Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Sanaag: Yaa laasqoray iska leh
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geele dheere

Thursday, March 08, 2001 - 03:58 pm
Waryaa laasqoray iska leh sow reer Faatax ma aha laakiin maanta Adan saciid ayaa qaatay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Laasqorey

Thursday, March 08, 2001 - 07:35 pm
War Geele dheere, iyadoo laga wangaasan yahay mawduuca aad furtay hase yeeshee aan soo afjaro waxaan ku leeyahay Laasqorey waa xero Warsangali oo mala kala laha, Garaad Cabdalle, reer Saalax, Aadan Saciid, Nuux Cumar, iyo Dubeys iyo inta aanan halkan ku xusinba ayaa iska leh. Haddii aad iswaydiiseyna Ogeyslabe waa ina Garaad Cabdalle sidaa ula soco isagan.

Markaa Iidoor hadal ugama furna halkan. Haddii aad reerka taheyna waxaan ku leeyahay isku xishood oo meelahaa mataga la tag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asal laasqorey

Sunday, March 11, 2001 - 12:14 am
war yaa geele dheere iyo wiilbeeneedka laasqoreyyow , laas qorey ogeyslabaaleh reer faataxna waxay leeyihiin xeebaha kale
markaa duliyohow qurmey hadaad ilbaxdey,e orod hooyadaa caanaha kajaq fac you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geele dheere

Sunday, March 11, 2001 - 04:45 am
Warwa yaab kan leh laasqoray ogayslabale le,miyaadan oggayn in iyaddo reer fatax uu laasqoaray degganyahay.uu ogayslabe yimmi kabacdina aanu u oggolaanay in uu wax ka dhisto oo soo dego oo soo dhowaynay adna wad caytamaysaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asal laasqorey

Sunday, March 11, 2001 - 11:12 am
geele dheerow bal marka hore taariikhda raadi oo odayaasha wareyso, hadaan kuu sookoobo laas qorey waxay uqeybsaneyd 4 magaalo oo kala ah
kow xero goeyslabe oo dhina xeebta xigta labo xero reer faatax oo ah dhinaca wershada xigta oo loo yaqiiney berigaas magaalada MASAR
sadex dhinaca xigta buurta waa xananka iyo nawaaxigiisa'e waxay ahayd xero HINJIYE
dhinaca bogoxana waa xero nuux cumar markaa hanonoq kuwa hada ilbaxay ooraadi taariikhda, mise odeyku sheega hada ilbaxey ayaad wareysataa
saaxiibkaa nabadey wax raadi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garaad c/le

Sunday, March 11, 2001 - 11:22 am
waar heedhe habeen dhowayd ayaa nin ii waramay wuxuu yiri wixii caruu laasqoray taqaanay waxay isugu yimaadeen halakan waar dhegaysta laasqoray waa laasqoray cid laga sheegan karo ama warsan geli ama ogayslabe ma jirto waa magaalo u dhaxaysa labada reer kii muran ka qabaana ha iskeeno meeshan caruuray qabaailka meel hakaga dhicina waa aqaan idinkoo kale ku af bartay meeshaan oogaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Faatax

Sunday, March 11, 2001 - 01:39 pm
Wiilka Garaad cabdalle baad si fiican u haddashid wa taa laasqoray oo Adan saciid iyo ogayslabe sheegteene

waxaad tiraahdaa wa magaalo garaad cabdalle haddii aad reer fatax aadan jeclayn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asal laasqorey

Sunday, March 11, 2001 - 05:59 pm
war yaa wiil faatax matihid reer faatax ee reer faatax haceebeyn dufow, waryaa wiil garaad c/dale waan kugu raac sanahay arag tidaada caafimaadka qabta ee how joojin kuwa hada afka baranaaya ama qabyaalada hada baranaaya,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 14, 2001 - 10:24 am
March 14/2001


Ilaahay ummadda idinka qabay.
Gidigiin eey baad tihiin
qabyaaladi googoosay oo
jaahikliin ah.

Waxa wax idinka qaatana waa kuwo idinka liita.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salaax cabdi saalax

Thursday, March 15, 2001 - 12:52 am
.yaa ssheegtay laaska cidii iska leh waa la yaqaanaa laakiin dadkii waa magaalo soo wada gal oo cidina waxba kama dhaadhicin karto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Musse Care

Thursday, March 15, 2001 - 04:02 am
Yaa iska leh Laasqoray?????
who gives a •••• who that tiny miserable town
belongs to. Its full of Warsengeli madmadow oo fool xun oo faqash ah. its the smallest stinkiest town in all sanaag because all the faqash live there

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 15, 2001 - 07:07 am
March 15/01


RE: Musa Carre


Ninka Muuse Carre isugu yeedhayow waxaad tahay jaahil qabiiliste ah oo Ilaahay nacladay.
Hadaad wax garanaysiid qabiil dhan maad caydeen.

Ilahay hortiisa wax kuma lihid as long as aad "hate-monger" tahay.
Bal aakhiro qabiilkaaga oo dhan hasu yimaado oo Ilaahy haku yiraahdeen "Ilaahayow, ninkan qabiilkayagu ayuu u hiilanayay".
Dadka Musse Carre waa dad la yaqaan oo adiga oo kale ma aha. Probably waxaad tahay kuwa hate- mongers ah ee aan sanaagba u dhalan oo raba inay isku diraan dadka wada egan Sanaag.

Hadaad qof wax garanaya tahay dad iskamaad caydeen.

Kuwa kale ee warsageliga isku
sheegayaa ee mesha ka caytamayana
waa eey sidaado kale.
Because nin wax garanayaa qabiil kama hadlo.


Yaa iska ,...yaa iska leh.
.. yaaa iska leh...
War waxaad garanweydeen wax dhaama
oo aad ka hadashaan.
War maad is aastaan.
Intaan qabiil ka sheekaynaysaan
ummadiina maad wax u qabataan.
Ilayn watanoo way idiin caddahay
inaanu qabiil faaido lahayn
oo didiinkii baaba laf laf yar
yar isu kala saarayee.
QABYAALADI MA SHAQAYSO HADDAY
REERKIINA TAHAY IYO HADDII KALEBA.
ISAAQ WAYSKU DILEEN DHEXDOODA,
HAWIYE WAYSKU DILEEN DHEXDOODA,
MAJEERTEEN WAYSKU DILEEN DHEXDOODA.
May I also submit in magayadan qabaailka oo dhami ay yihiin wax faalso oo la sameeyay.
Isaaq ma jiro, Hawiye ma jiro, Daarood ma jiro. Gidigood waa magacyo been ah.
Ninkii run moodaana waa
nacas wax u dhiman yihiin.
Dadka af soomaaliga ku hadloo(waxaad doontidba iugu yeedhoo) qabiil futada iska geliya.
Annigu waan ka maarmay qabiil.\
Ilaahay iyo baniaadinimo
ayaan aaminsanahay


MA SHAQAYSO.......WAA NACLAD. WHAT MORE EVIDENCE DO YOU WANT?
Ifka in wixii af soomali ku hadla in
laga xaaqo ayaa ku wanagsanaan lahayd.

NINKII QABIIL KU DHAQMAN ILAAHAY HA NACLADO....AAMIIN.
AAKHIRONA MAXAAD KU HADLI MARKA ILAAHAY KU YIRAAHDO MAALINTAA IYO MAALINTAA MAXAAD QABIIL UGAGA EECXATAY NINKAA?

FOOLS...FOOLS. FOOLS; IDIINKUUN SOOMAALIYAY IS KHAYAAMAYNAYA.


NIN QABIIL KA XOROOBAY OO
ILAAHAY UUN YAQAANA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bosaaso

Thursday, March 15, 2001 - 07:50 am
You ain't seen nothing but a hound dog. The hell
with Laas qoray. come to Bosaaso and do business,
Bosaaso got more potential than Las qoray. We have the population,commerce.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

m.dhooftinle

Saturday, March 17, 2001 - 08:52 am
Assalamu calaykum

dhalinyarada meesha ku jirta waad salaamantihiin . aad iyo aad baan ugu bogaadinayaa dhalinyarada reer laasqoray ee halka ku jirta waayo waxaan arkaa in kuwo quruna oo ah kuwii meelaha kale ka wadey isku dirka iyo kala hgeynta dadka walaalaha ah ee is ah ey isku dayeen iney halkana ka abuuraan doqonimo nacabkoodu ku wiirsado laakiin aad baad uga taxadirteen reer magaalnimo iyo aqqoo fiican oo aad u leedihiin aaladan nin walab oo cadow iyo saaxiib ba soo gelayona waad muu jiseen . markaa reer laas qorayow sidaa u mideysnaada oo yaan cadow isku kiin dirin.

laasqoray dadka u dhashay oo dhan baa leh jilibyada warsangeli oo dhan iyo ogeyslabeba.
maanta lama joogo maalintii lays kala guri lahaa ee waa maalintii gacmaha lays qabsan lahaa si dadkeena looga saaro nolosha xun ee ay maanta ku jiraan.

markaa bal nimanyohow eega bogaga dhulbahante isaaq majeerteen. wax dantooda ayey kaga sheekaysanayaan inana dadkii wada dhashay baa isku cunayay meel walba cadowga hortiisa. markaa wake up guys and move forward instead of backward.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hadaaftimo

Monday, March 19, 2001 - 03:45 am
aamusa hooyadiin lawada wasye... isma wada dhaantaane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 19, 2001 - 06:43 am
MARCH 19/01


Dadyahow miyaad xanuunsanaysaan haddaanaydin qabyaalad ka hadlin.

Caqliguunu ma wuxuu ka badin waayay inaad idinku iskala gurtaan.

Xagay ka dheceen kuwii lahaa waxbaanu baranay. waxbarashadaadu qiima ma lha haddaanay qabiil kaa xorayn.

waxaad dib ugu dhacdeen dadkiina meesh degaa waa qabiilka aad ku dhaqantaan.
Maalinta aad iska deysaan qabiil
ayaa horumar iddinku horeeya.

Haddii kalena ummadda waad ka hadhaysaan.
Already dadku waa la yaabab yahay
saqajaanimadiina iyo doqoniinadiina ee dad iska dhiga oo wax macna leh ka hadla.

Magaaladiina wada dhista oo colaada idinka dhexeesa aasa.

Mise qabiilka dib idiin dhigay ka maarmimaysaan?

Walee waa idiin dhamaatay intaada qabiil ku fekereysaan.
.


Nin idinla yaaban
oo qabiilka neceb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WarsangeliAsal

Monday, March 19, 2001 - 09:19 am
Qadhmuunkaa reer Garaad iyo Ogayslabe ayaa Warsangeli kharibay.Waxay xantaan mooyee wax kale oo ay yaqaanaan ma jirto.Walaahaydaan ku dhaartee
sida ay u dhaqmaan waxad moodaa inay naaga keliya xabsi kula xidhnaanjireen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 20, 2001 - 06:28 am
arch 19/01

RE: WARSANGELIASAL


Waxaa tahay qabiiliste jaahil oo aan dhaamin kuwii hore meesha uga caytamayay.

Haddaad wax granaysid magac qabiil naftaada ugumaad yeedheen.

Mufaaqnimida iska daa ninyahow. wax naf leh ummadaada u sheeg.

Ma waxaad iga dhaadhicinaysaa intiina kale
ceeb ma lihidin oo labada qolo baa idin
waalaysaa? NONSENSE!

Ilaa aad qabiil magcawdaan mooyaane ma noolaanysaan miyaa?

Dhamaantiin waxaad ka timaadeen degmo xun oo aan wax horumar lahay. Yaa horumar gaadhsiinaya idinkii baa isku jeedaye?

Maye dhaliyaranidiina iyo dadkiina wax garanayay?

Maxaa afarta qabiiliste uun internetka wax
ugu soo qoraan?
Aaway dadkii fiicnaa oo beeshiina ka yimi?

War annaga waxba haysu kaaya kala qaadina nacasnimiina uma baahnine.
Qudhunkiina haddaanaydin ka maarmayn guriyiina ku soo dhamaysta oo ah keenina internetka.

Ummadaha kale waa idinla yaaban yihiin
oo yaq yaqsi ayaa haya.

weligeedba lama arag ummad sidoono kale ah.

Acuudi bilaahi mina sheedani rajiim.

war isla yaaba. war wax iskula hadha.
war waa la idinla yaaban yahay.
war dantiina wada qabsada sidan dib baad ugu dhacayseene.
war ina wax caqli leh miyaanay
idinku jirin?
War ilaahay ka baqa haddaad Ilaahay
aaminsan tihiin annigu waxba
idinka garanmaayee


Ilaahow kuwan u sahal!


Nin qabiil nacay
idinlana yaaban(#37)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c/risaaq ciise osmaan

Wednesday, March 28, 2001 - 05:21 am
mid qabiil aanu ahyn isku sheega si uu colaad uga dhex abuuro dad fidno abuur waa halkii layidhi dariiq toosan soomaaliyeey waa lagaa dedaye' waxaa laga yaabaa in yar mooyee intiinna badani in aanay ayn qabiil kay sheeganayaan.internet waa aalad yaab leh, laakiin nin walba ilaahay baa og oo ka war qaba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ismail ali

Saturday, March 31, 2001 - 06:17 pm
Yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaikaleh laasqorey.

Laasqorey ninkii iska lahaa wuu joogaa idin mana
Oga waa nin aadan siciid ah ee laasqorey hadal ka
ma furna orodoo hadaaftimo garweyn naagtaada iyo
caruurtaada ka cesho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caraale

Saturday, March 31, 2001 - 06:56 pm
Ku socota habraha laasqorey isku haysta laasqoray
waa xero warsangeli hadaad si fiican aad u
degenaan weydaan warsangeli ayey utaalaa.
iyo ragga dhulka iska leh xero warsageli ka
masuul ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M.C. garaad

Saturday, March 31, 2001 - 08:03 pm
ka timi maxamed Rashiid cali garaad
marka hore salaan marka labaad
laasqoray ilaahey baa leh ka sokow
waa magaalo warsangeli ninkii dood ka
qabow adigoon is qarin noo soo jawaab
cidii aan warsangeli ahayna hadal uga
furna

aan habeynee hannaanku waa hanaan laas qoray
sheekaduna waa xiran thay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDINLA YAABANE

Sunday, April 01, 2001 - 10:48 am
War dadkiinan jaahiliinta Ah ee qabiil uun ka sheekaynayaa miyaanaydin wax kale ka hadli karin?

qabiil waa waxaad ummada kale uga hadheen.

Qabiil qofka ku dhaqma ilaahay wuu ka fogaaday.

Qabiil waa eexasho, colaad, xaasidnimo, dulinimo, dib udhac, addduunkkood ka hadho.
Qofka qabiil ku dhaqmana Ilaahay wuu ciqaab buu ka mutay

Si kasta nadiif isaga dhig mar haddaad qabiil aaminsan tahay eexasho waad gelaysaa.

Qofkii Ilaahay ka baqayow, qabiil ka fogow.

Yaa halka iska leh, yaa halkaa iska leh baad ku habsaanteen, waadna isla fiican tihiin.

War wax naf leh ku hadla ummaddi waad ka hadheene.

Mise dad Ilaahay ka xishoonaya ma tihidin?

dadka meesha dega oo dhan magacay doonaanba ha isugu yeedheene ayaa iska leh laasqoray.

waxba ha iska riixina dadyahow qabyaaladu der dertay.

Ilaahay baa ku abuuray dadka mesha jooga oo dhan.

laahay ka biqi maysid marakaad dadka qaarna dafirtid qaarna sheegtid. taasina waa munaafaqnimo.

war ilaahii ku abuuray ka baq.Intaad qabiil ixtiraami lahayd ilaahay ixtiraam isagaa kula xisaabtamayee.
Xaqa ha ka biqin.


DADYAHOW QABIIL BAAD KU HABSAANTEENE SIDA ISU DHAAMA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laasqoray yaqaan

Wednesday, April 04, 2001 - 07:53 am
salaam dhamaan


war ina cali garaadow suaal baan ku weydiin ii bal iiga soo jawaab.


war ninyohow reer faatax sheeganaya laas qoray lama yaabani, aadan siciid lama yaabani ogeyslabe lama yaabani, nuux cumar lama yaabani waayo intaasiba waa deganyihiin xoog baana meeshaa looga yaqaan oo waa markhaati ma doonto. laakiin bal maxamed rasiidow noo sheeg reer garaad sida ay wax ugu yeesheen laasqoray. aan ka ahayn iney yihiin niman warsangeligoodaa kale ka mid ah.

please tell me some history and I am willing to listen and respect your idea.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 04, 2001 - 08:31 am
Hala Hadlina Laasqoray Yaqaan kan isku sheegay.


Waa kii fidnada badnaa oo hadba magac la soo baxaya.


HA U JAWAABINA.


HA KA GURINA
WAA NIN AAN ILAH AQOONE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AhmedYare

Wednesday, April 04, 2001 - 02:14 pm
Salaamu caleykum warahmatulahi wabarakatuhu.

Subxaanalaahi Caza-Wajala, Subxaanalaahi Caza-Wajala.
Hadii dadka qaarkis iyo xishood kala tageen, hadii waayadan danbe Xumihii iyo wixii laga xishoon jirey wanaag dadka qaarkiis ugu muudeen, hadii dadka qaarkiis aay diintii iyo dadnimadii Geed kulaaleen, ayaan waxaan aad ula yaabanahay bahda SOMALINET waxay indhaha uga laabatay in aay xidho doodahan noocan oo kale ah.

Dadyoho Hadaad ka xishoon waydeen Illahay idin khalqay Maka xishoon waydeen Bina aadanka oo laga akhrisanayo caalamka oo dhan?.

Ugu danbayntii waxaan Kacodsanayaa in qofkii dadnimadiisa iyo shakhsinidiisa jiritaankeeda jecel aanu ku qorin wax danbe bogan, Waxaanu leenahay qofkii qabatimay inaanu ka waantoobin waxyaabaha sharafdhaca u soo jiidaya mandaqada In Illahay Isagaa Caadile uu ka dhexqabto bulshada uu sadhaynayo uuna ka muujiyo calaamad uu bina aadanka kaga gooni yahay. Aamiin, Aamiin, Aamiin.

By Ahmed Yare.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laasqoray soo arkay

Saturday, April 07, 2001 - 06:24 am
asalamu calaykum

nimanak laasqoray ka hadlayow laasqoray beryahan war uma aydin heysaan. weliba waxaan la hadlayaa nimanka ogeyslabe iyo reer faatax oo magaalada sida runtu tahay ey magaaladoodii ahaan jirtey.

nimanyohow waxaad ka hadleysaan reer garaad magaaladii sheganayee ma ogtihiin in beri dhowaad aan laasqorey tegay. waxaan booqasho ku tegay shacabkii. waa shacabkii quruxda badnaa ee caruurta yaryar ee quruxda badan ee reer faatax iyo ogeyslabuhu ku ciyaari jireen waa shacabkii jalaato caruur cuneysa iyo mid filin ka soo baxay iyo mid nadiif ah oo meelahaa kubad ku jimicsanaya maahee aan cid kale lagu arki jirin.

shacabkii waxaan soo arkay oo dayaca ka muuqda iyo xaarka barxadihiisii yaala aad yaabeysid. shacabkii iyo wershedii oo dhamaantoo la biliiliqeystey oo aadan garan karinbe. gudahaan galay markaasaan waxaan ugu tegey shan nin oo uskaga iyo jilifta saaran aad yaabeysid oo meel ka mid ah ku ciyaaraya turub. waxaan weydiiyey waxa ay yihiin. wexey yiraahdeen waxaanu nahay reer saalax . waxaan iri war meesha aan joogaa miyaaney shacabkii ahayn mise dooxadii booxaaraan joogaa. wexey yiraahdeen waa shacabkii oo hadda loo yaqaan shacab reer saalax. waxaan iri war meesha maxaa idin keenay wexey yiraahdeen waxaa na keenay ninkii meesha lahaa oo ah ina carablow. waxaan iri wershedii meeday wexey yiraahdeen markii hore wadaadaa dhacay. markii dnbese waxay ogolaadeen in ina carablow dhoofsaday oo geeyey garoowe iyo boosaaso wadaadana ay marmarsiinyo ka dhigtaan.

sidaanu u wada hadleyney baa mid meel nagu dhw xaar la istaagay . markaan iri war suuliga isticmaal wuxuu yiri dhulkaa waasaca ah baa ilaah isiiyeyey maxaa suuli i gelinaya cirriirkiisa.

markaa nimanayohow meeshii laasqoray waxaa ilaah u kaday oo ehel u ah niman reer saalax la yiraahdo oo weliba dadku waa isdhaamaaye niman reer aadan la yiraahdo oo ka soo orday xadeed oo aan waxbaba laga dhaadhicin karin. reer garaadku inkastoy reer miyio ahaayeen hadana markey magaalooyinka ugu yimaadaan reer faatax iyo ogeyslabe waxay ogolaayeen in wax la baro. laakiin niman hadda yimi oo aan waxna oqoon waxna la bari karin ayaa laasqoray maanta qaatay. laasqorayna waxay noqotay kudaafad. markaa nimanyohow ogeyslabe iyo reer faatax waa inaad runta maanta jirta wajahdaan oo aydaan wixii aad beri taqaaneen weli raadin. marka hadaad aragtaan ilma cali garad iyo reer garaad kale oo meeshii sheeganaya yaan lala yaabin ileyn reer saalax baaba shacabkii turub ku ciyaaraya eh.

welcome to laasqoray oo reer saalax ku xaaray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

majabir

Saturday, April 07, 2001 - 09:23 pm
waad salaaman tihiin dhamaantiin in kastoo aydin istahilin salaanta, waxaa kale waxay shubayaan iyaga ayeey la jirtaa ee waxaan la hadlaya ninkan ugu danbeeyay oo yiri waxaan soo arkay laasqoray oo reer saalax turub ku ciyaarayo
horta anigu reer saalax ma ihi laakiin ninka wax ka sheega reer saalax ama reer mandaqada u dhashay
waa nin aniga iyo wixii damiir lehba waxka sheegay
tan kale ee aad magcowday cabdiraxmaan carblow
waxaan kuleeyahay tarbiyadaadi hore baa xumayd oo hadii aad kusoo kori lahayd guri reer wanaag san oo akhlaaq leh ninka maanta caruurtiisu caruurta leedahay waxba kamaad sheegteen xitaa hadii ay dhacday waxaad ku sheegayso waxaadna rabtaa in aad dadka beentaa ka dhaadhicisid oo laga qaato markii hore waxaan is iri ma caruurba waxa meeshan wax ku qoray markii aan arkayna waxaa ii cadaatay in uu yahay nin wayn oo nacas ah
si kastaba ha ahaatee laasqoray maanta uma baahna
reer sheegta ee waxay u baahantahay reer wax u qabta waxaadna ogaataan laasqoray in la soo dhaafay waqtigii ay ahayd miida oo ay u baahnayd in la sheegto
waar niman yahow ama hadalka iska daaya ama wax u qabta laasqoraydan aad sheeganaysaan meeshan aad kala sheeganaysaan haadka duula ayaa bakhtiya aad ledahy anaa leh iyo anaa leh
mida kale mandaqada waxaa lagu yaqaanay kala danbayn is ixtiraam wixii goormuu lumay, qaran jabay sidaas waa ahaan jiray
hablihii baa ka khajila waxaad ku hadlaysaan walaahay
waar niman yahow sida isu dhama
raalina iga ahada hadaan dheereeyay hadalkii
waxay tirahdaa soomalidu dumarka iyo hadalkuba duca la'aan bay tarmaan
waxaana kusoo khatimayaa gabaygii moh abdi aar
XINIINYOW CAD IYO BURO BAL MIDUUN AHAADOO GEESUUN HILABAHA BADHA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maraje,makhir

Monday, April 09, 2001 - 01:31 am
laasqoray waxaa leh somli gaara haan sanaag dadka dega waana meel ka mid ah gobolka sanag
waxaa intaas dheer waa qaras iyo danbi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 11, 2001 - 06:30 am
To: majabiir

walaal miyaanad ogeyn ninkan aad u jawaabtay inuu yahay munaafaqii dadka isku diri jiray oo marba qolo shegan jiray.

walaal ha u jawaabin wuxuu doonaba ha yiraahdee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xusuusiye

Wednesday, April 11, 2001 - 06:33 am
War intaad hadlaysaan oo is cayaysaan wax qabsada oo magaaladiina dhista.
maxaad isku haysataan waba meel aan waxbaba ahayne.

war dad iska dhiga.
war wershado samaysta.
war wado samaysta.
war dhakhtaro samaysta.
war qabyaalad iska daaya.
.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsangeli

Wednesday, April 11, 2001 - 06:50 am
To majabir


anigu waxaan aaminsanahay in qurunka reer faatax ah iyo ogeyslabeba laga qabto warsangeli waayo labaduba waxay dabada ku wataan isaaq iyo iyo qurun aan la aqoon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsangeli

Wednesday, April 11, 2001 - 09:16 am
Waryaa anagaa Warsangeligii dhabta ahaa ah.Adigu waxad tahay sheegato.Noo daa magaca waryaa.
Ogayslabe iyo Reer Fatax waa dadkayagii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsangeli

Wednesday, April 11, 2001 - 09:23 am
Waryaa anagaa Warsangeligii dhabta ahaa ah.Adigu waxad tahay sheegato.Noo daa magaca waryaa.
Ogayslabe iyo Reer Fatax waa dadkayagii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xusuusiye

Thursday, April 12, 2001 - 05:51 am
War maxaad qabsateen?
weli bahashii qudhunka ahayd(qabyaaladii idinla hadhay) ayaad ka sheekaynaysaan.

War ma waxbaa idiin dhiman?
caqli miyaanaydin lahayn?
Afkiinu qabyaalad waxaan ahayn kama hadli karo miyaa?

War maad wax isku fashaan oo dadkiina wax fiican u qabataan intaad qabiil ka hadlaysaan?

Qabiilka caydiisa iyo xaasidnimadiisa waad u xaraaradootaan miyaa?

Waxa fiican maxaa idiin diiday?
Miyaanaydin dad muslim oo ilaahay yaqaana ahayn?

Miyaanaydin dad damiir leh ahayn?

Anaa reer hebel ah iyo anaa reer hebel ah ayaad ka dhamaan weydeen.

yaa raba reer hebelkiina idiinku buuba isku kiin diraye.

ma cirkaa idinku ku soo dumaya hadaad xumaanta iska daysaan?


ISMA DHAANTO IYO DHASHEED.

War dadkii kale waydinla yaaban yahaye meesha ka kaca oo wax qabsada.

war kan munaafaqa ah ee marna warsangeli sheegta mana ogeyslabe sheegta intaad iska daysaan intiina kale wax qabsada hadal uun haku jirinee.

Waa sidee, dad karti leh miyaanaydin hayn?

Af ka nool uun ha noqonina ee dad iska dhiga.

Wershadiina kaluunka idinka ayaa furan kara; dowlad iyo aabaheed toona uma baahnidin.

Wado idinka ayaa dhisan kara.

Boqol wershadood oo yar yar ayaad samaysan kartaan.

dhakhtaro idinka ayaa samaysan kara.

Hadal naf ma leh xaasidnimona kaba sii daran.

war ummada labada dhinac idinka xigta siday u shaqaysteen eega.

war isla yaaba oo dad iska dhiga.