilkaaguna aakhiro kuu shafeeca qaadi maayo.

Ninkii qabiil hore danbi ugu galinay Ilaahay u daa isagaa la xisaabtamayee.
Ilaahay cid ka weyn oo wax lagu reebo ma jirto.

Markaa ninkii qabiil ummad wax ku yeelay isaga ayay aakhiro u taalaa.

Idinku hadda nin walbow naftaada qabiil iyo qudhunimo ka ilaali.
War idinku danbi macag qabiil oo beenbeen ah oo aan waba ku tarayn haku gelin.

Qabiil waa
"brain wash"
isku dir
colaad
shaki
Eexasho
Dulinimo
cadaabtii oo aad fooda u saaran tahay
Dib u dhac

war dayahow qabiil iska tuura dib ayuu u dhigay wixiina af somaali ku hadla oo dhane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali Omer Ali

Monday, April 02, 2001 - 12:50 pm
Yaa garanaya qofka hooyada iyo abaaha dhaleen ee aan ahayn gabadh walaasha ah, ambase wiil aad walaalo tihiin?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quman

Tuesday, April 03, 2001 - 02:21 am
TO Ninka Qabyaalada neceb

sxb waad salaaman tahay wax aan kugu taageeray arinta aad tidhi wax aan kasoo hor jeedaa Qabiilka sxb Qabiil waa sida aad usheegtay

midakale labadan sidii laba awr doobyaya

waa Haydamo iyo anonymous
waa laba maalaayacani ah sxb e ha u dhagdhigin WAXAANA KALUN SAn Qaabka kafatanka dhalin yaradau ay u kafatamaan halayaabin waa laba awr oo intuu roo roob helay meel barwaaqo kunool waa xiliga guge oo QooQan waa dad bilaa caqliya sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qabiil-ka-xoreebe

Wednesday, April 04, 2001 - 02:47 pm
To: Quman

Walaal aad baad u mahadsantahay.
aad baana ugu farxsanahay inaad qabiil iyo qudhunkiisaba ka soo horjeedid.
aad baan ugu farxsanahay in dad badan ay arkeen bilaamacnihiisa.

Qumaney waa sidaa aad u sheegataye labadan nin (Haydamo iyo anonymous) aniguu horaan hadal ugu dhameeyay;
I hope inay wax ku qaateen oo hada ka dib aanay qabiil(waa kii umada inaga reebaye) meesha keenayn.
Haddiise labadaa nin ay qudhunka sii wadaan annigu waxaan ku talin lahaa inaan loo jawaabin lalana tirsan.


Ninkii qabyaalada necbaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QAbiil-ka-maarme

Wednesday, April 04, 2001 - 02:59 pm
To: quman iyo intii kalee qabiil ka soo horjeeda

Waxaan jeclahay inaan idiin soo gudbiyo maqaalkan oo uu qoray nin la yiraahdo" QABIIL-KA-MAARME" oo aan ka soo koobi gareeyay meel kale.

Bal ila akhriya.


Tuesday, April 03, 2001 - 02:07 pm

Walaal qofkii qabiil u fiirsada ee fekeraya wuu arkayaa dulinimada qabiilku leeyahay.

Qofka weli ku dhegana waa nacas aan maskax lahayn.
Aqoontiisiina waba may tarin.

qabyaaladi waa:
===================

Ma dhamaato, dumiso, ma xishooto, ilaah kama

baqdo, ilaah kama xishooto, duliyo, dib u dhigto,

naanaabiso, dadka caqliga ka dooriso, xaasidnimo

hooyadeed, dulinimo aabaheed, colaad abuurto,

ninkeeda dib ula hadho, qiiro been ah ku abuurto,

faata dhakle dad ka dhigto, naartii dad ka

buuxiso,wanaag ka kaxayso, waddan dumiso, ummad

baab'iso, duli isu keento, xaraan ku faanto, dhiig
cabto, bahaayin ka dhigto, doqoniino adeerkeed,

nacayb abuurto.

Maxaad ii sheegaysaan bahashuba waa noocaase.
Kuma jiro Ilaahay baana ka magan galay.

ILAAHAY KA BAQA OO QABIIL ISKA DAAYA.

Qore; Qabiil-ka-maarme