    Anonymous | Monday, March 12, 2001 - 10:32 am waxaan rabaa inaan raali ahaado i raahdo intay dhibtay magaca qaniis..waxaanse hubaa inaad ilafahmtay haday ku dhibayso qabiil-kahadal in uu noqday topic qaniis... laakiin lets change our ways of thinking so we can liberate those left behind in the dark....(qabiil waa qaniis) i HOPE YOU AGREE WITH ME BROTHERS... ANSWER TO EVERYONE WHO ASKS ABOUT QABIIL ARE YOU "QANIIS"AND THEY WILL NEVER TALK ABOUT THAT TOPIC AGAIN. MEESHAAN WAX HALAGA BADALO MEEL HEBLA YAA ISKA LEH WAR MAAHAN...SANAAG CEERIGAABO LAASQORAY WAXAA ISKA LEH INTA DEGAN. IYO WIXII SOO DEGODOONA EE SOOMAALI AH.... I LOVE SANAAG SOOL IYO TOGDHEER. IYO GOBLADA WAQOOYI IDILKOOD QABIILSE WAA QANIIS |
    Anonymous | Wednesday, March 14, 2001 - 10:21 am March 14/2001 Re: "Qabiil waa qaniis......." Saxiib aad baad u mahadsan tahay sida aad u muujisay nacaybka aad qabiil u haysid. Dad badan oo kula mid oo qabiilka neceb ayaa jira. Qabiil waa waxa ugu xun ee qof ku dhici kara. Qabill waa nooc ka mid ah waalida. Muslim inuu yahay qofka qabiil ku dhaqma oo qof kale wax ku yeelana walaahi shaki weyn ayaa igaga jira. Baniaadanimada wuu ka fog yahay qof qabiil ku fekeraya qarnigan aynu joogno.Waxaa lagu meteli karaa oo qudha inuu qofkaasi yahay eey. Wixii dhacay dheci maanta qabiil qof walba waa inuu iska ilaaliyaa. Kii qabiil ku dhaqma inuu keleb yahay ayuunbuu is muujinaya. farta halagu fiiqo oo hala yiraahdo waryaa ka joog waxa aad wadid. Ha la ga fogaado qabiiliistaha. Hala naclado. yaan lala sheekaysan. Hala takooro. Yan salaanata laga qaadin Cid walba sidaas ayaa dani ugu jirtaa. Adduunku wuxuu qabsaday iyo meesha la gaadhay wad aragtaa. dadkii af Soomaliga ku hadli jirayna waxay isku wada haysataan waad aragtaa. Alla Nasiib darro weynaa. Mahadsanid Nin qabiilka neceb, Ilaahayna ka magan galay. |
    Anonymous | Wednesday, March 14, 2001 - 06:45 pm first I want to thank you for taking the time to write about. THIS TOPIC QABIIL WAA QANIIS. I just wanted to make a point to people who love Qabiil iyo Qurun are wasting their time. Qabiil is not gonna do anything for you. I hate that whenever I meet somalis they are talking about qabiil I know we all hate QANIIS because of our religion why dont we hate QABIIL, Which costed even more damage. You can hate QABIIL IYO QURUN BYE SAYING QABIIL WAA QANIIS TO ANYONE WHO IS TALKING TRIBISM Thank you all. |
    Anonymous | Thursday, March 15, 2001 - 07:44 am March 15/01 walaalayaal Qabiil ninkii ku dhaqmaa waa jaahil aan diin lahayn. walaalkaa hadaad aragtid inuu qabiil ku dhaqmayo runta u sheeg inuu khaldan yahay. Ninkii qabiil nacay waa nin xoroobay oo aan "brain-wash" lagu samayn kirin. It is our obligation , walaalayaal inaynu qabiilka weerar ku qaadno hadh iyo habeenba. At least, wax fiican ayaad ummadaadii u qabatay wadna dhaantaa kan qabiilka ku dhaqmaya ee eega ah. I challenge dadka wanaagsan ee qabiilka neceb oo dhami inay halkan fikradooda ku dhiibtaan oo ay ka hadlaan xumaanta ay leedahay qabyaaladu. Hadaad aamusitid macnaheedu waxaa weeye inaad qabiil aaminsan tahay. Mahadsanid Nin Soomali ah oo qabiil ka xoroobay Ilaahayna ka magan galay |
    SOME_GUY | Friday, March 16, 2001 - 06:15 pm well, what can i say i had 2 make my contription how ever huble it might b. like the the first brother mentioned...qabiil waa qaniis indeeeeed!! what can i say i couldn't agree more with a such statment! what really amazes me..is how pll can actually...differentiate between such things as qabill & qaniis..... on principle they r equally as bad...as harmful...as nasty...as animalistic and as sinful! some somalis r funny beings.....they actually condem vigorslly on qaniis concerned issues... while funnyly enough they have the ability 2 justify being a (tribelist) qabayaladyahn!!! i recommend 2 ppl who actually thing they can justify their attraction 2 tribelism...... to actually have a good long look @ them self's! and perhaps they will notice & realise...that they r actually condeming them self's and they r contradicting theri beliefs......and perhaps they come back 2 their insanity...and will open their eyes wideeeeeeeeee and c the world like a newly born baby with hope and happyness! goodbye |
    Anonymous | Saturday, March 17, 2001 - 05:56 am March 17/01 Qabiilkii waxaa la ogaaday inuu ka mid yahay cudurada ku dhaca masakaxda (psychological disorders) Wayna iska cadahay oo qofka qabyaalada ku dhaqmaa wuxuu ku kacaa waxyaabo aad u fool xun oo aanu hadhow sharaxi karayn wixii ku kalifay. Annigu kolay ilaahay iyo baniaadanimada qabiil xun oo been ah ku seegi maayo. Ninkii ilaahay qabiil ku seegayow adaa is yaqaan. Aakhiro janada iyo cadaabta furaheeda qabiilkaagu ma hayo.Ilaahay ayaa haysta. Maxaad kula hadli? mise waxaad u malaynaysaa in qabiilkaagu ilaahay aakhiro kaala hadli doono? waa laga yaabaa inaad saa ku fekerayso waayo qabyaaladdu waa xanuun maskaxda ku dhaca? Daawada qabyaaladdu waa: 1. Adiga oo ilaahay iyo baniaadanimada xusuusta isla markaana eega khassaraha ay qabyaaladu geesatay. 2. Adiga oo diida inaad qabiil iyo isku dir ka aqbashid kuwa aad magaca beenta ah ee qabiilka isjku seegataan. 3. Adiga oo runta u sheega kuwa qabiil ku dhaqmaya labada dhinac kay donaanba ha ahaadeene 4. Adiga oo dadka aad isku degaanka tihiin aan inaba ha yaraatee wax qabiil kula dhqmin. dadkuna ay isugu kaa mid noqdaan. 5. adiga oo ka sheekeeya amd wax qora xumaanta uu qabiilku leeyahay. 6. Adiga oo caruurtaada uga sheekeeya xumaanta qabyaalada una sheega inay ka fogaadaan qabiil iyo isku dir dir. Waad mahadsantihiin. Nin qabiil ka maarmay oo dhinaca ilaahay u batay dadkana la yaaban. |
    Anonymous | Monday, March 19, 2001 - 07:05 am walaal aad u mhadsan yahay inaad qabiil ka xanaaqaday. Waa wax duli ah oo ummad dhan la hadhay. Laakinse ummaddii badankeedii weli waxay u haystaan magacyadan loo kala bixiyay oo beenta inay run yihiin wayna adag tahay sida looga dhaadhiciyo inay qabiil iska daayaan. Qof kasta oo af soomali ku hadla wuu og yahay dhibaatada qabiilku leeyahay mase ogola inuu ka takhaluso qabiilka. Waa la yaab; muxuu u diidan yhay inuu qabiilka ka takhaluso? Because wuxuu aaminsan yahay qabiil la'aaantii inaanu noolaan karayn> Alla nasiib darro weynaa. khasaaraha qabiilka: 1.xabashi ayaa Aidhis idinka buuxin doonta intaad idinku isku jeedaan. 2. Nuyuukliyar ayaa meel walba laydiinku shubay 3. Kheyraadkii badiina iyo berigiina ayaa la gurtay 4. adduunkii horumarkiisii waad ka hadheen 5. Dumarkiinii ayaa xeryaha qaxootiga lagu kufsaday markaasaad weli qabiil ka hadlaysaan 6. Ilaahayna aakhiro waydinku sugayaa; hal maalin haddaad qof qabiil kaga eexatay cadaabata ayaad afka u saran tahy. 7..inaad wax wada qabsataan ayuu qabiil idiin diiday 8. inaad halka aad wada dega tihiin wax ka wada qabsataan ayuu qabiil idiin diiday 9. adduunku waydinku qoslayaa waana la idinla yaaban yahay. Nin qabiil nacay |
    Nin qabiil nacay#37 | Thursday, March 22, 2001 - 05:49 am Qabiil waa fulkano(vulcanic eruptions) oo kale. Bal adigu adigu fulkaano magaalo ka dul dhiso oo waxaaad tirahdaa waan ku noolaanayaa. Mar uun bay kugu qarxi. Qabyaladuna waa sidaa oo kale. Dad haddii la yahay bahashaa duliga ah hala baabi'yo. |
    Geesiyare | Friday, March 23, 2001 - 02:07 pm I really want to thank dhamaan inta meeshan codkooda ka dhiibatay. sidee ayaanu dadkeena ugu sheegnaa in qabyaaladu qaran dumis tahay. waxaan u baahanahay dad mutacalimiin ah oo u sheega ugaasyada, suldaanada, boqorada, isimadda IWM in ay ka gudbaan qabiil shiriska iyo qurunka ayna ku salaeeyaan fikradahooda iyo waxqabadkooda danta soomaali oo idil. Taas ka dibna waxaan u soo gudbay....dowlad isku sheega gobolada soomaaliyeed inay dan soomaalinimo ay wadin hargayso bari banaadir kismaayo baydhabo dhamaan waxaa jooga dad ka soo qayb galay dagaaladii lagu wayeeleeyay umada laguna burburiyay wadanka kuwaasna waxaan u sheegi lahaa inay ka waantoobaan inay wax ka noqdaan dowlad soomaaliyeedd intay boogihii hore wali bukaan. mahasanid saxiib "QABIIL WAA QANIIS" |
    Anonymous | Monday, March 26, 2001 - 08:15 am Geesyare, walaal waad mahadsan tahy dadnimada aad muujisay. Dadku waxay u baah yihiin in wax laga dhaadhiciyo waa sidaa aad sheegtaye. Xaga diinta ha laga maro dadka hana lo sheego inuu qofku yahay qof ilahay ku gafay haddii uu qofku kaga eexdo qabiil qof kale. Waana sida ay diintu qabtoye ogow. waa in qabiilka xumaantiisa iskuulad aiyo dugsiyada quraanka laga dhigaa. waa in waddankii laga sameeya ururo la dagaalama qabiilka iyo ku dhaqankiisa. dadkii samyn lahaa waa inaga inagiina qaurbe ayanu joognaa. dadka waddanka gudihiisa joogaa waa in lacag la siiyaa siday arrintaa wax uga qaban lahaayeen. Lacagtaa waxaa loo isticmaalayaa educational projects lagaga hadlayo qabiilka iyo xumaantiisa. |