We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 13, 2001 - 04:38 pm ARTIISTE MAA TAHAY? MISE IN AAD KAGANAC SATO AAD RABTAA? MAXIISAYSAA ARTIGA? LACAG ADAG IN AAD KASAMAYSO MARABTAA? HADII AY JAWAABAHAADA KULI AMA MIDKAMIDA JAWAABAHAADA AY HAA EHEED HOYGAADA WARKA KALA SOCONLAHAD WAA KANAA.annagana E-mailkaad nagala soo xiriiri kartid waa= {commonwealth49@hotmail.com}
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 13, 2001 - 04:46 pm shiribka, riwaayadaha, gabay, baraanbur, hidiyo dhaqanka madadaalada iyo majaa jilooyinka waa art oo entarnainment ah.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 08:39 am ART IS THE CREATIVE SKILL OF IMAGINATION AND IT'S APPLICATION. ARTIGA WAA XIRFADAADA. commonwealth49@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 15, 2001 - 08:08 am amiin caamir artiistaha aan aqaano waaye, markaan yaraa isagaan maqli jiray. faalo intaas gudubsan mahaayo sababtoo ah in aan hayn barasho gaar u leeyahay artiistahaas.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 22, 2001 - 06:53 am waa idin soo booqanay bal say wax usocdaan inaan aragno. markale ayaan soo laabanaynaa ha dii aad su'aal qabto e-mail keena waa: commonwealth49@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 22, 2001 - 06:56 am muke adigaa argaysid dad garasho uleh,meehaan ay ku soo qoraayaan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 26, 2001 - 05:36 pm majiraan ergo qaabilsan artiska soomalida?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 02, 2001 - 07:20 pm haa way jiraan anagaa kamida. inkastoo cidna taakula dhaqaale nagu caawin,waxaan qarashka nagu kacay bixiya artiistayaasha aan u fududaynay say ku helilahaayeen waxay ubaahan yihiin.
|