    Sade. | Monday, March 12, 2001 - 05:54 pm Sida aan lasocdo mudooyinkaan danbe mareexaanka waxaa heysto jaho wareer siyaasadeed taasoo ay u sababtahay hogaan la'aan.Waxaan layaabanahay waxa kahortaagan ineydoortaan hogaamiye cusub oo u - adeego maslaxada dadkiisa!!!! |
    DIINI | Tuesday, March 13, 2001 - 01:04 am hi sade my brother wz up? SADE SXB WAAN KU SALAAMAY SALAAN KA DIB. SXB WAA OGAHAY ARINTAAD SOO QAADAY LAAKIN WAA CAADI HA KU WAREERIN MAREEXAAN WAXAA XUKUMO UGAASKA IYO OGAYAASHA WAX GARADKA AH SIYAASADA AHAANA WAXAA HOGAAMIYO CUMAR XAAJI MAXAMED(MASAL)IYO KU XIGEENADIISA BARE IYO C\RISAAQ(BIIXI) IYO SHACABKA QURBAHA KU NOOL OO WIXII TALO AH SIIYO |
    KOOSHIN | Tuesday, March 13, 2001 - 11:16 am TO MY brothers from sades crew waxaan idinku darsan lahaa sida aad ogtihiinba mareexaanku waa dad is maqla ee ma aha dad u bahan in lakala qabto sida umadaha kale waayo alle ayaa siiyay haybad ay isku afgartaan ayadoo maamule la yaqaan aan maanta lahayn waa beesha kaliya ee aan dagaal joogta ah ama goos goos ah ka dhicin haday wax iska hor imaadaan wada hadal ayaa markiiba lagu dhameeyaa waayo waa dad is jecel is ixtiraamana walaal maamul badan sida mogdishu ayaa 10 atoore katalin laheeyd hadaan nahay dad isqabqabsi badan intaa waaa ku qanacday ayaan filayaa hear you |
    Sade. | Tuesday, March 13, 2001 - 03:06 pm Diini iyo Kooshin aad ayaad umahadsantihiin. Waa runoo waa ayjirtaa inuu Mareexaanku yahay dad is ixtiraamo aadna u dulmi yar oo fadaqu - waa meeshiisee aanan go'aan loo dhanyaha isugu - raaceynin in ladhibaateeyo dadkale.Cidii kusoo gardarootana aysan mahadin.Arintu siwalbo ha - ahaatee waxaan aaminsahay inuu Mareexaanku ubaahan yahay maamul ayku mideysanyihiin oo aanan ahayn kan Cumar Xaaji Masale.Hadaan dhaliilaha Cumar tan oogu yar soo qaado,waa isagoo aanan mar walbo ku sugneyn gobalada ay beeshu dagantahay.Sida Gedo, Galguduud,iyo Jubada Hoose.Hadabo umad dhan - banaanka malaga maamulikaraa? Mida ugaaska doodi kama taagno oo waa hagaankii dhaqanka.Laakiin tan meesha kamaqani waa hogaankii siyaasadeed ee tolweynaha Mareexaan!!!!! |
    Axmed | Wednesday, March 14, 2001 - 01:23 am Hadday jirto saad sheegteen maxaa cadaabka kadillaaciyey dhulkiinna Gedo. Qabiillo badanbay xabashadu heshiis lagashay mana jiro illaa iyo hadda cid ay Canshuur kaqaaddo oon idinka ahayn. Waxiskufala aabihiin siyaad dhimmay cadaab aakhiro ayuu uhoobtay. Cumar munaafuq meel ha'idingeeyo. Isaragti danbe oon xiiso lahayn. |
    wiil-sade | Wednesday, March 14, 2001 - 02:54 pm sade diini kooshin waan idin salaamay,ahmed anaga qaniis aan qabiil lahayn lama hadalo umana jawaabno,teeda kale maxaa laga roonayaasha na daba digay???sade waalaalkiis waa runtaa oo waan u baahanahay maamul lakiin waa maamulkee waxaan leenahay mamul siyaasadeed lakiin ma lihin midka qaniisyada oo kale ay meelaha la wareegaan,waxaan leenahay generalo diyaar u ah haday xanuunsan yihiin xitaa in mareexan aan wax la yeelin u soo kaaca,,marka walaalkiis waxaan u baahanahay hogaan dhismo oo aan nin iska doorano noo dhisa dhulkeena ama iyo xeebaheena si aan gobolada kale ula mid noqono. waan si wadi doonaa hadii ala idmo lakiin hogaan wax dhisa waa inaan dooranaa lakiin hogaan siyaasadeed waan leenahay iyo mid dagaal labadaba. |
    Sade. | Thursday, March 15, 2001 - 05:24 am Waxaan halkaan kasalaamayaa dhamaan dhalinyarada aanu haase wadaaga nahay ee aynu si'niyedsami leh isula qaadaa dhigno danaha dadkeenna iyo deegaan- keena.Marka horese waxaan kalmed yar oranlahaa Axmed oo si gardaro ah oogusoo xadgubey xaajo - aanan quseyn.Axmedow Naarta iyo Janada gacantaada kumajiraan Allena adiga kaala uu tashanmaayo cida uu cadaabayo iyo cida uu cafinayo.Hadabo hadey - arintu sidaa tahay iska daa aflagaadada iyo ceyda aad kula meereysaneyso umadaha aydaan abtirka wadaagin.Gedo ayaad kusheegtey meel cadaab ah. Sanadkii 1997 ayaan tagey Gobolka balaaran ee Gedo Aniga oo katagey Waqooyiga Ameerica.Hadabo intii aanjooge gobolka marqura maanan arkin qof lagusoo eedeeyey tuugo ama falal burcadnimo.Waxaan safaro oogu kalabaxey qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Gedo iyo tuulooyin yar yar.Haba yaraatee wax amaan xumo ah kuma aanan arag dhamaanbo goobihii aan- booqdey.Wax hub ah oo lala saarnaa ama lagu ilaali nayey gaadiidkii aynu wadaneyna majirin.Hadabo- Axmadow ma'ii sheegi kartaa wax aadamiga ooga - muhiimsan amniga iyo deganaanshaha.Iyadoo aynu og nahay in gobolada qaar dadka lagu dilo kabaha uu sito ama dharka uu xiranyahay. Gedo hawaarto amaan iyo xasilooni.By.Sade. |
    wiil-sade | Thursday, March 15, 2001 - 07:48 pm well said bro sade!!!!! |