Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Banaadir: WAR YAA AHEE REER TOOKIYE (BAAR BAKIIN )
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RASHIID

Tuesday, March 13, 2001 - 05:07 pm
WAXAAN AHAY WIIL DEGANAAN JIREY TOOKIYO INTA U DHAXEYSO CISMAAN GEEDI RAAGE IYO 21 NOVEMBER

DHALINYARADII DEGANAA AAN ISKA HELNO HALKAN AMA DADKII DHIGAN JIREY CISMAAN GEEDI RAAGE 1983/84 ARDAYDII UGU HOREYSEY EE UGA BAXDAY DUGSIGA SARE
ISLA MARKAANA CALI SALAAMEY GURMADKA KU SOO MAREY.

XIRIIR WACAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaboobe

Tuesday, April 03, 2001 - 01:15 am
Rashid
Waad salaaman tahay
Ali bariis, Tansaani, Abdi shoode
ayaa ku saalamayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 04, 2001 - 11:14 pm
to; rashiid

ugu horeyn waan kusalaamay.
ninyahow waxaan in mudo ahba
raadinaayay ardaydii sare c.g.raage
ugu horeysay inay ugasoo baxaan
dugsi sare.
aniga waxaan dhigan jiray 4/8.
waxaana isku galaas ahayn siraad
iyo arday badan oo deganeyd xafada tokiyo.
adiga fasalkee ayaad dhigan jirtay.