Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: Same diidow dabin baa kuu dhigan.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qooys H.

Friday, March 09, 2001 - 07:05 pm
Ismaleh dhugla'aanta Soomaalida iyo dabinka adag-
eeloo maleegey.Yaa walaalkoodka lawadaago diin,
dhaqan,midab,iyo luuqad udaran oo qabiil udiley-
ama uhandadey.Indhahana kaqarsadey dalkoodii hooyo
oo farahooda kasiibaxayo.Maxey kulatahay ol olaha
balaaran ee ay wado dowlada Mareykanka iyo -
xulufadooda.Kaasoo ah in dadka Soomaaliyeed laga-
soo daad gureeyo dalkoodii hooyo oo lagusoodaadiyo
wadamo dhankasta ooga duwan deegaankoodii iyo -
waxay aaminsanaayeen.Jawaabta oo koobani waa iney
ku diin iyo ubadbo seegaan oogu danbeyntiina ay-
dayac iyo silic oogu dhamaadaan qurbaha naxariis
laawaha ah.Nin rag ah ayey dardaaran utahay doqoni
waa moog.