Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Shabeelada Dhexe: MAAWEELO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

commonwealth

Wednesday, March 14, 2001 - 08:46 am
maaweelada aa noo haysid meehaan noogu dhaaf.
waa rabnaa in aa na ogaysiiso. gaar ahaan maa weeleeyinka gobolada koofureed.


commonweal49@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUKE

Thursday, March 15, 2001 - 08:14 am
i madadaali daali imaaweeli weeli,

starska majaa jilada aan ixtiraamsanahay waa
ODAY ABDULLE
OWKOOMBO
ALI JAREERE
OWKUUKU
IYO KUWO KALE AAN HADA ILOOBAY MAGACYADOODA KADID MARKAAN MUDO DHEER QURBAHA KU KORAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COMMONWEALTH

Friday, March 16, 2001 - 11:47 am
WAXAAN U RAYNRAYNAYNAA IN AAN MAQALDO MAJAAJILOOYIN NA GA QOSLIYA. SAXIIB NAGA FARXI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Basay

Thursday, March 22, 2001 - 07:16 am
oday cabdule in tuu ku dambeeyay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

???????????

Monday, March 26, 2001 - 05:24 pm
haye ilaqosolwaaye meehaan yaa na maaweelinaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ergedatacliinta

Monday, April 02, 2001 - 07:50 pm
maadaama ergada tacliinta barwaaqo soorka ay hayaan qoraalo qaabilsan maa weela waxay idiin baraysaa erayo iyo micnahooda.erayadaan waxay ku egyihiin maaweelada.

niiko===== cayaaar la nuuxinaayo jirka gaarahaan dabada(gabdhaha).

shirib=====ereyo gaaban oo murti wayn leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BUUFLE

Tuesday, April 03, 2001 - 12:27 pm
waryaada kan barwaaqosooranka iskusheegaayo waa
shaxaari haddana gabdhaheenna maad ussoo dhigatay
dbadooda waa maxayna{jirkooda nuuxnuuxinaayaan..
sida gabdhaha dabadooda}.........................
waryaa meesha looma imaan gabdho dabadooda in aad
ka sheekaysid.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ergedatacliinta.

Thursday, April 05, 2001 - 10:36 am
cayaaraha kale ee soomaalida isku maaweeliso ayaa waxaa ah

sharax.........waxaa laga dheelaa goofka banaadir.
dableydamiin.......... waciyaar caan ka ah somaalida koofureed,raga aa u badan dheeshaan.