We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 13, 2001 - 03:27 am waxaan usoo jeedinayaa dhamaan dhalinyarada beesha sade ee xiisaysa horumarka beesha inay ka qayb qaataan mashruucan.. ma u dhaxaysaa da daada 18-25? diyaar ma u tahay in aad ka qayb qaadato horumarinta beesha? waxaa loo bahan yahay ra yigaaga. xoogaaga. caqligaaga. usoo diyaar garow inaad ka qayb qaadato horumarinta goboladeena. waxba haku reebin fariin halkan wixii rayi ah ood heyso ku soo qor @mail. dhamase@hotmail.com. hasoo hormarin rayiga adiga oon ka noqon membar marka hore waan xiriiri doonaa inta aan figrada lagaa qaadin marka fadlan ila soo xiriir..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 04:27 pm dhamasw@hotmail.com waan kugu raacsanahay fikradadaada anigu waxaan ahay wiil mareexan ah oo doonaya inuu dhulkii aado lana kulamo dhamaan madaxda mareexan una soo jeediyo waxaan fikrad qabo waana kula soo xiriiri doonaa hadaad mareexan dhalad ah tahay hadii kale nice trry.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 09:52 am waa idinku raacsanahay ee xageen wax ka bilownaa mise sheekaad meesha ku haysaa anigu waxaan ahay mareexaan waxaana ku jiraa waxbarasho fikrado badana waan hayaa baal aynu wada xiriirno dhamase
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 08, 2001 - 04:21 am aad ayaan oo gu faraxsanahay in aan arko dhalinyaro kadhiidhinayso siday dadkooda hormar u gaarsiin lahaayeen laakiin waxaan ka cabsanaayaa in aad ciyaar un u imaadeen nimanyahaw aniga horta waxaan joogaa magaalada dhamaso xaqiiqatan hadii aad aragtaan waxqabad xumada ka jirta gobolka waad ka nixi lahaydeen
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 08, 2001 - 08:45 am waani salaamay dhamaantiina waxaana idinku darsan lahaa iska daaya qayaaliga oo aad iskugu sheekaynaysaan sababtoo ah maanta soomaali waxaa ugu liito mareexaan waxaas oo dhanna waxaa sabab u ah badow nimada ina haysa oo mar haddii la qaldo aas aaska wax hagaagayo malahan waxaan ula jeedaa markaynii hore nin ale ninkii aqoon leh oo mareexaan ah amaba cadkiisa goosan kara dibada ayaa loo tuuri jiray oo waxaaba la oran jiray waa doqon, kii markaa ka yimid miyi oo aan aqoon lahayn ayaa umada la oaran jiray maamul,waddankana sidaa ayuu ku rogmay oo,marka hadeertaana kuwii uunbaa wali mareexaan horkacaya,waxay dhashayna waa taas oo waad aragtaan somali meelkasta ay degto caro mareexaan baa u liidato, xagwalba marka walaalayaal waxaad kasheekaynaysaan oo dhan waxaa ka horeeya waa in la helaa dad waaya arag ah oo aqoon leh,layskana ilaawaa nimankan askarta ah. aniga taa ayaan qabaa. waana mahadsan tihiin.
|