Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Sanaag: The Isaaq Somali's trouble some childhood/////////
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aynabo

Thursday, March 08, 2001 - 01:50 am
Isaaqu waa ciyaalka qalqaaliga ee somlida
gabdhahoodu markey dhashaan waxaa loogu
duceeyaa koley qadi mayside passport ayaad
leedahay dee illaahey hakuu barakeeyo
Ali afyare????????//

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheeg

Thursday, March 08, 2001 - 02:35 am
aynabo

sxb qabyaalada waa laga gudbaye ilaahayha ku soo hadeeyo. gabdhaha aad wax ka sheegayso waxa laga yaabaa inay hooyadaa ku jirto markaa xishood walaalo. dadku way is dhaleen wayna wada degaane iska daa cuqdada kugu jirta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 19, 2001 - 09:58 am
March 19/01


Ainabo


waxaad tahay nin qabiiliste ah Ilaahayna wuu arkaa waxaad ku hadashay iyo sidaad ummad dhan oo somaaliyeed ugu gaftay.

Ilaahay ummadda ha kaa qabto wax xun baad la wareegaasaaye.

Kuwa aad isku qabiilka sheegataan waa inay afka kugu dhiftaan hadday wax garanayaan.

Ainabow walaal "Brain wash" ayaa kugu dhacay oo waxaa lagaa dhaadiciyay nacayb.

Ilaahay ka baq oo danbe dhaaf weydiiso. Dadka walaalahaa ee aad caadayna weydiiso inay ku saamaxaan...that is the best you can do.

Qabiil baad weli ku fekeraysaa. Nasiib darrow ba'.

Ilaahay waxaanu ka baryayanaa inuu wixii
qabiil ku dhaqma, ku eexda, ama dab ku huriyaa uu baab'iyo.


Nin reer cerigaabo
oo qabiil nacay(#37)