    faqdiir | Monday, March 12, 2001 - 06:52 am waxaa maanta oo ah 11-3-2001 ka soo wareegtay sanad guuradii mujaahidiintii iyo shuhadadii ku shahiiday dagaalkii muqadaska ahaa ee damala xagare waxaana lagu qabtay xaflad ay kasoo qayb galeen odayaashii beeshaas iyo caaqilkoodi iyo caailadihii ay ka shahiideeen mujaahidiintu taasoo uu ka jeediyay khudbad yar oo gaaban nabadoonka beeshaas caaqil MOHAMED HASAN OMAR isaga oo ka hadlayey wuxuu yiri waxaa waa jib ah nin kastoo muwaadin ah in uu dhinto dalkiisa sidaa nimankan maanta inaga hooseeya waxaana lagu soo khatimay xaflada duco waana lagasoo dareeray markaa waa taas ee lasoco |
    garaad c/le | Monday, March 12, 2001 - 06:54 am war heedhe war fiican baad sheegtay faqdiirow ismama lahay rageeni saasa loo xasuusanaya ee alow xafladi ma idhaaftay sanadka kale ila soo socod sii faqdiirow kolay waxaad tahay reerka eh |
    Xagar | Monday, March 12, 2001 - 09:04 am Waaryaahe Faqdiir iska waran.... |
    faqdiir | Tuesday, March 13, 2001 - 10:30 am war xagar waa nabadee ma waxaad joogta xarmale weli sxb soo daa warka |
    Nin Tolkii ka Yaaban | Tuesday, March 13, 2001 - 10:58 am kan Maxmuud yare isku sheegaya oo kale marka aan arko baan Ogayslabe sheegashadiisaba nacaa.War reer abtigaa wax haka sheegin ee waxa aad u qabto u sheeg. Waxa ku dhibaya iga daaya dheh, Waxa ay dhibsanayaan ka daa. Meel Somaali oo dhan isgu timaadona qabqabsanine, gaar ahaan ula hadal. Reer abtoow bal intaad 1,2, iyo 3 tirahdaan. Noo sheega waxa Ogayslabe idiin dhimay.Ninka Warsangeli isku magacaabayow bal noo sheeg waxa Ogayslabe kuu geeysteen. Hadii ay yan wax kuu geysanna Maxaa kugu kalifaya cayda intaa le'eg. |
    Nin Tolkii La yaaban | Tuesday, March 13, 2001 - 11:05 am Raali ahaada qoraalku waxa uu u socday pagka Saldanada Warsangeli. Khalad buu ku soo galy pagkan. Raali ahaada mar labaad. |
    REER GARAAD | Thursday, March 15, 2001 - 03:03 pm WAR FAQDIIR WAAD SALAAMANTAHAY, AADNA WAAD U MAHADSANTAHAY .TAAARIIKHDA FARXADDA LAHNA AAD BAAN UGU FARXAY INAAD NA XUSUUSAY. ILAAHAY QURAANKIISA WUXUU KU YIRI SUBXAANAHU WA TACAALAA: WALAA TAXSABUU ALADIINA QUTILUU FI SABIILI LAAHI BAL AXYAAUN CINDA RABIHIM.(ILAAHOW I DENBI DHAAF HADAY QALDAY AAYADDA IYO HADII KALEBA)HA MOODINA IN DADKAASI DHINTEEN. E XAGGA ILLAAHAY BAY KA NOO YIHIIN.ILAAHAY WAXUU UGU ABAALGUDAYAA JANNO FARDOWSA. ANIGU WAXAN AHAY REER HADAAFTIMO, MARKAA MURUGADII HADAAFTIMO WAXA NAGA BI;IYEY SHAHIIDYADII DAMALA XAGARE. ANIGA ADEERKAY BAA KU DHINTAY BISHII RAMADAAN EE TUUGTU SOO GASHAY HADAAFTIMO. LAAKIINSE INNAA LILAAH WA INNAA ILAAHAY RAAJACUUN. MARKAA FAQDIIR, ANIGA DAGAALKAAS U DANBEEYEY WAA LA IIGA WARAMAY, CARUURTAYDANA WAA UGA SHEEKAYA, WARSANGELI BATTLE AMA MACRAKADA BADAN BUU SOO MARAY LAAKIINSE DAGAALKAAS DAMALA XAGAR WAA MID LA MID AH DAGAALKII GAALADA LAGU JEBIYEY EE BADAR MARKII NEBI MAXAMMED JIHAADKA BILAABAY.(AMWC) FAQDIIR MARKII DAGAALKU BILAWDAY MAALINTAAS MA XUSUUSATAA SHAHIIDKII U HOREEYEY? II SOO SHEEG MAGACA GEESIGAAS. MASE LAGUU SHEEGAY SHAHIIDKII U DANBAYEY? |
    real ceeri | Thursday, March 15, 2001 - 08:54 pm waa la yaab waar warsengeli sheekadan waa laydin ka horeeyey ee wax kale keena raga u dhin in ay dhulkood iyo dadkooda ilaaliyaan alla ha u naxariisto ninkii ku dhintay in uu bililiqo uu ceergaabo ka soo dhacay damala xagare iyo hadaaftumo ku haysta ilaah cadaab ha u siiyaadiyo ilay wuxuu ku dagaalamaayey waa waa xaqdaree tan labaad hadaad ogaateen in nin kastaa dhulkiisa xaq ku leeyahay hadaad ogaateen in ninka taas u dhintaa uu mujaahid yahay waxaan filayaa in kulaylkii idin soo karay markii aad dadka xaqdarada ku laynayseen ceergaabo iyo hadaladiin foodha xumaa ee ay ka mid ahaayeen OLOLIYAAY ISAAQ ma ilawdeen dadkaasi in ay ahaayeen dad mujaahidiin ah iminkana aan taaloyin uga dhisayno ceergaabo idinkuna hadaaftumo, badhan, iyo damala xagare biyaha qadhaadh ka dherga marka aad soo miyirsataana isu keen keena... waad salaamantihhin |
    rageedii | Monday, April 09, 2001 - 12:07 am anigoo ah rageedii |