Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: YAA REER FARGEELAY AH?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Humbaale

Thursday, March 08, 2001 - 04:45 pm
Nabad dhamaan reer Fargeelay iyo dhamaan akhyaarta reer Gedo. Waxaan un maqlaa halkan C/guduud & C/cadde aaway reer Fargeeleydii?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmraam

Thursday, March 15, 2001 - 01:43 am
Anigu waa yaabaye, maxaa taariikhda dunidu wax uga qori weyday buurta humbaale oo ay caddahay inuu yahay mid la sanco ah ahraamta masaarida..
Weliba qaybaha uu ka samaysan yahay waa ka waaweyn yihiin kuwa ahraamta. Toley wiishash sidee ah ayaa lagu dhisay?

Ahraam