Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Jubada Hoose: QABIIL WAA QANIIS SOOMAALINA WAA QARAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 12, 2001 - 10:39 am
waxaan rabaa inaan raali ahaado i raahdo intay dhibtay magaca qaniis..waxaanse hubaa inaad ilafahmtay haday ku dhibayso qabiil-kahadal in uu noqday topic qaniis... laakiin lets change our ways of thinking so we can liberate those left behind in the dark....(qabiil waa qaniis) i HOPE YOU AGREE WITH ME BROTHERS... ANSWER TO EVERYONE WHO ASKS ABOUT QABIIL ARE YOU "QANIIS"AND THEY WILL NEVER TALK ABOUT THAT TOPIC AGAIN.

LETS SAY THIS TOGETHER QABIIL WAAAAA QANIIIS YES.

THANKS FOR SAYING THIS AFTER ME NOW YOU ARE OFFICIALLY AGAINST QABIIL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 14, 2001 - 06:43 pm
first I want to thank you for taking the time to write about. THIS TOPIC QABIIL WAA QANIIS. I just wanted to make a point to people who love Qabiil iyo Qurun are wasting their time. Qabiil is not gonna do anything for you. I hate that whenever I meet somalis they are talking about qabiil

I know we all hate QANIIS because of our religion why dont we hate QABIIL, Which costed even more damage.

You can hate QABIIL IYO QURUN BYE SAYING QABIIL WAA QANIIS TO ANYONE WHO IS TALKING TRIBISM

Thank you all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geesiyare

Friday, March 23, 2001 - 02:08 pm
I really want to thank dhamaan inta meeshan codkooda ka dhiibatay.

sidee ayaanu dadkeena ugu sheegnaa in qabyaaladu qaran dumis tahay. waxaan u baahanahay dad mutacalimiin ah oo u sheega ugaasyada, suldaanada, boqorada, isimadda IWM in ay ka gudbaan qabiil shiriska iyo qurunka ayna ku salaeeyaan fikradahooda iyo waxqabadkooda danta soomaali oo idil. Taas ka dibna waxaan u soo gudbay....dowlad isku sheega gobolada soomaaliyeed inay dan soomaalinimo ay wadin
hargayso bari banaadir kismaayo baydhabo dhamaan waxaa jooga dad ka soo qayb galay dagaaladii lagu wayeeleeyay umada laguna burburiyay wadanka kuwaasna waxaan u sheegi lahaa inay ka waantoobaan inay wax ka noqdaan dowlad soomaaliyeedd intay boogihii hore wali bukaan.

mahasanid saxiib

"QABIIL WAA QANIIS"

------------------------------------------------------------------------