Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Togdheer: REER CAYNABO KU SOODHAWAADA HALKAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALI BARRE

Thursday, March 08, 2001 - 11:39 pm
Halka waxa loogu talagalay wixii reecaynabo ah meel kasta oo ay joogaan in ay isku waraystaan iyaga oo isdhaafsanaya rayigooda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cumar

Thursday, March 08, 2001 - 11:44 pm
To ali barre

waad salaamantahay ee soodaa waraaka, inigu waxan
ku noolahay argantina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali faarax

Saturday, March 10, 2001 - 07:58 am
waz up guys??

halka ka wada howsha.

caynabi waa sidee sxb??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anonymous

Tuesday, March 13, 2001 - 12:10 am
waa salaaman tihiin dhamaantiin

Cali barre aad baad ugu mahadsan tahay qolkan aad reer caynaba u furtay.dee bal noo waramana.

nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dbx

Friday, March 23, 2001 - 12:07 pm
walaal
caynabo yaa daga?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GOOFADHE

Saturday, March 24, 2001 - 03:44 am
To dbx

caynabo waxaa dega niman layidhaa CALI BARE IYO REER YOONIS. Markaa sidaa u ogoy, dhulbahantena waa laga qaaday dhamaad kii qarnigii
hore oo ku beegnaa 1898. Inkas ta oo dad koo dhami deganaa markii afweyne ka talinayey wadanka. kadib markii afweyne dhacay nin weliba wuxuu ku noqday tuu la diisii sida REER HAGAR ootegay Buuhoodle, Solamadow oo tagtay wadaamagoo, Adan madoobe oo tegay dhagax dheer.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAHAY

Saturday, March 24, 2001 - 09:27 am
U sheeg ragan sxb goofadhe.
in malgaaludu tahay magaalo bare aderxmaan iyo yonis adarxmaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caynab

Tuesday, March 27, 2001 - 09:43 pm
lol...Meesha ma gobtii Mahiigaanka ahayd ee muuse Abuukar baa gaangaanbinaysa...

Caynaba waxa dega
Reer Barre
Cali Barre (Gaalo dhinac-weyn)

Laakiin ninyohow nimankii Biciide Yoonis baa inatay farihii ka batteen meel walba nagu cidhiidhyey.
Biciide Yoonis xaggaa iyo Tuuladii xumayd ee laascaanod maxay ugu fidi waayeen illeen 20 km bayba u jiraane may qabsadaanniin

Caynaba warkeeda saan waaye
-Bank ayaa laga furay
-Magaaladii populationkeedii 10 kun buu marayaa
-Magaaladii way dhisantay laakiin intii xoolaha la joojiyey bay yara busaaradsatay
-agaaladu waa Qurji-free hadda
-Iskuulkeedii waa furan yahay
-Dhawaan waxa laga dhisi rabaa Caynaba Institute of Geel & adhi

Magaaladu waxay u baahan tahay.
-Iskuulka oo la balaarsho ama mid labaad loo dhiso.
-Mayor adag oo loo doorto (nimanka reer Barre nin aan ina Axmed Hankar ahayn ma waayeen..lol)
-isbitaalkii Ina-iskatoos habraha ku duri jirey waa dayacan yahay.
-Odaygii Cawil-Caano ma waaye sidiibuu timirtii iyo caanihii macaanaa isugu iibshaa..lol

Waa Caynab oo Reer Caynabo ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Solay

Wednesday, March 28, 2001 - 07:17 am
Adeer caynaba waxaa is ka leh niman layiraahdo solamadow oo dhulbahante ka qaaday markaa reer yoonis buur dhaab buu ka soo dagay cali barena abtiyaday cali barena bancade iyo bare ayey ka yimaadeen.ka dib markii cashuur cali aroos jebiyey markaa sacad yoonis ayaa bari ka soo aryaday walaalahood biciidena wax ba waa ka cilin waayey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caynab

Wednesday, March 28, 2001 - 11:31 am
To:Solay
Solamadow hadday carato waa ciidankii Yurube

Waryaa Solay, Caynaba Reer Barre waxaan ahayni kama hadli karaan. Cali Barre ayaa mayor ku xigeen noo ah oo ayagu ka yimi haggaa iyo OOG iyo Yagoori.
Marka hadddaaa dhul raadis tihiin ordayoo Laascaanood ka eryada badawda magaalada duleedkeeda xaarka la fadhiista ee Qurjiile.
Ciidammo ayaannu idin siinaynaa haddaa doontaan ee caddadkaa rabtaan soo sheegta inkastoo aad ku filan tihiin Qurjiilaha.
Caynaba Awoowayaashay baa wax ka xoreeyey raggii meesha ka dagaal galayna Soolamadow waa ka buuxday laakiin abti dee Wadaamagoy baad dib ugu noqoteen ee xaggaa iyo Laaska noo dhaafa oo xoraysta magaalada hadddeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XINE XIIREY

Wednesday, March 28, 2001 - 03:37 pm
IIDOOR SALFUDAADII WUXUU SUGAYO MUUDHOOWRO. FUTOXUN OO DHANBAA MEESHA ISUGUTIMI
WAR IIDOOR, MA CAYNABAAD ISKUHAYSATAANBA? INTEY JIILAAL NOQONEYSO IYO ABAARSUGA.
CAYNABA WAXAA AHAAN JIRTEY TUULO KAMIDA DEGMADA BUUHOODLE, IMIKANA WAA DEGMO GOBOLKA SOOL KATIRSAN. ANAA LAYMAGACAABEY INAAN BADHASAAB UNOQDO SIDAA WIXII JIDHXUNA WAA INEY ULASOCDAAN. NINKII WAALNAA WAASOCDAA, CARUURTU WAA INEY EDEBDARADA JOOJIYAAN. AR ABTOOW MASHAQEYNDOONTO MARKAN. MARKA LAYDINKA ADKAADO BUURAHAA LAYDINKU CLINDOONOO. INTAASAA HADAL KU EGYAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

patriot

Thursday, March 29, 2001 - 03:53 am
ma imaan karta caynaba ayaa wax walba ka horaysa.adigoo kale waanu naqaana

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BiciiD

Thursday, March 29, 2001 - 06:19 am
Peepz

War caynaba ninkii guri ku leh baa iska leh.

laakiin magaalad wax u badan reer bare iyo cali bare, midhad solamadow ah way joogaan.

solamadowey

ma iminkaad biciide wax sheegtey adeer.
biciide waa idunku soo jeedaa, waxaanu go aan sanaey inaanu dhul balaadh si galno.

dhinaca ceeri xagaa iyo xero warsengeli & muse ismail, waxaa ma suul ka ah bas'anbuur iyo iidle biciide,

dhinac taleex iyo xuduna waxaanu u dirney bahay.

dhinaca berbera axmed faarax ayaanu nidhi tag.

dhinaca caynaba iyo laas caanood reer iidle iyo
cali faarax ayaanu nidhi tag.

markaa planku waxa weeye Sool iyo sanaag in loo daayo biciide.

here is the plan for reer yonis and cali bare,

xagaa iyo berbera ilaa hargeisa iyo burco indunku taga.

solomadow iyo max'med abokorku xagaa iyo buuhoodle iyo howd ha tagaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caynab

Thursday, March 29, 2001 - 09:33 am
lol@Biciid, the Ba-faroyo warrior.

Abti Garoowe ayada yaa loo diray ma nimankii Cabdalle Faarax.
Tan kale Reer Yoonis dee Biciide kama yara ee maxaad dalka noogu yaraysay, maxaadse Isaaq dib noogu celisey oo berbera noogu durtay aan Qaniimada Qurjiilaha laga soo helo wax ka qaadannoe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAAHIR .F

Thursday, March 29, 2001 - 10:52 pm
MUUSE ABOKOROOW LAGU SALAAN.
NINKA BICIIDE WAAD PLAN WACAN TAHAY.
LAAKIIN REER YONIS IYO CALI BARE DIB HAWKU CELIN
BERBERA EE BARI IYO GAROOWE U DIR.
DAAHIR/AHMED FARAXNA WAXAY UDHAARSAN YIHIIN BUUHOODLE. BALAANKU WAA SIDAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BiciiD

Friday, March 30, 2001 - 02:06 am
Waryaadha nimankiinan reer jaamac walaal, ma isaaquubaad meelwalba ka haysaan??

adeer ninmankiinen kuldul meereysanaya isaaqu, war, waa ineynu noqon dad isku xidhan,
isaaq waxba inagama gelin, ee waa inenynu bilownaa HJ domination. somaliland cid haberjeclo ka dala balaadhan majirto laakiin waa inuynu la wareegnaa xukuumada waayu hadeynu degno dhulka ugubalaadhan markaa waa in ayunu xukunu somaliland.

Caynab
musa abokor ilaahbaa badshee dee it's about time that raginen reer yonis aad buuraha ka soo baxdaan oo aad meeluun aad u dhuldoonataan.

ilaahey baa reer yonis badiyee maxaa wali buur dhaabuun ku wareejiyey, war xagaa iyo berbera iyo burca iyo caynaba qabtaa, isaaq walee waxba kuuma hayo, reer hargeisa waxeyba u maleyaan in sool iyo sanaag ay tahay dhul daroood.

Max'med abokor
ninkaagan reer daahir inaadeer, maad idunkuna bilowdaan dhul balaadhsi ileyn haye yare iyo haye wayn iyo baalidhaya iyo balidhiig uun baad joogtaan maxaad u qaban weydeen xagaa iyo gaashamo iyo dhul haber yonis galabeed, ilaa jigjiga.
axmed faarax nuuxna gabeed burco uma dhaafo, war ordoo odeyne iyo waraabey iyo meelahaa u fooftaga.

piece i'm out

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caynab

Friday, March 30, 2001 - 09:24 am
Biciidoow Bawda Nayle
Markuu Beeyada jafaayo
Garabka baal baa ka taagan..lol

Reer Yoonis Buurdhaab uun ma joogaan ee sowkuwa illaa berbera taxan waa sidee abti. Saraar ma cid aan Cumar iyo R Raage ahayn baa nagu wehelisa
Cayn miyaan Reer Barre iyo Baalle Wacays degin
Huluul illaa meel berbera u dhaw miyaan malaayiin Allamagan ahi degin. And by the way, I don't know if you knew this, but Allamagan outnumbers Cismaan Yoonis.
Idinku abti maad xiingalool illaa Qardho socotaan maxaa nagu kiin soo keliyey.

Tan kale HJ waa niman reer Sh isaxaaqa ee dhinac ha u faquuqin. The fact is, Muuse abokor dominates both Sool and Sanaag. We cover almost 50% of the land mass and almost 65% of the population of these two regions....
Burco belongs to Maxamed Abokor and HY but there are lots of Reer Yoonis warriors in Burco too...

Muusaha carrada Buuxiyey bay culus ku daaqdaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caynab

Friday, March 30, 2001 - 09:29 am
To: Reer Daahir.

Reer Daahir uma ogolin inay dagaal danbe galaan muddo 20 years ah saa halgankii bay si fiican u galeen oo weliba laf dhabar u ahaayeen.

Marka walaalahayoow nasta oo Dhulkaannu qaramayno badhkiinna qaata.
How about haddaan Laascaanod idiin qabanno oo aad naagaha iyo afarta buul ee ka dhisan iska biishataan.
Waynakaa haddee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

musa bare

Saturday, March 31, 2001 - 12:14 am
To xayawaan ka is ku magacaabay caynabo

Let me tell you some think about your clan busa abakor, adeer waxad tihiin ku wa ugu liita esaaqa waayo bari waxa leh gadhweyn iyo sacad yoonis saraar iyo guban na axmed faarah cayna dhulbahante iyo solamadow mar kaa waxaad joog taa buur dulaan dul iyo buur dhaab dhex dooda, ee halkaa ka qayliya , in ta aanu hadaanu nahay gadhweyn idin qabsan doono sii basanbuur iyo udurumiin oo aanu iminka gumaysano, biciidaha kale iyo reeyoonis daayeer waxba iskagama tirinayno, Cali barana waaxaa ku filan geesiyadii sacad yoonis oo ku laban laabmaya,
Moxamed abokor na caynaashaa weligood gumaysana yey ee sidaas u ogow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BiciiD

Saturday, March 31, 2001 - 04:57 am
Muse Bare

miyaad suuxdaa inaar?? xagaad nagala soo qaadey?

Gadhweyn markii ceeri laga eryey oo ay basanbuur iyo udurxmiin ku ereyeen xagaad joogtey oo odaydii godhweyn baryo bilaabeen?? yifle ilaa maydh miyaan udurxmiin iyo basanbuur kugu gumeystaa??

indhaha orodoo qolofta ka soo qaadoo oo mardanbe ha qiiroon. ok bitch.

labdan nin ee sacod yoonis ee la dhalay ma iminkaad rabtaa inaad soo erino??

basanbuur iyo udurxmiin maa ku hastee ha niyeeyn raga kale maliiynta ah eem biciide.. we have other busness to take care of.. laba nin oo isaaqa kuma soo hoos noqoneen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caynab

Saturday, March 31, 2001 - 09:28 am
Biciid

Abti waad fududaatay ee waa sidee.
Neefkan madasha inooga xaaray ma aha geesiyadii Gadhweyn iyo soldier-adii Sacad yoonis ee waa Qurjiile inta dalbihii maro ku daahay iska dhiagaya reerahaas walaalaheen ah.

Muusa Abuukar waxay degaanniin dhulka ugu weyn somaliland waana dawlad calan leh. Weligeen ma caytanno kumana degdegno colaad sokeee ama Isaaq ee ha u jawaabin cawaanka meesha ku saxarooday.

Berbera illaa Maydh, Burco illaa ceerigaabo, Laas Muuse illaa Laascaanood dusheeda , intaas oo dhul ah waxa iska leh Muuse Abokor iyo Cumar jibriil ee yaa su'aal ka qaba. Waxa tarraxa Xasan Daahir iyo Reer raage.
Waa dhulka ugu weyn somaliland, waa dhul leh buur, bannaan, bad iyo kaymo jiq ah. Khayraadka buuxa dhulkaas waxa ka mid ah Geel, adhi, lo', fardo, kalluun, beeyo iwm.

Ilaahay ha daayo Dawladda Muuse Abokor. Nin Muusa Abookor ah ayaa la yiri maxaad kaftanka uga xanaaqi weydeen marka la idin caayo markaasuu yidhi "Nin kaa martab hooseeya kaftankiisu inuu ku karo maaha"...Dulqaad iga dheh..

bye Biciide and their fellow Bahai.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c/salaan

Saturday, March 31, 2001 - 01:33 pm
caynab rageedii nin nin dhalay walaahay duriyadi asalka ahayd ee habr jeclo waad tahay burco,ceerigaaabo,xiis iyo maydh,barbara,hargaysa, caynaba intaba rag wada dhashay oo duriyada aah ayaa wada daga aniguu habr yoonis aah hadaan is idhaa caynabo guri kaa dhiso habr jeclana dhex dag yaa ee diidi kara?


Biciide niyaw waxaad tahay nin irbade ku modantahay ee is daji xagaad afartii isaaq iyo labadii habr jeclo oo kala qaaday!!qarnigan laa joojo dad wada tashada oo wax wada qabsada ayuun baa meel gaadha adna waxaad rabtaa inaad labadii habr jeclo iyo habr yoonis kala saarto sii aay yihiin caalam dhan ama dowlad calan leh lol allah maxaan kula yaabey lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BiciiD

Sunday, April 01, 2001 - 05:23 am
Adeer hadey dameeradu wax ku yidhaah daan indhahaa laga ridaa ee waxaba loomo naxariisto..

As you said isaaq is one but when idiots like this come and bullshit you got show them the way..

I do understand that tolerance is virtue that allah qof ugu deeqo, hey, if some one crushs your gate for no reason you got give him what he wants and show him the way out.

ta labaad caynabo waxaan ku waydiiyey, isaaqan iyo dawladan aad sheegeyso xagey joogaan??

waligaa cigaal miyuu kuugu yimi cayanbo xitaa walu muu iman ceerigaabo??

markaa adeer dowledi majirtee ee indha ha kala qaadoo iskaa wax u qabso..

it's about time we get up do some action and break away to form our own independent gov'ment in bari.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M.ABOKOR

Monday, April 02, 2001 - 12:11 am
WALEE WAA YAAB

Ninmankiina sheeganaya muuse abokor ma hadaad xabaalo ka soo baxdeen wadinka Muuse abokor uun hayee. Walee waad horudaan ee wadankii tagoo soo eega.
Waydinkan labadii habar jeclana kala qaybiyee ,maxaad isaaqna u haysaan.
Hore loo yidhi ninkii dantiisaba daryeelaa midkalene diirshee.
Markaa anigu waxaan yaabay markii aad qurjiilayaasha ku dhexdardeen nimankii duriyda ahaa ee muuse ismaciil.
Waad soo socodeenoo habar jeclo ayaad kala qaybiseen ,muuse abokor laftoodii baan kala qaybiseen.
Taasi waxay ku tusaysaa inaad iminka buuraha ka soo baxdeen oo aad tahiin badow asliya.

BICIIDE.

Ta kale aad leedahay soomaliland majirto waayo cigaal caynaba muu iman, waa arin aad laystaba dhigi karin. Ina cagaal somaliland ma leh, magacana umuu bixin, markaa hadii ina cagaal siyaasadiisa aad ka soo horjeedo. Waa inaadaan kula dhicin somaliland. Somaliland waa dal madax banaan oo aa aanu saki ku jirin . ogow in somaliland lagaga dhawaaqay togdheer, burco.

Inugu hadaan ahay Burcaawi asala waxaan idhi oo aan leeyahay Burco is for isaaq.
Without habarjoonis habarjeclo cant survive, and without habarjeclo habarjoonis cant survive.
Waa dad walaala.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BiciiD

Tuesday, April 03, 2001 - 02:27 am
Max'med abokor

war cigaalkaad sheeeyso qaado oo xamaaro..

Laakiin waxaad ogaataad inaan cigaalwaxba kuu hayn burcaa waakii isku kiin direy.
cigaal miyaanu aheyn ka yiroowe ku keeney?

ceerigabo walaa ceelafweyn walaa gar'adag waa ka mabnuuc inuu yimaado...

war orodoo isla yaaboo isaaq uu ha heyninee dadka wax la qeyb sada..

biciid is coming at u...
Coz we are in charge

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Thursday, April 05, 2001 - 07:57 am
kan m.aboker sheegtay, for your info

1. m.aboker m.aboker isuguma yeedhaan.
oo nin walba waxa uu yahay ayuu sheegaa.

2. m. aboker maba aaminsana sheekadan m.aboker
iyo magac la soo boodkan.

3. waxaad tahay sheegato, dadka madaxa isu
geliniya,waliba cadow u ah Isaaq, oo maangaab
ah, waxa ka sii daran kan kuu soo jawaabaya
ama cidi kuuma soo jawaabin ee adi ayaa isu
jawaabaya.

4. shiikh wadaad ah ayaan ahay ilaahay
dambigeeda, ha ku tuso,calaamana ha kaa
ifiyo adiga iyo kuwan tobonka magac ku
soo geliya ee dadka madxa isu wada
gelinaya.(aamiin)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Thursday, April 05, 2001 - 10:40 am
I agree with you 100! I agree with "Somali"
iska ilaaliya laba wajiilayaasha magacyada badan ee kala duwan halkan kusoo galaya. qof kaliya ayaa "messages" badan halkan ku qora isagoo dad
badan isaga kiin dhigaya. Nin maskaxdiisu aad u hoosaysa ma garan karo, waxaanu soo jawaaabayaa isaga oo kulul, ninkii ilaah maskax siiyay,wuu og yahay dadkan laba wajiilayaasha ah!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YAG

Thursday, April 05, 2001 - 06:29 pm
CAYNABA MIYAANAY AHAY TII CARO DHULBAHANTE MISE MIYAANAY KA TIRSANAYN GOBOLKA SOOL WAA MAXAY IIDOORKAN SHEEGAYAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAH.AHMED

Thursday, April 05, 2001 - 10:36 pm
to somali and ali

labadiinuba waxaad tihiin laba aan isdhaamin , oo aan maskax lugu ogayn .Waar waxaan idin waydiiyey meeshaba afar magac ayaa ku jira oo aan shaqo isku iskulayn sida ay u hadlayaan.
Maxaad se uweeraraysaan ninka loogu qaadey ee sheegtay mahamed abokor ee yidhi dadka reer isaaq waa isku mid qolo walba ha noqdeene og yiri qabyaalad isaaq anigu ku ma jiro.
MA SIDAAS BAAD XAYAWANIIN YAHAY WADAAD KU TIHIIN.
WAAR NAGA AAMUSO.
WAXAAD AMUUSIIN LAHAYDEEN RAGAN ISAAQ KA DHEX SHAQAYNAYEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faysal

Friday, April 06, 2001 - 09:07 pm
to MAH.AHMED

adigu waxaad tahay walawayn, walawayna in loo jawaabo ma aha. bye walawayn,mise waxaan ku idhaahdaa bye walo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed.G

Monday, April 09, 2001 - 11:34 am
horaa loo yiri amaano kuguraagtay inaad leedahay baad moodaa caynaba waa caro dhulbahante

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sool

Wednesday, April 11, 2001 - 10:24 am
Dhamaantiinba waad salaamantihiin.horta xaqiiqda
in laga fogaado ma wanaagsana.isaaqiisam way dhamaatay,Haddii is weydiiso wixii burco ka dhacay
iyo tii hargaysa ka dhacday, meeday habarjeclo
soo tan joogta aroori ma aha, ee ka soo carartay
BURCO,Dad wada dega ayeynu nahay ee dhulbahante
sheegashada dhulkiisu waa caqligii yaraa ee habarjeclo.mar walba habaryoonis wax ha idinku
jahayso,Weli ma arko habarjeclo oo ku socota
caqligeeda.Is waansha kula noolaada wanaag
jaarkiin, dhulbahante dhulkiisu waa muqadas
ee aynu wanaag iyo jaarnimo ku wada noolaano, Ama
sidiini ha la idin tumo durbaan beena oo xoogaga
nimcada ha la idinka daadsho, hadhowna dhaha
saan maan moodeyn.

mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHOGORI

Wednesday, April 11, 2001 - 10:27 am
saaxiibayaal waxaanu hay ciise muuse oo degaan ku ah caynaba , wali ma arag in aan solo modow ahay oo ku dagaalamay caynaba taniyo qarinigii ina soo dhaafay oo dhulbahante ay ka qaade .
solomadow waa milatariga H jecelo .

NINKII DHICI JIRAY DHIB KUMA AHA E DHAWAAN BARADKOOW HA DHEELIYIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMED.G

Friday, April 13, 2001 - 04:23 pm
waxaa hore loo yidhi bisadu in maqantahay buu jiirku boodboodaa markaa inta dhulbahante idinka sii jeedo waxaad doontaan ku hadla