Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Waqooyi Galbeed: WAR AYAA ARAB AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Sunday, March 11, 2001 - 09:11 am
walaalayaal waxaan raadinayaa nin aan meel ku soo wada korney oo ARAB ah .magaciisa waxaa la yiraahdaa CABDILQAADIR CABDI CALI CAWAALE oo loo yaqaan SHAXAARI waxaase macquul ah in ay naaneystaa hadda ay ka hartey.waxa uu ku dhashay magaalada hargeysa kuna soo korey magaalada muqdisho-xaafadda madiina. waxaa la iigu sheegey inuu joogo magaalada hargeysa,fadlan qofkii ii heli kara ninkaasi ama wax telefoon hargeysa ah please e-mailka iigu reeba.mahadsanidiin.