    Anonymous | Monday, March 12, 2001 - 05:39 am Waa la ini sallaamey Mar marka qaarkood waxaan maqlaa Faqash runtti waxey tahey ma aqaan ma qabiil baa? Ma qayb ka tirsan Dadka baa hadaba maxey tahey reer Awdal se ma ku jiraan |
    nin jira | Monday, March 12, 2001 - 07:30 am faqash macnaheedu waxay ka timid kabaha waawayn ee ciidamadu xidhaan oo marka ay socdaan shanqadha ay bixiyaan oo aha faqash faqash sidaa darteed ayaa marka ay dad ay tilmaamayaan ciidamada ay oran jireen waa faqashtii iyaga oo ka cabsoonaya in ay hadal qaadaan kalmada askari ama iidan.dabadeed dhadhanka kalimada ayaa waxay u eegtahay wax cay ah .gadabuursiga waxaa soo galiyey isla socodkii ay isla socdeen ciidanka. ayaa wixii ciidanka isttaageersanaayeen oo dhan loo gu magacdaray faqash. dadkuna waxa ay ka xanaaqaan waa la daba wadaa . in ay intaasi warbixin kugu filantahay ayaan u malaynayaa |
    Libahleyboy | Monday, March 12, 2001 - 08:00 am Faqash waa kolba qofka xukunka haya hadana waxaa faqash ah Inna Cigaal iyo Ina rayaale |
    AD | Tuesday, March 13, 2001 - 05:46 am Waar nin jirow waad dhamaysey runtii aad baa imika u fahmey oo waa magac badaley askiri. Imika markaa waxeytahey ninkii cabo waaeyn sita akira ah waa faqash. Sanadoban ayaan ayey calmadani iga hor timid ama aan maqley laakiin waxan maadaayey qolo ileyn waa asker babo waaweyn sidata. Marka dande een maqlo waxwayn u arki maayo sababtoo ah waan ogaadey. |
    NINKII QUDHMISTA KAADIDA WARAABSAHY | Wednesday, March 14, 2001 - 09:22 pm FAQASH WAXA CAAN BIXIYAY SNM OO KU SHEEGI JIRTAY CIIDAMADII SOMALIYA. KABID MARKII DANBENA WAXA AY U BIXIYEEN MUJAAHIDIINTII.. REER AWDAL EE DHULKOODA KA DIFAACAYSAY QUDHMISTA IYO WIXII LA SOCDAY. WAXA KALE OO AY QUDHMISTU AY ODHAAH KA DHIGTEEN INAY YIDHAAHDAAN MARKII LA IS DHEX GALAY KAADI AYAAN U SOO CABNAY DHULKANI , LAKIIN KALMADAASI WAA LAGA JARAY OO JAWAABTEEDII WAXA AY NOQOTAY WAXAANU NAHAY KUWII KAADIDA KU CABIYAY. HADII AY FAQASH AY KU SHEEGAAN . MUJAAHIDIINTII REER AWDAL MAANTA. WAA ARIN KALE. OO AY QUDHMISTU AY WATO. LAKIIN WAXA AAN SHEEGAYAA INUUNAN DAGAAL DHAMAAN HADII AY QUDHMISTA IYO INTA TAAGEERSAN AY AAMINSAN YIHIIN INAY DAWLAD YIHIIN OO AY KOBLBA KOOX AY U SOO DIRAAN DADKA SI KHALKHALIYAAN DEGANAAN SHAHA DADKA REER AWDAL , CEEL BERDAALE INTA UU NIN QUDHMISI UU DHEX JOOGO DAGAAL KAMA DHAMAAN MUJAADIDIINTA REER AWADAL WAANA U DIYAAR GAME-KANA SI FIICAN AYEEY U DAAWANAYAAN |
    SNM | Wednesday, March 14, 2001 - 10:58 pm To: Dameerkii Qudhmista.... Dameer aan ku taagnahay anaan muranki doonayne |
    Anonymous | Thursday, March 15, 2001 - 09:24 am Waxaan meesha meela ka soo galin ayuun baad ka hadasheen. Arintuse waxey tahey horta xageed waxka soo qorqortaan. Runtii ma aansen garaneyn waxey ka dhigantahey Faqash dadka qaar waxey ii sheegeen in loo lajeedey dawladii dhaxdey iyo askartii u daacada ahey oo dadkasta laheynd. Markaa malaha Gobolada Woqooyi ayaad joogtaan markaad isku badateena waxey noqotey innaad is nacdaan. Inkastoo ay siyaasadi laba nin ka wada qoslin, hadana wixii hore waa tageen. Qaarkayana markaan is aragno waaban isku soo oynaa wallaahi anagoon isgaraney siyaadada dhanka aan raacsaney. Hadiise ay reer Awdal nacaan Somaliweyn aniguna waan nici doonaa sababtoo ah Somliwaynbey dani iigu jirtaa. Hana igu xanaagina anigu waxaan qabo uun baan sheegey. Halkeyse Reer Awdal na dhigi doonaan hadii Alla yiraahdo. |
    cibaado | Friday, March 16, 2001 - 03:31 pm Aniguna waxan ku darsanaa iney reer awdal yihiin soomaali 100% aney marnama ku diidi doonin hadii ay inuun dowlad soomaaliyee dhalato. hadii taa la waayo wasaqan isku sheegey snm ee yidhi waan idinku taaganahey waligaa iyo alahaa ayaa afxuma hido u lahaaydeen qudhin fowqal qudhin and qudhmis ma dhicin dhicina maayso inaad ii taliso dowlad baynu wada dhisaney imikana matii baa noqotey inaad igu joogto adeer anaa dhulkeeyga ka taliya qudhmisna dhulkeeyaga waa ka mamnuuc horta waxad iniga iigu talineyso kula hashii hapraha badan ee aad ka dhalety ee meel walba isku haysta, adigoo sakhraansana netka waxba haku soo qorin kuna ekow your sakhraanland,, |
    Killer | Saturday, March 17, 2001 - 09:15 am Dhamaan waad salaamantihiin rag iyo dumarba, nacaskaas isku sheegaya *SNM* mooyee. Waayo doqon salaan ma istaahilo. To:- Cibaado, walaal hadal waad dhamaysay, si qurux badana waad u sheegtay ujeedadaadee oo runtii, hadii in uun uu marnaba jiro wadani somaaliyeed, mar walba wuxu a'haa qof reer *AWDAL* ah, oo taa cid waliba way ogtahay hadaanay isyeelyeelayn. Markaas walaal anigu wax leeyahay, *REER AWDAL HA JIREEN OO HA JOOGEEN WALIGOOD*. Ka naxaw nafta waa. To:- nacaska *SNM*, Hey! stupid wake up, THE DAAROOD's are still arround the corrner, i mean your *MASTERS*. So don't ever distrube the sleeping *LIONS* or otherwise!!!!!!. Hadii dameer la fuushanaanjiray jiro waa adiga iyo aabahaa iyo isirkaa oo edil. Markaa coonyahaw ha ku aflagaadoon *GOBTA SAMAROON SACIID*. |
    samir | Monday, March 19, 2001 - 06:33 am Waa la inisallaamey dhamaantiin. Bani aadanaku wuu qaldamaa hadana wuu so noqdaa. Waa laga yaabaa inii ninkani soo noqdo kana soo waantoobo wuxuu lee eeyahey. Laakiin wallaalahayoow waligiin qofkun Qolo uun ha ku caayin. Taana maadned samey taasaana nagu filan. Nin ayaa jirey intuu tiifoonka gacanta qofkae ku wacey, Wallaahi horteyda ku caayey Samaron. Hada markii horana Sallaanta Musinkuu u waydiiyey aanen uga jawaabey. Hadaba muxuu imoodeyey, amakaag baa ii yimed isaga uunbey dili halkaasaanen ku dhaafey.Miyuun qof Somalia i moodey; hadana sallaan miyuu i waydiin ahaa. Ninkii markii danbe ee uu soo ogaadey inaan dadka uu caayeyka mid ahey wadnaa qarxey. Since this man I decided to fight with stereotype. I want to humiliated anyone who carry around this kinds of thinking. I wondered what they have done wrong that let him hated the entire SAMARON. It was the day I have felt what Qabil could do. Before this event, I swear I didn't care about anything. After now on, I don't want t see anyone to sweat at particular people. Ninkuu wuxuu isku madeley reer ... Illaybaa soo saarey maxaan u qarin, halkan ha yimaado ha arko waanku farxi lahaa. Sheydaana wuu i raacey wuxu yidhi mar hadii uu dad Musimiina sidaa u caayeyo, sallaantaba ka ka qaadin. Hana uu watey ayaa i fuuli hadaan diid salaanta. Samir maxaa dhaama. Maaintaan samir ka tago eyey isagan u dhamaatey. Walaahi waa run waxaa aan sheegey aniga ayaa la tagi doono qobriga |