Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Shabeelada Hoose: Taariikh gubatey !!!!!! Bimaal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaadsan

Monday, March 12, 2001 - 06:18 am
Taariikhdaada wanaagsan waa lagu socdaa
Taariikhdaa geesinimana waa loo dhintaa
hadana maxaa ciilka ku badey dadkeygow
mise dareenbaadan laheyn Bimaalow
dhulkan qaniga ah adigu sow ma lihid, matalo xumo,talo la,aan, dadnimo xumo, dadnimo la,aan ayaa nahaysa, maxaa qeyrkeen naga reebey.
maxaa ina kala dilay, oo ina wada dilay, ileen qof nooli waxyaalaha qaarkood wuu ka damiiroodaaye. walaal layaa waxaan nahay aan ku abtirsano, taariikhdeenana aan soo celino.